xaaladda soomalia

Soomaalida waddankan ku dhaqan

Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods

nasradiin32
Posts: 55
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: from

xaaladda soomalia

Post by nasradiin32 »

dhamaan akhyaarta soomaalida ee forumkan waa salaamantihiin(salaama calaykum) ka dib
waynu wada ognahay xaaladda wadankeenii hooyo ku sugan yahay iyo inuu cadaw gacanta u galay inta badanna forumkan waxaa lagaga hadlaa waxyaabo iska caadi ah oo dadka ay u qoraan as a funn marka maxaynu uga hadli waynay mustaqbalka wadankeena iyo saadaashiisa
dad baa xabashi keensaday oo wadankii ku qabsaday qaar kalana waa ka soo horjedaan ama ha ahaadeen maxaakimtii ama qaar kale oo wadaniyiin ahba
marka su,aashaydu waxay tahay soomaaliya ma sidan baa u dan ah iyo xabashida qabsatay mise in cid walba oo awoodaa la dagaalanto?
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “North America - USA”