Page 1 of 1
Halkani waa Idaacada Afka Somaliga
Posted: Fri Feb 16, 2007 3:16 pm
by Sir-Luggoyo
Waxaa mowjadaha gaagaaban ee dhirarkoodu yahay 19 iyo kuwa dhexe oo dhererku yahay 72 idin kala hadlaya Khadar Wardoon oo idin leh Galab wanaagsan.
Imikana warkii oo fidsan:
Waxaa saaka ka soo degay garoonka dayuuradaha ee magaalada Hargeisa, Sir-Luggoyo Xaaji Diini .......................
War see tihiin qaraabo? Yaa dhintay, yaa dhalay, yaa dhaxay, yaase dhumay oo dhuuntay?
Re: Halkani waa Idaacada Afka Somaliga
Posted: Fri Feb 16, 2007 3:18 pm
by COSTA
WLC BACK MATQANA KU SOO DHAWAAW
Re: Halkani waa Idaacada Afka Somaliga
Posted: Fri Feb 16, 2007 3:26 pm
by Nabeela
Bal so dhaaf mandhow.
Re: Halkani waa Idaacada Afka Somaliga
Posted: Fri Feb 16, 2007 3:29 pm
by fagash_killer
Maalinta isniinta ah ee socota oo bisha February ku beegan tahay 12 ayaa lagu wadaa in ay hawada soo gasho Idaacad cusub oo ku hadli doonta Afka Soomaaliga taasoo ay soo tabinayso Idaacada Codka Mareykanka ee VOA-da
Idaacadaan cusub oo ku hadli doonta Afka Soomaaliga ayaa xarunteedu tahay magaalada Washington ee cariga Mareykanka waana qeyb cusub oo lagu biiriyey Idaacada Codka Mareykanka ee VOA-da Voice Of America....
Re: Halkani waa Idaacada Afka Somaliga
Posted: Fri Feb 16, 2007 3:30 pm
by fagash_killer
edited
Re: Halkani waa Idaacada Afka Somaliga
Posted: Fri Feb 16, 2007 3:33 pm
by Dhaga Bacayl
Welcome home my dear old friend of Lug Jar.
Garoonkana waxaa la yidhaa Cigaal International. Do you have $50 with you for the Visa. Let me see your passport. Where were you born again?
Re: Halkani waa Idaacada Afka Somaliga
Posted: Fri Feb 16, 2007 3:39 pm
by Sir-Luggoyo
COSTA,
Balo ku aragtay, war yaa ku yidhi tubaakaduu cunaa? Jinni kula tag, waa saqiiradii Kismayo ee tubaakada cuni jiray.
Nabz,
Intaan maqnaa yaa ku shukaansaday?
Dhego,
I have the $50 and yes you can see my passport, hold on.............. that picture was taken when I has some hair on my head, and honestly, I was born in Oodweyne
Re: Halkani waa Idaacada Afka Somaliga
Posted: Fri Feb 16, 2007 4:18 pm
by Nabeela
Lug, goormaad noqtay bald?
Re: Halkani waa Idaacada Afka Somaliga
Posted: Fri Feb 16, 2007 4:25 pm
by Sir-Luggoyo
Nabz,
It's not caused by old age (as you obviously know) but I used an expired Shampoo and I am currently in the middle of a law suit. Selsun Blue Vs Sir-Luggoyo
Re: Halkani waa Idaacada Afka Somaliga
Posted: Fri Feb 16, 2007 4:51 pm
by Nabeela
Loooooooooooool@I used an expired Shampoo.
Wax walan baa tahay.
War have a great weekend, and don't do anything I wouldn't do.

Re: Halkani waa Idaacada Afka Somaliga
Posted: Fri Feb 16, 2007 5:25 pm
by DawladSade
[quote="Sir-Luggoyo"] Khadar [/quote]
and he denied the connection

Re: Halkani waa Idaacada Afka Somaliga
Posted: Fri Feb 16, 2007 10:37 pm
by foolxume2005
Sir-lugoyo why you didnt go to Kismayo? mida kale adiga iyo Qaldaamiinta yaa idiin kala turjumaani?