Maamulka Itobianku u dhisay Gobolka Banaadir oo wada Qorshe

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Lacageylacag
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2123
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.

Maamulka Itobianku u dhisay Gobolka Banaadir oo wada Qorshe

Post by Lacageylacag »

Maamulka Gobolka Banaadir oo uu Madaxda ka yahay Cadde Gaabow oo ah keliya Magac u yaal hayeeshee hawlisiisa uu wado Shaaweey ayaa iminka wada Qorsheyaal ay kamid yihiin sidii albaabda la isugu laabi lahaa qaar katirsan Hey’ada Warbaahineed ee Kajira Magaalada Muqdisho.



Arrintani ayaa waxa ay timid kadib Markii ay Tikreega iyo Shaqaalahooda u arkeen in Idaacadda Horn Afrik ay tahay idaacadda keliya ee ugu afka dheer isla markaana si aad ah u falan qeysa xaaladaha dhabta ah ee dalka kajira gaalo haba u shaqeysee.



Dhowr dhacdo oo Idaacadda Horn Afrik ay soo gudbisay isla markaana ay soo raacsiisay cadeymo ah dadweyna ka hadlaya Arrimahaasi ayaa waxaa si aad ah uga cawday Tikreega iyo Shaqaalahooda, waxayna go’aan ku gaareen in ay albaabada u laabaan Idaacadda Horn Afrik si ay ugu noqoto mid idaacadaha kale ee Muqdisho ay ku dayadaan.



Warar kale oo shabakadda Islaamiga ah ee Qaadisiya ay xaqiijisay ayaa sheegaya in haddii ay suurageli weydo in ay Albaabada iskugu dhuftaan ay ku dhaqaaqaan Fal ay Wariyeyaasheeda oo idil ay kaga cararaan taasi oo ah in la takooro Goobaha Tikreega iyo Shaqaalahooda ay shirarka Jaraa’id ku qabanayaan iyo sidoo kale in qaarkood lagu dilo goobahaasi iyadoo lagu andacoonayo in ay duubanayeen waxyaabo aanan loo amrin dilkaasina hadhow laga dhigo mid kudhacay si kam ah durbana ay raalli gelin ka bixiyaan Shaqaalaha Tikreega.



Hadaba arrintaasi ayaa marki ay soo baxday waxaa dhowaan Safar gaaban ku aaday Xarunta laga maamulo Shaqaalaha Tikreega Agaasimaha Guud ee Shirkadda Warbaahinta Horn Afrik Axmed Xaaji Cabdisalaan, wuxuuna kulamo lasoo qaatay hoggaamiyaha Shaqaalaha Tikreega Meles Zenawi taasi oo uu soo dhameeyay Sarkaalka wata Ciidamada Soomaaliya kusoo duulay ee Jen.Gabre Dilla oo isagu geeyay Addis Ababa.



Waxay u muuqaneysaa in Axmed Cabdisalaan uu Balan qaad buuxo ka helay Kaafirka ugu sareeya ee iminka maamula Soomaaliya oo ah Meles Zenawi isagoo tan iyo markii uu kasoo laabtay Addis Ababa ay si caadi ah u wada sheekeystaan isaga iyo Jen.Gabre, waxaana jira warar sheegaya in Gabre uu ku qayilo Gudaha Dhismaha Idaacadda Horn Afrik habeenada qaar.



Si kastaba ha ahaatee waxaa muuqata in aysan iska warheynin guud ahaan dadka u adeega kuffaarta iyagoo mar waliba meelo iska sii fur furaya.
Lacageylacag
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2123
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.

Re: Maamulka Itobianku u dhisay Gobolka Banaadir oo wada Qorshe

Post by Lacageylacag »

gaal waxaa ka xun gaal raac
Lacageylacag
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2123
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.

Re: Maamulka Itobianku u dhisay Gobolka Banaadir oo wada Qorshe

Post by Lacageylacag »

How can Ethiopia build mamul for Banadir??
User avatar
eyes-only
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5652
Joined: Sun Apr 30, 2006 2:30 pm
Location: ** Xamar-Caddey**

Re: Maamulka Itobianku u dhisay Gobolka Banaadir oo wada Qorshe

Post by eyes-only »

They will try everything to close down the free media in Xamar but they won't succeed. Walee shaqaalaha xabashadu xoolo ma dhaamaan.
sadwiil
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 490
Joined: Mon Dec 18, 2006 11:04 pm
Location: Headquarter of Somalinet Patriotic Movement (SPM)

Re: Maamulka Itobianku u dhisay Gobolka Banaadir oo wada Qorshe

Post by sadwiil »

[quote="Lacageylacag"]How can Ethiopia build mamul for Banadir??[/quote]

Because is theirs

Ethiopia owns somalia, tfg is just an excuse a disguise. Did you think caydiid was kidding, ethiopia is going to take advantage of this chance, what makes you think they'll just leave like they were here to help C/Yusuf and his dogs. No, ethiopia is going to stay use the ports and any other resource for free, they will suck our lands dry as if they weren't already and export the goods back to ethio. But remember this is not all somalia is only SOUTHERN SOMALIA. Cuntland and Smellyland won't get touched. So HAWIYE you're phucked, DAROD like MAREXAAN and OGADEN you're phucked, RAHANWEYN...............I don't have to tell you do I..........might as well.....................you're phucked.

The sooner you realise this, the better chance you have resisting against Ethio.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”