Maleeshiyada Puntland, Xabashida iyo bililiqo Suuqa Bakaarah

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Lacageylacag
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2123
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.

Maleeshiyada Puntland, Xabashida iyo bililiqo Suuqa Bakaarah

Post by Lacageylacag »

Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay ilo muhiim ah ayaa sheegaya in la dhameystiray qorshe balaaran oo ay wada diyaariyeen Col.C/laahi Yuusuf iyo Saraakiisha Ciidamada Ethiopia, qorshahaan ayaa noqon doona kii ugu ugu baaxada weynaa oo ay iska kaashadaan Maleeshiyaadka Puntland iyo Ciidamada Xabashida, kuwaasoo bartilmaameedkoodu yahay iney xasuuq, dhac iyo bililiqo ka geystaan Shirkadaha ganacsiga ee waa weyn iyo gooboha kale ee ku yaala suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho maalmaha Fooda nagu soo haysa.

Qorshaha qabashada xamar waxaa ku jiray in magaalada la duqeeyo oo la adeegsado Tangiyo iyo madaafiicda goobta si loo curyaamiyo goobaha dhaqaalaha sida Suuqa weyn ee Bakaaraha wixii ka badbaadana la biliiliqeysto, waxaa soo oggolaaday Meles Zenaawi kadib markii uu latashi la sameeyay qaar ka tirsan Saraakiisha Ciidamada si ay ugu fududaato ciidamada AU-da magaalada si sahla ku galeen todobaadka dambe, waxaana ay filayaan in Maatada la laayo laguna qasbo qax iyo carar. Wararka ayaa sheegaya intii diyaarinta lagu jiray qorshahaan ayaa Col.C/Laahi yuusuf uu khudbad u u jeediyaya saraakiishii ku howlaneyd wuxuuna u sheegay in Suuqa bakaaraha uu yahay isha ay dhaqaalaha ka helaan taageeryasha maxkamadaha iyo sidoo shirkadaha ganacsiga ee waa weyn ay u furan yihiin taageeryasha Maxkamadaha, maxaa yeelay waad dareemi kartaan sida ay u mataaneeyeen falalka argagixiso iyo howlahooda ganacsi, weyna diideen iney taageeraan Dowladeyda, laakiin iyaga ayey u daran tahay, shacabkana waxaa habboon in ciddii wax la wadaagta ay inta goori goor tahay ay waxooda ka qaataan, haddii kale waxaa imaan doonta maalin ay shallaayaan” wuxuuna ugu baaqay Maleeshiyada Beeshiisa iney ka faa'ideystaan xooga Xabashida isla markaasna ay geystaan xasuuq iyo barakicin ka daran kii 90-kii, wuxuu u rajeeyay in howlgalkaasi uu guul ku dhamaan doono isla markaasna riyadiisa ay u meel mari doonto.
Niya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2955
Joined: Sat Jun 02, 2001 7:00 pm
Location: At the end of the tunnel, waiting for the light to come on.

Re: Maleeshiyada Puntland, Xabashida iyo bililiqo Suuqa Bakaarah

Post by Niya »

Dude, give it a rest. Dawlada will restore order!
Lacageylacag
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2123
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.

Re: Maleeshiyada Puntland, Xabashida iyo bililiqo Suuqa Bakaarah

Post by Lacageylacag »

Which dowlad?
Abdullahi Yusif, the Ethiopian poster boy?
Somalia is an occupied country. period.
Niya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2955
Joined: Sat Jun 02, 2001 7:00 pm
Location: At the end of the tunnel, waiting for the light to come on.

Re: Maleeshiyada Puntland, Xabashida iyo bililiqo Suuqa Bakaarah

Post by Niya »

You need dhaqan celis, badmouthing your president and government!!
Lacageylacag
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2123
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.

Re: Maleeshiyada Puntland, Xabashida iyo bililiqo Suuqa Bakaarah

Post by Lacageylacag »

I know occupation and I know freedom.
What is this in between?
Niya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2955
Joined: Sat Jun 02, 2001 7:00 pm
Location: At the end of the tunnel, waiting for the light to come on.

Re: Maleeshiyada Puntland, Xabashida iyo bililiqo Suuqa Bakaarah

Post by Niya »

Restoring peace and order by any means neccessary. The Ethiopians are leaving as soon as the other African Peacekeepers come.
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: Maleeshiyada Puntland, Xabashida iyo bililiqo Suuqa Bakaarah

Post by Samatr »

[quote="Niya"]Restoring peace and order by any means neccessary. The Ethiopians are leaving as soon as the other African Peacekeepers come.[/quote]

Restoring peace kulaha AAAAAARGGGGGH!!!!!!!!!!!!!!!!!! Twisted Evil
Lacageylacag
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2123
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.

Re: Maleeshiyada Puntland, Xabashida iyo bililiqo Suuqa Bakaarah

Post by Lacageylacag »

You are big munafaqad.probably shareeca hater.

You know very well Ethiopians came to destroy perfect peace and now everything is chaos.
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: Maleeshiyada Puntland, Xabashida iyo bililiqo Suuqa Bakaarah

Post by Samatr »

^You guys are idiots too letting dhabayaco divide you and bring Ethiopians into your lands and bring the warlords back.
User avatar
eyes-only
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5652
Joined: Sun Apr 30, 2006 2:30 pm
Location: ** Xamar-Caddey**

Re: Maleeshiyada Puntland, Xabashida iyo bililiqo Suuqa Bakaarah

Post by eyes-only »

Nothing new there. Aflagaado, dhac iyo boob are the least of our problems...we have people getting kidnapped and murdred.....

Anyway things will change Insha'Allah, we have to be patient and kill as many Xabasho and their workers as posible. Death to traitors and their supporters.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”