Page 1 of 1

OGEYSIIS: Banaanbaxyo oo ka dhacaya mag. London

Posted: Tue Feb 20, 2007 8:34 am
by Hiiraan boy
London 20, Feb.07 ( Sh.M.Network) Dadweynaha Degan UK ayaa lagu wargelinaya Mudaharaadyo Balaaran ee looga soo horjeedo Madaxaweynaha dowladda KMG ah Cabdullahi YUSUF, oo ka dhacaya Isbitaalka Cromwell Hospital Maalinta Arbacadda 10ka sunaxnimo 21 February 2007 iyo mid kale oo ka dhacaya Xaafiiska Raesul Wasaaraha Biritan, No.10 Downing Street Horteed maalinta Jimcaha, 23 February 2007.

19 February 2007

London: Jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK ayaa Dadweyenaha Soomaaliyeed ee degan Wadankan Britain la Socodsiinayo iney ka soo qeybgalaan mudahaaraadyo Balaaran oo lagu mideysan yahay oo looga soo horjeedo Abdullahi YUSUF Ahmed ee Wadanka iyo Ummadda Soomaaliyeed Cadowgeedii u gacangeliyey iyo Saxaafadda Xorta ah ee la caburiyey.

Mudaharaadka 1aad
Cromwell Hospital
West Cromwell Road
London SW5

Bisha February 21, 2007
Maalinta Arbacada ah
Saacadda 10 am.

Gaadiidka
Trainka ugu dhow: Earls Court Station ama Kensington High Road
Buses: 74, 70, 328, C1 and C3.

Mudaharaadka 2aad
Cinwaanka Mudahaaraadka
Xaafiiska Raesul Wasaaraha Dalka Britain
10 Downing Street,
London,
SW1A 2AA

Maalinta Jimecaha Ah

Bisha February 2007

Saacadu waa: 2PM - 6PM

Gaadiidka

Trainka ugu dhow
St James park

Buses: 148,

Dhamaan dadweynaha Sharafta iyo Xushmada leh oo wadaniyiinta ah, qadariyana Caqiidadooda ayaa la ogeysiinaya iney ka soo qeybgalaan Mudaharaadyadan.

Wixii Faahfaahin ah kala xiriir

Mohamed Mohamoud Tarsan: 07951171449
Mohamed Huseen Adow: 07949390554
Hassan Elmi Kaarshe: 07944160734

Re: OGEYSIIS: Banaanbaxyo oo ka dhacaya mag. London

Posted: Tue Feb 20, 2007 10:25 am
by foolxume2005
^^ You lying bastard where is the link?