SHARIFF ABDINUUR FATWA: JIHAD AGAINST TFG, ETHIOPIA

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Lacageylacag
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2123
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.

SHARIFF ABDINUUR FATWA: JIHAD AGAINST TFG, ETHIOPIA

Post by Lacageylacag »

Few days ago, a friend of mine who supports TFG because of qabil reasons was lowering status of Sheikh Cumar Faruuq.
He said Shariff Abdinuur is the senior most somali scholar and one of the top seven scholars in the Islamic world.
Now Shariff Abdinuur has given clear fatwa against Ethiopia and the TFG.
__________________________________________________
Caalimka Cilmiga Diinta ee Ummadda Soomaaliyeed Al-Waalid Sheekh Shariif Cabdinuur Shariif Xassan oo ka hadlay xaaladda ka taagan Soomaaliya ayaa fatwooday in lala dagaalamo ciidamada cadowga Itoobiya ee qabsaday Ummadda Soomaaliyeed iyo maleeshiyooyinka kaalmeynaya cadowga.

Shariif Cabdinuur ayaa ugu baaqay Ummadda Soomaaliyeed in ay la dagaalamaan oo aaney u kala harin dagaalka lagula jiro ciidamada cadowga Itoobiya ee qabsaday dalka iyo dadka Soomaaliyeed, isla mar ahaantaasna aan laga daalin dagaalkaas illaa laga xoreynayo dalka.

Sheekha ayaa guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in la taageero dagaalka xaq u dirirka ah ee lagula jiro cadowga qabsaday dalka iyo diinta.

Mar la weydiiyay Sheekha waxa ay diintu ka qabto maleeshiyooyinka Soomaalida ah ee u shaqeeya Itoobiyaanka ayuu Sheekh Shariif Cabdinuur ku jawaabay in lala dagaalamo cid kasta oo la safan cadowga Itoobiya.

Sheekha ayaa ammaanay xoogagga xaq u dirirka ee dagaalka kula jira cadowga Itoobiya, wuxuuna Allaah ka baryay in uu guusha siiyo xoogagga xaq u dirirka.

Fatwada Shariif Cabdinuur ayaa ah mid shakiga ka saareysa qof kasta oo xaq doon ah oo horay mar marsiinyo uga dhiganayay in aanu Shariif Cabdinuur ka hadlin arrinka maanta ka taagan Soomaaliya.

Culumadii wey hadashay, Culumadii wey fatwootay, waxeyna isku raaceen oo ku baaqeen in lala dagaalamo ciidamada cadowga Itoobiya iyo cadow kalkaalka Soomaalida ee la saftay cadowga.

Culumadu waxey ku baaqday in la taageero xoogagga xaq u dirirka ee dagaalka kula jira ciidamada cadowga, illaa laga xoreynayo dalka, leyskana dul kicinayo cadowga qabsaday dalkeena.



Halkan ka dhageyso fatwada Sheekh Shariif Cabdinuur Shariif Xassan (xafidahuLaah) Waxaa xuquuqda maqalka iska leh shabakadda Islaamiga ee Addacwah.com


Aayaha.com
Editor@aayaha.com

http://www.aayaha.com/viewpage.php?articleid=4208
Steeler [Crawler2]
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12405
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Re: SHARIFF ABDINUUR FATWA: JIHAD AGAINST TFG, ETHIOPIA

Post by Steeler [Crawler2] »

Well that should change everything.
Lacageylacag
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2123
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.

Re: SHARIFF ABDINUUR FATWA: JIHAD AGAINST TFG, ETHIOPIA

Post by Lacageylacag »

sheekh shariff AbdiNuur is the top most somali scholar and alot of people will see that this is genuin jihad against kufars and their dabodhilif.
abwaan1
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 375
Joined: Sun Feb 04, 2007 12:10 am

Re: SHARIFF ABDINUUR FATWA: JIHAD AGAINST TFG, ETHIOPIA

Post by abwaan1 »

[quote="Lacageylacag"]sheekh shariff AbdiNuur is the top most somali scholar and alot of people will see that this is genuin jihad against kufars and their dabodhilif.[/quote]

Jihad is not for power grab. What we have in Somalia is a political power struggle. This dude is misusing Islam. He should be sent to Gutanomo bay.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”