Page 1 of 1

New Passport office opens IN Boosaaso(pictures)

Posted: Sat Feb 24, 2007 6:31 pm
by Somaliman%
Boosaaso - Xaflad ballaaran oo loo qabtay Xafiiskan furitaankiisa ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuliyiinta Puntland qaar kood oo ay kami dyihiin wasiir kuxigeenka arimaha gudaha iyo amniga Ibraahim Cartan Ismaaciil, guddoomiyaha gobolka Bari Muuse Geelle Yuusuf, duqa Boosaaso Khadar Xaaji Cabdi mire iyo sidoo kale dhinaca dawladda federaalka uu ka socday agaasimaha waaxda socdaalka dawladda Soomaaliya C/laahi Gaafoow.

C/laahi Gaafoow oo ah agaasimaha waaxda socdaalka dawladda Soomaaliya ayaa sheegay in xafiiskan uu yahay midkii labaad oo laga furo maamul goboleedka Puntland, horayna ay uga soo fureen caasimadda Puntland ee Garoowe.

Mr Gaafoow wuxuu sheegay in baasaboorkan uu yahay nooc casri ah oo loo yaqaan E Passaport oo ah Electronic Passaport oo aan la isku dayi karin in la macmilo.

Agaasimuhu wuxuu sheegay in dawladda federaalku ay qorshaysay in xafiiskan laga furo magaalooyinka waawayn ee dalka Soomaaliya.




http://www.somaliweyn.com/pages/news/Fe ... Feb21.html

Re: New Passport office opens IN Boosaaso(pictures)

Posted: Sat Feb 24, 2007 6:50 pm
by Warya_dude
The only peaceful place in Somalia (w/ sland) Sad

Re: New Passport office opens IN Boosaaso(pictures)

Posted: Sat Feb 24, 2007 6:55 pm
by FAH1223
[quote="Warya_dude"]The only peaceful place in Somalia (w/ sland) Sad[/quote]
Sad