Page 1 of 1

US Marine looking for Osama in the Port city of Las Qoray lo

Posted: Sat Feb 24, 2007 8:04 pm
by Executive
Laughing Laughing Americans are crazy, They are asking the local people if they know Osama bin Laden


http://www.widhwidh.com/html/modules.ph ... e&sid=6751


(Sanaag}24.02-07
Ilo wared lagu kalsoonaan karo ayaa xaqiijiyey in Dadka ku dhaqan Gobolka Sanaag ay ku baraarugeen Maanta Maraakiib dagaalka Mareykanka oo si aad ugu soo dhawaaday xeebta gobolkaas gaar ahaan tan Degmada Laas Qoray.

Ciidamada Marines-ka Maraykanka ayaa baaritaan ku sameeyey kalluumaysatada deegaanka ee isticmaasha doonyaha yaryar waxana ay weydiiyeen su'aalo la Xidhiidha aqoonta ay u leeyihiin Al-qaacida, Maxaakiimtii iyo ururrada la midka ah, waxana ay sidoo kale dadkaas weydiiyeen oo ay tuseen Sawirada Osama Bin Laden, Ayman Zawahiri iyo xubnaha kale ee lagu raad joogo.

Kalluumaysatada deegaanka ayaa sheegay in baaritaanka Maraykanku uu caqabad ku noqday shaqo maal meedkoodii caadiga ahaa inkata oo ay sheegeen in marka ay su'aalaha la weydiinayo ay ciidankaasi dhammaystaan ay isaga tagaan iyaga oo aan waxyeello u geysan

Si kastaba waxaa maalmahan si aad ah xeebaha Somaliya looga dareemaa hawlgalo ay sameeyaan Maraakibta Mareykanka gaar ahaan kuwa la dagaalanka Argagaxisada , waxaana ay dad badan aaminsanyihiin in ay baadi gobo ugu jiraan rag ka tirsanaa Maxaakimta oo ku baxsan kara dhinaca Bada Cas

Widhwidh Online News Desk...Media Center

Re: US Marine looking for Osama in the Port city of Las Qoray lo

Posted: Sat Feb 24, 2007 8:10 pm
by Advocatar
looooooooooooooooooool, they lying, they want to exploit the land for oil.

Re: US Marine looking for Osama in the Port city of Las Qoray lo

Posted: Sat Feb 24, 2007 8:15 pm
by Executive
Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: US Marine looking for Osama in the Port city of Las Qoray lo

Posted: Sat Feb 24, 2007 9:28 pm
by kambuli
Marmarsiiyaa Muska II Galay... Sad