Saddam Amaanle and Hantii do not exist like "Majeerteeney". It is a false confederation. Can you imagine how they came to be after GAALGALE was done like this with no problem in modern times??
[quote]1960-yadii beel yar oo ku dhex noolayd Abgaal oo magaceedu ahaa Galgalo ayaa loogu waqlalay Nuux Maxamuud Sulaymaan, waxaana loogu abtiriyey haybta Majeerteen. Nin beesha Galgalo u dhashay ayaa ka haajiray degmada Geeddi Xayr, wuxuu degay Garowe, muddo markuu ku noolaa degaankaas, wuxuu doonay oo u gogol fariistay gabadh Majeerteen ah, si dadban ayaa loogu diiday waxaana lagu yiri “boowe magaca Nuux Maxamuud Sulaymaan ha ku deeqoâ€. Ninkii ayaa fahmay abtirsigii loo laqimay inuu ahaa afka baarkiisa aan markii horeba uurka jirin, dabadeed markuu ku hungoobay hiyi-raacii haybta Majeerteen oo yaqiinsaday inuu ku tolan yahay Abgaal, wuxuu ku shirbay “Habaar-qabaa i hoojiyee ninkii i hayn jirow i hooâ€. Sidaas oo kale dadaalkii MSBarre oo dhicisoobay wuxuu la mid noqday Tacab-Shiidle, waayo qofka xuquuqda ka maqan yaqaan ayaa loo doodi karaa.[/quote]
http://www.midgaan.com/buug_hadimadiigumaysiga.htm