Somali PM Ali Geedi's In Law KILLED

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Somali PM Ali Geedi's In Law KILLED

Post by AbdiWahab252 »

Seediga Prof. Geedi oo Muqdisho lagu dilay.

Muqdisho, Talaado 27 February 2007 Simba Radio

Yuusuf Max'ed Dhicisoow oo seedi la ahaa Ra'iisul-wsaaraha Dowlada Federaalka Somalia Cali Max'ed Geedi ayaa duhurnimadii maanta kooxo hubeysan ku dileen isagoo maraya agagaarka shirkada isgaarsiinta Nationlink ee magaalada Muqdisho.

Ninkaan oo la sheegay inuu qabay gabar ka yar Ra'iiusul-wasaare Geedi ayaa la sheegay inuu watay gaari SURF isla markaana ay koox wadatay gaari yar rasaas ooda kaga qaadeen.

Goobjooge ku sugnaa agagaarka halka uu falka dilka ah ka dhacayay ayaa sheegay in raga dilka geysteen ay Marxuumka markii ay rasaasta ku fureen u tageen meedkiisa oo ay hubsadeen inuu dhintay.

Meydka Marxuumka ayaa markii uu saacad ku dhawaad yaalay halka lagu dilay la sheegay in la qaaday.

Ilaa hada lama sheegi karo sababaha rasmiga ah oo lagu dilay ninkaasi seediga la ahaa Ra'iisul-wasaare Geedi.

Maalmihii ugu dambeeyay ayaa Muqdisho waxaa ka dhacayay falal dil ah oo abaabulan.

Simba Media Center, Muqdisho Somalia
Email: simba@simbanews.com
Lacageylacag
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2123
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.

Re: Somali PM Ali Geedi's In Law KILLED

Post by Lacageylacag »

Ina Lillah wa ina Illahi Rajicuun.

People are being killed like chicken in Xamar.
We need the UIC immidiately.
User avatar
eyes-only
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5652
Joined: Sun Apr 30, 2006 2:30 pm
Location: ** Xamar-Caddey**

Re: Somali PM Ali Geedi's In Law KILLED

Post by eyes-only »

Sad
User avatar
Karbaash_killa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
Location: Wisil, Galmudug State of Somalia

Re: Somali PM Ali Geedi's In Law KILLED

Post by Karbaash_killa »

Shocked Confused
abwaan1
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 375
Joined: Sun Feb 04, 2007 12:10 am

Re: Somali PM Ali Geedi's In Law KILLED

Post by abwaan1 »

Ina Lillah wa ina Illahi Rajicuun.

The savage cults UIC, are now a full time terrorist.
Sad Sad Sad
User avatar
STREET_SWEEPERR
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5738
Joined: Thu Feb 08, 2007 2:53 pm
Location: Downing street

Re: Somali PM Ali Geedi's In Law KILLED

Post by STREET_SWEEPERR »

drive bys in xaamar

gangsta
User avatar
Karbaash_killa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
Location: Wisil, Galmudug State of Somalia

Re: Somali PM Ali Geedi's In Law KILLED

Post by Karbaash_killa »

Somalia are beggin for UIC to come back now that its slipping into occupation!! Laughing

Waxaa la shaqeenayo gaalado oo dhan madaxa ha laga wada jaro! (Not reffering to this dead man)
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”