Maleeshiyaad weerar ku qaadey Xabsiga dhexe ee Magaalada Garoowe
Posted to the Web Feb 28, 16:18
Garoowe:-Meleeshiyaad hubaysan ayaa maanta weerar ku soo qaadey Xabisga Magaalada Garoowe iyagoo raba inay kala baxaan 2 ka tirsan Maleeshiyaadka weerarka soo qaadey.
Maleeshiyaadkaan ayaa u jeedada weerarkooda waxaa uu ahaa inay Xabsiga kala baxaan labo dhalin yaro ah oo Maxkamada Darajada Koowaad ee Garoowe ay ku riday xukun dil ah ka dib markii ay dileen Askari ka tirsanaa Ciidanka Darawiishta ee Puntlland.
Is rasaasayntaan ayaa la sheegay in hal qof uu ku geeriyooday qaar kalanaa ay ku dhaawacmeen inkasta oo aan lahayn ilaa hadda tiro rasmi ah.
Kooxihii weerarka soo qaadey ayaa waxaa u suurta gashay inay xabsiga kala baxaan eedaysanayaashii ka dib markii ay i taal roonaadeen ilaaladii Xabsiga joogtey.
Ciidamada Daraawiishata ee Puntlland ayaa lagu soo waramayaa inay ka wadaan dhaqdhaqaaq ciidan iyagoo bilaabay inay xiraan wadooyinka soo gala Xabsiga dhexe ee Magaalada Garoowe.
Ma aha markii ugu horaysay ee shaqaaqada noocaan ah ay ka dhacdo xabsiga dhexe ee Garoowe,iyadoo hadda ka hor ay Maleeshiyo-beeleed ay xoog ku galeen gudaha xabsiga ka dibna ay dil fool xun ugu gaysteen 2 askari oo ka tirsanaa Ciidanka draawiisha oo dil ku xukunaa.
Odeyaasha dhaqanka Magaalada Garoowe ayaa bilaabay inay dajiyaan xaalada iyagoo odayaasha iyo Culumada Magaalada Garoowe ay horay ugu guulaysteen inay qaboojiyaan arimo noocaan oo kale ah oo horay uga dhacay Magaalada.
Halgan.net
Abshir Ali
Garoowe
Cidanka Puntland got knock out in puntland their own house..
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
Re: Cidanka Puntland got knock out in puntland their own house..
This is shame.. and what is comin to my MJ.. Friends will be History...
Last time u Fled like a Girl to Utanga..
But this time.. we will fellow u..
Last time u Fled like a Girl to Utanga..
But this time.. we will fellow u..
Re: Cidanka Puntland got knock out in puntland their own house..
I'd like to see you figure out how to operate the vehicle with which to follow us to Utanga. Incidentally, Utanga is in the opposite direction to where the majority of Majeerteen reside. So, er, happy goose chase, Transporter. How apt a name.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 422 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 722 Views
-
Last post by Burco Boss
-
- 1 Replies
- 803 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 8 Replies
- 1017 Views
-
Last post by Transformer
-
- 2 Replies
- 508 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 8 Replies
- 1020 Views
-
Last post by Osman-NZ
-
- 0 Replies
- 932 Views
-
Last post by TarTar
-
- 0 Replies
- 1247 Views
-
Last post by abfaa634