Annagoo ah waxgaradka iyo aqoonyahannada Mudulood ee ku nool Waqooyiga Amerika iyo Qaaradda Yurub, waxaan cambareyn kulul u soo jeedineynaa dowladda Ethiopia oo cidamadeedu u soo galeen si xeerka caalamiga ah ka baxsan dalka Soomaaliya kuna amartay si Bani'aadanninimada ka fog in ay xasuuq u geystaan maatida iyo guud ahaanba shacbaka Soomaaliyed iyagoo adeegsanaya hoobiyayaal iyo madaafiicda culculus taasoo loola jeedo in barakac, ciribtir iyo burbur loogu geysto dadka iyo dalka Soomaaliyeed.
Sidoo kale waxaa nasiib darro ah in Madaxda DKMG laga waayay dareen iyo u damqasho ku aadan badbaadinta dadweynaha Soomaaliyeed iyagoo waliba sheeganaya in ay dalka iyo dadka mas'uul ka yihiin kuna mashquulay is qabqabsi dhexdooda ah iyo abaabul shirar beeloodyo ma dhalays ah si ay ummadda u kala geeyaan, gaar ahaan beesha Muddulood.
Waxaa xusid mudan in shaqsiyaad dabadhilif ah oo huwan magaca dowlad ku sheegga iyo kuwo kaloo iyaga u adeega ay beryahan hurinayaan falal colaadeed iyo iska horimaad dadweynaha walalaha ah ee Muqdisho ku wada nool, iyagoo ujeedadoodu tahay in ay carqaladeeyaan nabad ku wada noolaanshaha shacbaka dhexdiisa ah, waxayna u adeegayaan danaha iyo siyaasadda cadawga Somaaliyeed taasoo macnaheedu yahay " QAYBI OO
XUKUN".
Haddaba waxaan Ummadda Soomaaliyeed ugu baaqeynaa in ay taageeraan hiil iyo hooba naftoodhurayaasha u istaagay iska caabbinta cadowga dalkooda qabsaday iyo inay adkeeyaan MIDNIMADOODA meelna uga soo wada jeestaan iyagoo iskuduuban difaaca diintooda iyo dalkooda hooyo si ay dib ugu hantaan xorriyadoodii iyo madaxbannaanidoodii ay curiyeen halyeeyadii gobanimadoonka Somaaliyeed ahaa, halhayskooduna uu ahaado
" Soomaaliyaan u dagaallamaynaa, kufriga soo degay diida leennahay".
sida laga haayo Abwaan Sheikh Axmed Gabyoow (Wacdiyoow). Gaar ahaan beesha Muddulood ee aan ka dhalannay ee tashwiishka gaarka ah lagu furay waxaan ugu baaqaynaa inay ka digtoonaadaan dibindaabooyinka lagula damacsan yahay shirarka socda, magac kasta ha lagu sheegee, oo ay wadaan xubno ka tirsan dawlad ku sheegga xasuuqa u horseedeysa ummadda.
Waxaan Dowladda Ethiopia ugu baaqeynaa in ay ciidamadooda dhulka Soomaliyeed kala baxaan iyadoo la tiixraacayo lana dhowrayo Axdiga Qaramada Midoobay, kan Midowga Afrika iyo Go'aammada Golaha Ammaanka ee Q.M 1725 (2006).
Ugu dambeyntii waxaan TACSIYO murugo leh u direynaa dhammaan dadkii ku geeriyooday madaafiicdii ay soo tuureen ciidamada Ethiopia ee ku sugan mgaalada Muqdisho, waxaan Ilaah uga baryeynaa in uu naxariisti janno ka waraabiyo, sidoo kale waxaan Ilaah uga baryeynaa in uu caafimaad degdeg ah siiyo dadka ay dhaawacyadu ka soo gaareen xasuuqyadaas.
Saxiixayaasha:
Inj. Cali Maxamed Cumar (Madaxey) USA
Inj. Abdulqadir Mohamed Abdulle(Madaxey) EUROPE
Dr. Xasan Maxamed Sabriye USA
Dr. Axmed Maxamed Maxamuud Warsheikh EUROPE
Prof.Hassan Maxamed Cumar Okiyo EUROPE
Dr. Cabdulqadir Yalahow Hiraabe USA
Dr. Cabdiraxman M Axmed (Yare) USA
Dr. Abuukar Maxamed (Cadaani). EUROPE
Ahmed Maxamed (Sh. Axmed) EUROPE
Cabdi Cali Faroole USA
Islaw Cali Abdulqadir A. Fiqi (Cali Shombe) USA
Dr. Cisman M Axmed (Dhagacadde) USA
Marwo Faaduma Maxamed Nuur EUROPE
Inj. Cabdulqaadir Yuusuf Guuleed EUROPE
Ibraahim Hasan Axmed Qalinle EUROPE
Dauud Sheikh Axmed garguduud EUROPE
Hassan Islaaw Axmed EUROPE
Cabdisalaam Cumar Maxamuud Odadile EUROPE
Dr. Maxamed Cabdulahi Gabayre. USA
Dr Mire Ali Siyad USA
Amed Ali Ulussow(DHagadheere) USA
Macallin Ahmed M. Halane USA
Abdi Aziz Ahmed Mahdi USA
Liibaan Abukar A. Maalin USA
Mohamed Yusuf Afrah CANADA
Muhuddiin Abdulqadir A. Fiqi USA
Prof. Mukhtar Abdi Alas USA
Abdi Mohamed Sabrie USA
Abdi Ahmed Ali (Ulaas) CANADA
Yoonis Abukar Yabarow USA
Abdi Macallin Eybakar EUROPE
Inj. Cabdurahmaan Osman Turyare USA
Sh. Ibrahim Ahmed Mohamed EUROPE
Muhumad Hassan Toxow EUROPE
Dahir Hassan Mohamud EUROPE
Dr. Xasan Maxamed Cali CANADA
C/qaadir Axmedyare Culusow USA
G/le Sare Cabdulahi Cali Macow USA
Mox'ed Cosmaan Mox'ed Siyaad. USA
Dr Comar Gacal USA
Eng Mox'ed Guleed Fiidow USA
Abuukar Yaxye Saney USA
Khaalid C/llahi Cali USA
Gargaar C/llahi Cali USA
Xarbi Mox'ed Xasan Mudey USA
Mox'ed Cabdullahi Gabayre USA
Axmed Xasan Wiif USA
Eng Luul Shekh Cabdi USA
Aweys Moxed Macallin Moxamoud USA
Cabdi Mox'ed Sabriye USA
Liibaan Mox'ed Xasan Geedi USA
Cabdisalaan Cabdullahi Gabayre USA
Xayle Cali Wardheere USA
C/qaadir Muuse Xasan USA
C/qaadir Cosmaan Raage USA
Drs Idil Mox'ed Cali Nuur USA
Cabdisamad Cagey USA
Fozi Barre Caamir USA
Cosmaan Comar Xuseen USA
Yaasiin Mox'ed Cabdi USA
Yaasiin Cosmaan Mox'ed USA
C/qaadir Mox'oud Mox'ed USA
Axmed Cali Jimcaale USA
Dr Axmed Cali "Mire" USA
Drs Seynab Axmed Cali USA
Drs Sahra Axmed Cali EUROPE
Eng Maslax Axmed Cali USA
Fuaad Cali C/maan USA
Bashiir Mire Cali USA
Xuseen Weheliye USA
Comar Mox'oud Xalane USA
Liibaan Axmed Cali USA
Mox'ed Axmed Cali USA
Zakariye Mox'ed Cali USA
Jaylaani Shekh Cali USA
Seynab Shekh Cali EUROPE
Nasra Axmed Cali EUROPE
Axmed Macallin Idaajaa USA
Drs. Saynab Maxamed Xasan USA
Axmed Cabdulahi Gacal USA
Cabdi Warsame Maxamud CANADA
Sh. maxamud Warsame Maxamed CANADA
Cabdulahi Maxamed Cali(Shutale) USA
Maxamed Cali Geedi USA.
(Baaq)Waxgaradka iyo aqoonyahannada Beelwaynta Muddulood
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
- Somaliweyn
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3604
- Joined: Thu Apr 01, 2004 7:00 pm
- Location: The (Re-)Birth of the Somali Republic
Re: (Baaq)Waxgaradka iyo aqoonyahannada Beelwaynta Muddulood
For every name on this list....there is another Mudulood in Somalia or also abroad who is a traitor or tigre prostitute.
Mudulood must decimate these traitors and tigre prostitutes...only then can we move on from talks to actions.
But this is a good start.
Mudulood must decimate these traitors and tigre prostitutes...only then can we move on from talks to actions.
But this is a good start.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1231
- Joined: Wed Jul 23, 2003 7:00 pm
- Location: Waryaa Revolution
Re: (Baaq)Waxgaradka iyo aqoonyahannada Beelwaynta Muddulood
A list of proud patriotic Hawiyes fighting for honor, country and future of their children.
Long live Hawiye
Long live intelligent Mudulloods!
Long live Hawiye
Long live intelligent Mudulloods!
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3722
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
- Location: Dabkeenaa bakhtiya roobna waa ina dul joogaaye
Re: (Baaq)Waxgaradka iyo aqoonyahannada Beelwaynta Muddulood
Abgaal write: Muxudiin
Isnt the name Muxyadiin?
Isnt the name Muxyadiin?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 542 Views
-
Last post by Camel_herder
-
- 10 Replies
- 1042 Views
-
Last post by yawle
-
- 61 Replies
- 6462 Views
-
Last post by muftaax
-
- 0 Replies
- 459 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 0 Replies
- 267 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 317 Views
-
Last post by CoolPoisons