Kismaayo: Dawladda Federaalka oo si buuxda u qalabaysay ciidan tabobar ugu soo xirmay xerada Luglow.
3. Mar 2007
Kismaayo(AllPuntland)- Dawladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta hub iyo dirays u qaybisay ciidan tabobar in muddo ah uga soconayay xerada Luglow ee ku taalla gobolka Jubbada hoose.
Ciidamadan oo dhowr boqol oo askari gaaraya ayaa waxaa hubka iyo dirayska ku wareejiyay saraakiisha sar sare ee ciidanka dawladda federaalka Soomaaliya.
Col: Cabdi Mahdi C/salaan oo ah abbaan duulaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa sheegay in qorsha tabobarka ciidamada wajigiisii koowaad ay ku guulaysteen.
Col: Mahdi wuxuu sheegay in wixii baahi ahaa ee ciidanku u baahnaa sida hubka , dhirayska iyo adeegga kale ee ciidan si rasmi ah ciidankaasi loogu wareejiyay .
Taliyaha guutada saddexaad ee ciidamada federaalka Ismaaciil Khaliif Shire ayaa sheegay in ciidamadan aysan horay u haysan wax hub ah .
Ciidamadan tabobarku usoo xirmay ee maanta la qalabeeyay ayaa waxaa loo kala diri doonaa gobollada dalka qaarkood , halkaasi oo hawl gallo ammaan ay ka fulin doonaan.
Ciidamadan tabobarku soo xirmay ayaa warar madax bannaan sheegayaan inay qayb ka yihiin ciidamada sugaya ammaanka caasimadda dalka Soomaaliya.
CCC Farayaamo
AllPuntland
KISMAYO: TFG TROOPS COMPLETE TRAINING
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- fagash_killer
- SomaliNet Super

- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
- Karbaash_killa
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3672
- Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
- Location: Wisil, Galmudug State of Somalia
Re: KISMAYO: TFG TROOPS COMPLETE TRAINING
Does this mean.. the forren intervention will be over?? if so ...Nabad wee soo dowdahay... waxaan hada la abaabulayo biri adeeryashood aya kala dirayo .. ileen meeshan qolo qolo ayaa loo kala baxaa 
- COSTA
- SomaliNet Super

- Posts: 13754
- Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
- Location: (Sapo)= Min arbetsgivare
Re: KISMAYO: TFG TROOPS COMPLETE TRAINING
Most of these guys are Mareexaan. and they only care about Kismaayo dont worry they will not be in Mogadishu 
- fagash_killer
- SomaliNet Super

- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
Re: KISMAYO: TFG TROOPS COMPLETE TRAINING
Ciidamada Ethiopian-ka oo hub u qeybiyay ciidamadii tababarka loogu soo gaba gabeeyay xerada Lugloow.
Kismaayo, Sabti, March 3, 2007 Simba Radio
Ciidamada Ethiopian-ka ee ku sugan magaalada Kismaayo ee gobalka Jubbada Hoose ayaa maanta hub iyo saanad Military u qeybiyay ciidamadii dhawaan tababarka loogu soo gaba gabeeyay xerada Lugloow.
Xaflad maanta lagu gudoonsiinayay hubka ciidamada Dowlada Federaalka loo tababaray ayaa waxa ay ka dhacday gudaha Xerada Lugloow.
Taliyaha guutada 3aad ee ciidamada Jubbooyinka Ismaaciil Khaliif Shire ayaa Idaacada Simba u sheegay in hubkaasi loo qeybiyay qaar ka tirsnaa ciidamadii tababarka kusoo dhameystay xerada Lugloow ee aan hubka heysan.
Jeneraal Cabdi Mahdi Cabdisalaan ayaa Idaacada Simba u sheegay in maanta ciidamada hubka la gudoonsiiyay ay aad ugu mahadceliyeen ciidamada Ethiopian-ka maadama ay heysatay hub la'aan.
Sarakiisha ciidamada Ethiopian-ka ayaa sheegay in tababarka ay siinayaan ciidamada loo tababarayo Dowlada ay tahay inay Dowlada hesho ciidamo aad u tababar oo difaaca dalkooda.
Si kastaba ha ahaatee, Tababarka loo dhameystiray ciidamada loo tababarayay Dowlada Federaalka ayaa waxaa kaalin weyn ka qaatay Saraakiisha Ethiopian-ka ee ku sugan gobolka Jubbada Hoose.
Simba Media Center, Muqdisho Somalia
Email: simba@simbanews.com

fagash_killer
your a clown and an embarasment to the samaron nation.
your a clown and an embarasment to the samaron nation.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 328 Views
-
Last post by Real_1
-
- 0 Replies
- 496 Views
-
Last post by SomaliDefenceCouncil
-
- 12 Replies
- 2662 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 1 Replies
- 628 Views
-
Last post by AbdiCushite
-
- 7 Replies
- 1048 Views
-
Last post by Turbulence
-
- 36 Replies
- 3269 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 36 Replies
- 635 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 0 Replies
- 514 Views
-
Last post by Xaljecel
-
- 6 Replies
- 751 Views
-
Last post by senoritaa