Khilaaf between M.Dheere & Salaad Cali Jeele

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Khilaaf between M.Dheere & Salaad Cali Jeele

Post by Hiiraan boy »

Kadib Markii la soo dhisay Maamulka Cusub ee G/Sh/Dhexe ayaa waxaa soo shaac baxay khilaaf u dhaxeeyay Gudoomiyaha G/Sh/Dhexe iyo Wasiir ku xigeenka Gaashandhigga ee Dowlada Imbagathi, iyadoo Khilaafkaasi uu gaaray heerkii ugu xumaan mudooyinkaan dambe...Maxamed Dheere ayaa aaminsan in magacaabista Gobolka ee Porf.Geedi inuu ka dambeeyo Mr. Salaad Cali Jeele oo horey kuxigeenkiisa ahaa, Wararka ayaa sheegaya Sida ay xaqiijinayaan dad ku dhow dhow Labadaas Nin in hanjabaado ay qadka Taleefanka & Warbaahinta ay iska weedaarsadeen.

wararka ayaa intaasi raacinaya in Gudoomiyaha cusub ee gobolka uu jufo ahaan ay isku dhow yihiin Mr. Jeele taasina ay ka degi weysay Mr. Maxamed Dheere oo ku hanjabay inuu ku sii sugnaan doono magaalada Muqdisho talaabana ka qaadi DooNo Wasiir kuxigeenka.
DEMOLITION MAN
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 918
Joined: Sat Jan 22, 2005 3:20 pm
Location: Jowhar city X TNG HQ

Re: Khilaaf between M.Dheere & Salaad Cali Jeele

Post by DEMOLITION MAN »

is Salad C/jele HARTI aBGAL dude?
all i know is that Mohamed Dheere is one Crazy motherfuccka, the guy said C/aahi Yusuf salaada buu iga jabshaa waayo beer naag aa ugu jiro LMAO
User avatar
Advocatar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9940
Joined: Sat Sep 09, 2006 9:35 pm
Location: Chilling In SANAAG, Makhiir State Of SOMALI, enjoying TUNA fish

Re: Khilaaf between M.Dheere & Salaad Cali Jeele

Post by Advocatar »

demo man, that's not mahamed dheere.................it's another abgaal guy, I forget his name. Laughing

mahamed dheere is the one who said, ina yey stole my pillow and the bed covers... Laughing
DEMOLITION MAN
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 918
Joined: Sat Jan 22, 2005 3:20 pm
Location: Jowhar city X TNG HQ

Re: Khilaaf between M.Dheere & Salaad Cali Jeele

Post by DEMOLITION MAN »

^^

lol

tell me about it man, i dont fallow these politic stuff mostly
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”