Max’ed Dheere ayaa tilmaamay in maamulkii uu magacaabay Cali Geeddi aysan ula imaan wax dukumenti ah oo caddeynaya magacaabista Ra’isul Wasaare Cali Max’ed Geedi, isla markaana ay iyaga gacanta ku sii haynayaan gobalka Sh/dhexe.
Max’ed Dheere oo ahaa Guddoomiyihii Siyaasadda Gobalka Sh/dhexe ayaa waxa uu sheegay in uusan aqoonsaneyn maamulkii uu dhawaan ku dhawaaqay Ra’isul Wasaare Cali Max’ed Geedi ee gobalka Sh/dhexe.Max’ed Dheere waxa uu sheegay in ciidamo isaga daacad u ah ay haatan gacanta ku hayaan Magaalada Jowhar, kuwaas oo uu sheegay in ay sugayaan ammaanka gobalkaasi.
Maamulkii uu magacaabay Cali Max’ed Geedi ee gobalka Sh/dhexe ayaa markii ay tageen Magaalada Jowhar oo ay damceen in halkaasi ka sii wadaan hawlahooda ayaa waxaa dhacday in ciidamo daacad u ah Max’ed Dheere ay halkaasi ka soo saaraan kuna amreen inay dib ugu laabtaan Magaalada Muqdisho.Maamuladii ay Dowladdu u magacowday gobalada ayaa dhamaantood waxaa ka hor yimid Bulshada iyo Beelah halkaasi dega.
Warlord Takes Over Jowhar From the useless TFG...
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Karbaash_killa
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3672
- Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
- Location: Wisil, Galmudug State of Somalia
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 447 Views
-
Last post by SupEr_LaDy
-
- 82 Replies
- 2126 Views
-
Last post by Shirib
-
- 7 Replies
- 440 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 12 Replies
- 2732 Views
-
Last post by sahal80
-
- 13 Replies
- 3463 Views
-
Last post by The Magnificent
-
- 4 Replies
- 853 Views
-
Last post by COSTA
-
- 50 Replies
- 5991 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 31 Replies
- 2053 Views
-
Last post by kambuli
-
- 14 Replies
- 1041 Views
-
Last post by Du$ty