(Baaq)Beesha Dhulbahante no support maamulka Gobolka J/Hoose
Posted: Mon Mar 05, 2007 11:17 am
Baaq Ay Soo Saareen Isimadda Iyo Waxgaradka Beelaha Dega (waamo) jubooyinka ..
Warkii 05-Mar-2007 iyo Qormadii: yaasiin faytin
Nuqul kamida Baaq ay soo saareen waxgaradka iyo isimo kasoo jeeda qaar ka tirsan beelaha dega waamo ayaa soo gaaray saxaafada , waxuuna qornaa sidan: Sida laga warqabo Dawlada Federalka ayaa u magacowday maamuku sheeg Gobolka J/Hoose kaasoo ku qotoma eex iyo cadaalad daro baahsan oo beelaha dhexdooda ah sida ka muuqata maamulka beesha Harti .
Waxaa la magacaabay 17 qof 15 waa Majeerteen sidaa darteed Beesha siciid harti kuma qancin lana shaqaynmayso maamulka dulmiga ku dhisan ee Jifi hoosaadka Mareeteen loo qaybiyay.
Hadaba waxay Beesha siciid Harti ku wargelinaysaa Cabdilaahi Yuusuf in ay kalsoonida kala noqdeen wax taagaaro ahna aanay siin doonin dowlad beeleedka .
Waxay Beeshu ummada Soomaaliyeed ugu baaqaysaa in si wadajirah looga hortago beel ciidan shisheeye u soo kaxaysata Ummadda Soomaaliyeed.,sidoo kale waxaa gaf ah in umad masiirkeed lagu ciyaaro oo loo sameeyo suldaan gacan ku rimis ah oo ay ku caana shubteen beesha majeerteen iyagoo leh waxaanu u dooraynay beesha siciid harti (dhul-bahante) taas oo ah wax lalayaabo in nin beel ka dhashay ay beel kale tidhaahdo anaga ayaa idiin doonayna waana sharaf dhacweyn oo aan loo dulqaadan karin marnaba ninkaas oo lagu magacsaabo cabdi xaydh.
Guurtida Dhaqanka iyo waxgardka Beesha ee ku dhaqan Jubbada Hoose oo saaray baaqan .
Ugaas Maxamuud Ugaas Xuseen Baqow
Suldaan Cabdi Cismaan Barre
Nabadoon Cali Cabdi Dhimbil
Nabadoon Cabdi Cali Kaafi yare
Nabadoon Salaad Buraale Yacquub
Nabadoon Jaamac Nuur Cade
Nabadoon Cabdi Cilmi
Nabadoon Aadan Barre Guure
Nabadoon Jaamc Ducaale Abokor
Nabadoon Ismaaciil Blle Guure
Khaliif Jaamc Cawad
Nabadoon Daahir Cabdulaahi Muuse
Nabadoon Ismaaciil Finiin
Aadan Axmed Yuusuf
Cabdulaahi Faarax Soodaan
c/risaaq xaji maxamuud ibraahin
Wabilaahi Towfiiq
Kala xiriir waxii faah-faahin ah
TEL:2521-5561944
abdirazk@hotmail.com
yaasiin maxamed cali (faytin)