“Waxaan odhan karaa Rayaale geesinimadiisa waxa ugu dambaysa
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Enemy_Of_Mad_Mullah
- SomaliNet Super
- Posts: 20796
- Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
- Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya
“Waxaan odhan karaa Rayaale geesinimadiisa waxa ugu dambaysa
“Waxaan odhan karaa Rayaale geesinimadiisa waxa ugu dambaysay tii uu ka muujinayey Laascaanood†Axmed-Siilaanyo
“Xukunka maxkamadda waxaan u arkaa inay magac-xumo weyn u soo jiidayso sumcadda Somaliland iyo wixii lagu yaqaanay waddan u taagan xorriyatul-qawl, madaxbannaanida saxaafadda iyo caddaaladdaâ€
“Annagu waxaannu u aragnaa xubnaha cusub [Komishanka] go’aankii Golaha Wakiilladu in uu yahay ka sharciga dhabta ahâ€
Hargeysa (Jam)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ku adkaystay in uu taageersan yahay sharciyadda jiritaankiisa go’aankii Golaha Wakiilladu muddada ugu kordhiyeen Komishanka Doorashooyinka Qaranka ee xilkoodii dhammaaday, waxaannu caddeeyey in hoggaanka siyaasadeed ee dalku uu ka leexday dhabbihii tallada Somaliland ku socotay oo ahaa wadatashi iyo talo-wadaag.
Shir-jaraa’id oo Md. Siilaanyo shalay ku qabtay xafiiskiisa, waxa kale oo uu si adag u cambaareeyey xukunkii Maxkamadda Gobolka Hargeysa ku ridday suxufiyiinta Haatuf, isla markaana ku xayirtay wargeyska, isaga oo arrintaa ka hadlayeyna waxa uu yidhi; “Xukunka maxkamadda anigu ma joogin, laakiin waxaan ka hadlayaa dareenka unmadda iyo siday dunidu u aragto xukunka saxaafadda, waxaan u arkaa inay tahay cabudhin saxaafadda madaxabannaan, waxaan u arkaa inay magac-xumo weyn u soo jiidayso sumcadda Somaliland iyo wixii lagu yaqaanay waddan u taagan xorriyatul-qawl, madaxbannaanida saxaafadda iyo caddaaladda.â€
Md. Axmed-Siilaanyo isaga oo faahfaahinayey miisaanka iyo culayska arrintani ku leedahay sumcaddii Somaliland caalamka looga hayey, waxa uu intaa raaciyey; “Annagu arrintan mucaaridnimo ugama faa’iideysanayno, waad maqlayseen dareennada caalamku ka muujinayey oo meel walba laga hadlayey, anigu maxkamad ma ahi oo maan saarayn, laakiin waxaan ka hadlayaa dareenka ummaddu wadato, waana mid lagu waxyeelaynayo sumcadayadii, magacayagii iyo madaxbannaanidayadii saxaafadda.â€
Guddoomiye Siilaanyo isaga oo si dadban uga jawaabayey odhaaho ka mid ah hadalladii dhaliisha ahaa ee Madaxweynuhu ku sii sagootiyey isaga [Axmed-Siilaanyo] iyo xisbigiisa KULMIYE, waxa uu ka dhawaajiyey geesinimada uu ku faani karo haddii ay jirto Md. Rayaale, waxaannu yidhi; “Marka geesinimo laga hadlayo waxaan odhan karaa Rayaale geesinimadiisa kollay waxa ugu dambeysay tii uu ka muujinayey maalintii Laascaanood ugu dambeysay.†Waxaannu intaa ku daray; “Wuxuu Rayaale ka hadlay dhalaaceyn uu u soo jeediyey xisbiga KULMIYE oo uu ku tilmaamayo horena u yidhi inay wadaan khiyaamo qaran oo ay dhibaatooyin dalka u geysanayaan, taa waxba ka odhan maayo; waa wax isaga [Rayaale] mansabkiisa, waajibkiisa iyo xilkiisa toona laaqi ku ahayn, hadduuse yidhi Siilaanyo geesinimo ha muujiyo inuu xubin ku soo darsado toddobada xubnood ee Komishanka Doorashooyinka ee isaguna [Rayaale] uu geesinimo u yeeshay in uu lixda xubnood ee kale soo magacaabo, taa waan oggolahay, waxaanan odhan lahaa waxa taa ka horreysa in uu isaguna [Madaxweynaha] marka hore geesinimo u yeesho in uu aqbalo sharciga, distoorka iyo go’aannada Golaha Wakiillada.â€
Axmed-Siilaanyo oo ka hadlayey sida keliya ee lagu xallili karo arrinta Komishanka muranku ka taagan yahay, waxa uu sheegay in uu yahay wadatashi iyo talo-wadaag laga yeesho, “Annagu waxaannu u aragnaa xubnaha cusub [Komishanka] go’aankii Golaha Wakiilladu uu yahay ka sharciga dhabta, waxa kale oo aan ku sheegayaa inuu dasduurku qeexayo inay talada waddanku ku socoto wadatashi. Doorashooyinkii laga soo wada gudbay intaan sharcigaba la isla tiigsan waxa ka horreeyey wada-arrinsi, tan [Komishanka] wax alla wax uu ka galay iyo wax uu naga dhegaystay iyo wax laga arrinsaday midna ma jirto. Wax kasta in lagu dhammeeyo tanaasul iyo in la isla afgarto hadhow halkii la doonayo ha lamariyee waa sida qudha ee ay wax ku socon karaan ee dalka wax ugu hagaagi karaan ta ina Rayaale loogu taag la’a yahayna waa taas,†ayuu yidhi Siilanyo.
Jamhuuriya Online

Last edited by Enemy_Of_Mad_Mullah on Tue Mar 06, 2007 1:05 pm, edited 1 time in total.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 8237
- Joined: Sun Jun 11, 2006 11:44 am
- Location: between past and future
Re: Somaliland president in Ghana
I am so happy he is now with his family.
- Enemy_Of_Mad_Mullah
- SomaliNet Super
- Posts: 20796
- Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
- Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2457
- Joined: Thu Feb 08, 2007 1:54 pm
- Location: Galinsoor
Re: Somaliland president in Ghana
Thats not a bentley, its a crysler 300.
- Enemy_Of_Mad_Mullah
- SomaliNet Super
- Posts: 20796
- Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
- Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya
Re: Somaliland president in Ghana
[quote="Ismahan445"]Thats not a bentley, its a crysler 300.[/quote]
wtf?
wtf?
Re: “Waxaan odhan karaa Rayaale geesinimadiisa waxa ugu dambaysa
Dude i wouldn't post that here if were u. Before u know it u'll be doing 2yrs behind bars.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2457
- Joined: Thu Feb 08, 2007 1:54 pm
- Location: Galinsoor
Re: Somaliland president in Ghana
[quote="Enemy_Of_Mad_Mullah"][quote="Ismahan445"]Thats not a bentley, its a crysler 300.[/quote]
wtf?[/quote]
Don't WTF me...you edited the damn post. you had picture with him in "no no" suite and pictures of his ride that you said it was a bentley when it was actually a crysler 300.
wtf?[/quote]
Don't WTF me...you edited the damn post. you had picture with him in "no no" suite and pictures of his ride that you said it was a bentley when it was actually a crysler 300.
- Enemy_Of_Mad_Mullah
- SomaliNet Super
- Posts: 20796
- Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
- Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya
Re: “Waxaan odhan karaa Rayaale geesinimadiisa waxa ugu dambaysa
[quote="Gatspy"]Dude i wouldn't post that here if were u. Before u know it u'll be doing 2yrs behind bars.[/quote]

- maria from west side
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4694
- Joined: Sun Oct 03, 2004 6:31 am
- Location: Iceland
- Contact:
Re: “Waxaan odhan karaa Rayaale geesinimadiisa waxa ugu dambaysa
Ooh Good now I know your Qabiil Gatspy....
Busted.

Busted.
- Enemy_Of_Mad_Mullah
- SomaliNet Super
- Posts: 20796
- Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
- Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya
Re: Somaliland president in Ghana
[quote="Ismahan445"][quote="Enemy_Of_Mad_Mullah"][quote="Ismahan445"]Thats not a bentley, its a crysler 300.[/quote]
wtf?[/quote]
Don't WTF me...you edited the damn post. you had picture with him in "no no" suite and pictures of his ride that you said it was a bentley when it was actually a crysler 300.[/quote]
I EDITED A MINUTE BEFORE U POSTED U NEGRO

wtf?[/quote]
Don't WTF me...you edited the damn post. you had picture with him in "no no" suite and pictures of his ride that you said it was a bentley when it was actually a crysler 300.[/quote]
I EDITED A MINUTE BEFORE U POSTED U NEGRO

Re: “Waxaan odhan karaa Rayaale geesinimadiisa waxa ugu dambaysa
[quote="maria from west side"]Ooh Good now I know your Qabiil Gatspy....
Busted.[/quote]
loool Maria...really. i didn't even think u wanted to know. coulda just asked u know.
EMM..Dude u gotta feel for those guys. The sentence is abit harsh don't u think even tho they kinda asked for it.

Busted.[/quote]
loool Maria...really. i didn't even think u wanted to know. coulda just asked u know.
EMM..Dude u gotta feel for those guys. The sentence is abit harsh don't u think even tho they kinda asked for it.
- Enemy_Of_Mad_Mullah
- SomaliNet Super
- Posts: 20796
- Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
- Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya
Re: “Waxaan odhan karaa Rayaale geesinimadiisa waxa ugu dambaysa
our freedom of speech is being contested
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2457
- Joined: Thu Feb 08, 2007 1:54 pm
- Location: Galinsoor
Re: Somaliland president in Ghana
[quote="Enemy_Of_Mad_Mullah"][quote="Ismahan445"][quote="Enemy_Of_Mad_Mullah"][quote="Ismahan445"]Thats not a bentley, its a crysler 300.[/quote]
wtf?[/quote]
Don't WTF me...you edited the damn post. you had picture with him in "no no" suite and pictures of his ride that you said it was a bentley when it was actually a crysler 300.[/quote]
I EDITED A MINUTE BEFORE U POSTED U NEGRO
[/quote]
No i posted while you were editing..but whateva

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: “Waxaan odhan karaa Rayaale geesinimadiisa waxa ugu dambaysa
Did you guys see how Mudane Silaanyo Slapped Riyaale in the Face with his speach...
Nin Mujaahid ah iyo nin Yaro Canoole ah maxa isku keenay marka hore...?
Silaanyyo said, Riyaale geesanimado ka hadlayo waxu muujiyay maalinta afarta inane lasacnood joga soo eryaaden

Nin Mujaahid ah iyo nin Yaro Canoole ah maxa isku keenay marka hore...?
Silaanyyo said, Riyaale geesanimado ka hadlayo waxu muujiyay maalinta afarta inane lasacnood joga soo eryaaden

Re: “Waxaan odhan karaa Rayaale geesinimadiisa waxa ugu dambaysa
loool did he really say that? somebody is gona be doing some serious time very soon.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 443 Views
-
Last post by Talo alle udaa
-
- 1 Replies
- 426 Views
-
Last post by MrSinister
-
- 9 Replies
- 1127 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 6 Replies
- 556 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 16 Replies
- 1464 Views
-
Last post by udun
-
- 2 Replies
- 414 Views
-
Last post by Sakhraan
-
- 15 Replies
- 1955 Views
-
Last post by AgentOfChaos
-
- 2 Replies
- 289 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 0 Replies
- 455 Views
-
Last post by TheLoFather