3 Puntland Patriots: Facing Execution by Afbiijo

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

3 Puntland Patriots: Facing Execution by Afbiijo

Post by AbdiWahab252 »

Will Afbiijo be the new Anwar Sadat ? All is not well among the Puntlander militia in Xamar. Apparently, some were sentenced to death for disobeying orders and desertion.

Could Afbiijo be taken out just like the other MJ President by a fellow Puntlander ?

More to come......

Ciidamada dowladda federaalka ee ka soo jeeda Puntland oo Isbitaalka Keysaney xoog ugala baxay gacan ku dhiigle ay isku heyb yihiin oo la dhaawacay isagoo dayaya inuu baxsado
Muqdisho

Qaar ka mid ah ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa ka soo jeeda Puntland ayaa xoog kula baxay askari ka tirsanaa ciidamada dowladda federaalka oo isagoo dhaawac ah yiilay isbitaalka Keysaney oo ku yaala duleedka magaalada Muqdisho, kaasoo ka mid ahaa gacan ku dhiigleyaal la doonayey in la toogto oo markii loo sii waday goobtii lagu dili lahaa ay ciidamada dowladdu dhaawaceen markii uu isku dayey dayey inuu baxsado, iyadoo labo kale oo la doonayey in isaga lala toogtona ay baxsadeen, waxaana arinta la bixida ninkan gacan ku dhiiglaha ah xaqiijiyey qaar ka mid ah dhaqaatiitrta isbitaalka Keysaney oo ninkaasi lala baxay lagu daweynayey.

Ciidamada falkan geystay ayaa la sheegay iney yihiin kuwa ku sugan xarunta madaxtoodayada Villa Soomaaliya, waxaana askarigan uu ka mid ahaa 3 gacan ku dhiigle oo maxkamad milateri ay ku xukuntay dil markii lagu helay iney siyaabo kala duwan dilal ugu geysteen ciidamo kale ayaa la doonayey in marka la daweeyo lagu fuliyo xukunka dilka ah ee lagu xukumay, mana jirto ilaa hadda wax war ah oo ka soo baxay dowladda federaalka oo arintaasi ku saabsan.

Sababaha keenay in ciidamadan dowladda federaalku ee ka soo jeeda Puntland ay la baxaan gacan ku dhiiglaha dhaawaca ahaa ee yiilay isbitaalka Keysaney ayaan la garaneyn, inkastoo la sheegay ciidamada la baxay ninkan ay ahaayeen kuwa ay isku heyb yihiin oo doonayey iney ninkaasi ka baajiyaan dilka, bacdamaa ay baxsadeen labadii kale ee lala dili lahaa oo ilaa hadda aan gacanta lagu soo dhigin, waxaaney u muuqataa in 3-dii nin oo ka tirsanaa ciidamada dowladda laguna xukumay dilka ay haatan dhamaantood ka baxeen gacanta dowladda iyagoo aan la marin ciqaabtii lagu xukumay.

Xafiiska Muqdisho, Somalia
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: 3 Puntland Patriots: Facing Execution by Afbiijo

Post by COSTA »

Labada markii hore baxsatey mid waa Abgaal midna Eelaay

Kuwaana ninkooda la baxeen Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

i feel sorry for their victims
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: 3 Puntland Patriots: Facing Execution by Afbiijo

Post by AbdiWahab252 »

COSTA:

Haye Laughing What victims ?

Afbiijo will go out just like Abdirashid Ali Sharmarke at the hands of a Puntlander Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”