Saraakiisha Ethiopia Oo La Shiray Waxgarad Hawiye...

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Saraakiisha Ethiopia Oo La Shiray Waxgarad Hawiye...

Post by Hiiraan boy »

axaa maalintii shalay ka dhacay guri ku yaala daarta 6 biyaano ee magaalada Muqdisho kulaan balaaran oo qado sharaf ah oo ay soo diyaariyeen Saraakiisha Wasaaradda Gaashandhigga ee Ethiopia, ay ka soo qeyb galeen xubno ka tirsan maamulka gobolka Banaadir, hogaamiyeyaashii hore ee dagaalka, iyo odayaal iyo waxgarad u badan beelaha Hawiye iyo saraakiisha ugu sareysa ciidamda Ethiopia ee ku sugan Muqdisho...

Kulankaan oo looga arrinsanaayay xaalka Caasimada iyo ka bixitaanka Ciidamada Ethiopia ee dhowaan la filaayo, ayaa xubnaha ka qeyb galay ay ka mid ahaayeen Gen.Gabra Dila Abaandulaha Ciidamada Ethiopia ee Muqdisho, xildhibaanada kala ah Muuse Suudi Yalaxow, Maxamed Qanyare Afrax, Cumar Finish, Wakiilka Ugaaka Beesha Ceyr Ugaas Cabdi Daahir, Gudoomiyaha Gudiga Beesha Ceyr Dr.Maxamed Maxmauud Culusow, Col.Cabdi Qeybdiid, duqa magaalada Cadde Gaaboow iyo ku-xigeenkiisa Ibrahim Shaaweey,iyo xubno kale ayaa waxay si cad ugu sheegeen iney taageersan yihiin Baaqii ay hore u soo saareen beesha Hawiye, iyo sidii kale weerarada madaafiicada ee Ciidamada Ethiopia ay la beegsadaan goobaha rayidka ah,waxaana la sheegay in saraakiisha Ethiopia ay garowsadeen arrintaasi, warar hoose oo laga helayo ayaa tibaaxaya in saraakiisha Ethiopianku ay odayaasha iyo waxgaradkii kulanka ka soo qeyb galay ku war geliyeen inay dhowaan dalka ka baxayaan ayna waajibkoodii guteen. Maxamed Qanyare Afrax ayaa halkaa ka jediyey khudbad xasaasi ah asaga oo dhinacna ka taageerey go’aankii odayaasha dhaqanka hawiye ku gaareen magaalada Muqdisho ayaa haddana dhanka kale ka codsaday Saraakiishaasi in aysan dalka ka bixin tan iyo inta la helayo ciidamo awood leh oo la wareega amniga magaalada, waxaana la sheegay arrintani ay buuq ka dhalisay kulankii xubnihii ka qeyb galay oo qaarkood ay ku gacan seyreen eryada ay qaarkood oo ay sheegeen ineysan ku qanacsaneyn, inkastoo uu sheegay nin gurigiisa ka hababaay uusan wakiil ka noqon karin beeshiisa, wuxuuna si gaar u xasuusiyay Saraakiisha Ethiopia iyo Ergada kale iney Dowlada hareer martay awood qeybsiga 4.5, wuxuuna iska fogeeyay abaabulka shirkii Hawiye isla markaasna uu aad u taageeray go-aanki ay gaareen, wuxuuna sheegay in Hawiya laga doonayo iney iska fogeeyaan argagixisada xalna ka gaaraan xaalada caasimada, sidoo kale wuxuu ku eedeeyay Ethiopia iney la safatay beelo ka mid ah beelaha Soomaaliyeed.
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Saraakiisha Ethiopia Oo La Shiray Waxgarad Hawiye...

Post by Ina Baxar »

I don't understand this shyte wallahi. Niman aad waddanka ha inooga baxan leedahay , maxaad uga qado doonan? Laughing


quote--->Maxamed Qanyare Afrax ayaa halkaa ka jediyey khudbad xasaasi ah asaga oo dhinacna ka taageerey go’aankii odayaasha dhaqanka hawiye ku gaareen magaalada Muqdisho ayaa haddana dhanka kale ka codsaday Saraakiishaasi in aysan dalka ka bixin tan iyo inta la helayo ciidamo awood leh oo la wareega amniga magaalada, waxaana la sheegay arrintani ay buuq ka dhalisay kulankii xubnihii ka qeyb galay....
Laughing
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: Saraakiisha Ethiopia Oo La Shiray Waxgarad Hawiye...

Post by COSTA »

Laughing Laughing Laughing IYADOO AUDIO HADA DHEGEYSATO WAAD QOSLI LAHEYD WAXEY KU HADLAYAAN QANYARE IYO SUUDI YALAXOOW
User avatar
Moguul21
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2804
Joined: Tue Jul 15, 2003 7:00 pm
Location: 10,000 lakes
Contact:

Re: Saraakiisha Ethiopia Oo La Shiray Waxgarad Hawiye...

Post by Moguul21 »

Costa can you get me the link to audio Laughing
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: Saraakiisha Ethiopia Oo La Shiray Waxgarad Hawiye...

Post by COSTA »

User avatar
Moguul21
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2804
Joined: Tue Jul 15, 2003 7:00 pm
Location: 10,000 lakes
Contact:

Re: Saraakiisha Ethiopia Oo La Shiray Waxgarad Hawiye...

Post by Moguul21 »

thanks man
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Saraakiisha Ethiopia Oo La Shiray Waxgarad Hawiye...

Post by AbdiWahab252 »

COSTA:

Qanyare is setting up some tension between Tigrey & Afbiijo.
User avatar
Moguul21
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2804
Joined: Tue Jul 15, 2003 7:00 pm
Location: 10,000 lakes
Contact:

Re: Saraakiisha Ethiopia Oo La Shiray Waxgarad Hawiye...

Post by Moguul21 »

Abdi hutu,

I'm sure you had wet dream about abdullahi yusuf doing you and your mother at same time.

Every topic you post abdullahi yusuf this abdullahi yusuf that.


talk is cheap where is you guns nigga
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Saraakiisha Ethiopia Oo La Shiray Waxgarad Hawiye...

Post by AbdiWahab252 »

Jareerten Boy,

I retired from chasing dirty Jareerten like you all over Somalia: Caymiiska, Shalambood, Afgoye, Bulo Xawo, Kismayo.

I hung up the Agoon maker but don't force me to bring it out once again
User avatar
Moguul21
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2804
Joined: Tue Jul 15, 2003 7:00 pm
Location: 10,000 lakes
Contact:

Re: Saraakiisha Ethiopia Oo La Shiray Waxgarad Hawiye...

Post by Moguul21 »

I would rather see you with gun then empty mouth hutu boy.

so when I kill I wouldn't feel bad.


If you are so concerned why don't you go to xamar and solve all your hutu problems instead of acting internet warlord.

bitch ass nigga
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Saraakiisha Ethiopia Oo La Shiray Waxgarad Hawiye...

Post by AbdiWahab252 »

Jareerten boy:

I am signed up for the offensive into Jareertenia.

This time I look forward to escorting the Hutu death squads to Bosaso.

I hope you got good skills in swimming as its a long way to Yemen from Benderqassim.

SO PRACTICE Jareerten Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”