Boocame gets a new Market

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
highclass
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4987
Joined: Fri Oct 17, 2003 7:00 pm
Location: Annagoo Taleex naal jihaad taladi soo qaadnay, Toddobaatan boqol oo Darwiish togatay neef doorka

Boocame gets a new Market

Post by highclass »

http://www.widhwidh.com/html/modules.ph ... e&sid=6833


Degmada Boocame Oo Suuqyo Cusub Yeelanaysa Iyo Dhismayaal Horleh

(Boocame}7.03-7
Maamulka Degmada Boocame Oo markii ugu horaysay dhagax dhigay Goobo Cusub oo ladoonayo in laga yagleelo Suuqyo waa weyn iyo sariibado iyo waliba dhisme muhiim ah oo ay degmadu yeelanayso....................

Xaflad weyn oo loo qabtay dhagax dhiga dhismayaashan cusub ayaa waxaa kahadlay ugu horayn Gudoomiyaha Degmada iyo dhamaan masuu liyiin tii ka soo qayb gashay xafladaasi oo dhamaan toodba ku booriyey bulshada deegaanka sidii loo ga shaqayn lahaa horu marinta deeganka.

Gudoomiyaha Degmada Boocame Siciid jaamac dhaaye ayaa dhagixii ugu horeeyay dhigay dhisme loogu talo galay inay bulshadu kaga faa'iidaystaan adeg yada bulshada.

dhismahan oo ladoonayo in laga dhigo Goob balaadhan oo ay bul shada deegaanku uga faa'iidaystaan adeeg yo ay kamid yihiin iibinta khudaarta Oo ay degmada Boocame Hodon-ku tahay Beerista Dagalyada kala duwan iyo khudaarta sidoo .

dhismahaani ayaa lafilayaa inuu socon doono in muddo ah taasoo ladoonayo in sida ugu dhaqsaha badan loo so gabagabeeyo maadaama ay bulshadu baahi wayn uqabto.

Degmada Boocame oo ah deegaanka ay sida weyn uga baxaan khudaarta kala duwan loona iib geeyo gobolo ay kamid yihiin SOOl Iyo Nugaal ayaa Bulshada Reer Boocame waxaa dhibaato culus ay ka haystay Suuqyo ay ku iibgeeyaan Dagalyada kala duwan ee kasoo baxa beeraha Boocame iyadoo haatana ay rajo weyn ka qabaan suuqan cusub ee loo dhisayo.

dhanka kale tuulada buuro- wadal ayaa maal maha fooda inagu soo haya ayaa lafilayaa inay ka bilaabmato hawlo lagu qodayo ceelal iyo suuliyaal taasoo ay ku deeq day iyana hay'ada UNHCR taasoo ay fulinayso NGO-yo uu madax uyahay c/rashiid diiriye cismaan.

isku soo wada duuboo beryihii ugu dambeeyay ayaad moodaa inuu socdo olole ballaadhan ooladoonayo in ladaboolo baahiyaha bulsho ee ka jira degmada boocame.

C/fataax Mohamed Mussa Miraf

Widhwidh Online

Boocame
User avatar
Burco Boss
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 412
Joined: Tue Jan 18, 2005 11:55 am
Location: Gobolka SooL
Contact:

Re: Boocame gets a new Market

Post by Burco Boss »

dont tell me u believe everythin they write in widhwidh.com, isnt widhwidh degaan da same area controlled by somaliland, soo funny its lyke me biggin up 4 las anod town or sumethin but da diff is i dont hail from las anod. tell em dudes who own widhwidh.com 2 pick up arms and free widhwidh from somaliland
User avatar
highclass
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4987
Joined: Fri Oct 17, 2003 7:00 pm
Location: Annagoo Taleex naal jihaad taladi soo qaadnay, Toddobaatan boqol oo Darwiish togatay neef doorka

Re: Boocame gets a new Market

Post by highclass »

^^ Nacas.....Somaliland don't even control there own cities let alone controling widhwidh....What the fuk do u know about bocame or widhwidh?? get the hell out of here u


widhwidh is 100% Dhulbahante.........Mamulka Deegamda widhwidh 100% Dhulbahante and it comes under SSC......
Xiin-Finiin
Posts: 131
Joined: Fri Sep 02, 2005 1:11 pm

Re: Boocame gets a new Market

Post by Xiin-Finiin »

Boocame as in whole is booming wallaahi. Great news weeye.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”