Iska hor imaad hubaysan oo ka dhacay in deegaanka Galgalato oo udhexeeya laba maleeshiyo.
Warkii 10-Mar-2007 iyo Qormadii: Afnugaalnews
Iska hor imaadkan ayaa waxa uu udhexeeyaa laba meleeshiyo oo ay isbaaro utiilay inata udhaxaysa waxar-cade iyo Tuug bidaare oo ah marin oo loo maro dekeda ceel macaan iska hor imaadkan ayaa waxaa laga maqlayaa xaafada udhow dhow.
Dagaalkan ayaa waxaa la isku adeegsaday qoryaha fudud iyo baasuukaha iyadoo iska hor imaadkan uu ka bilowday kadib markii ay maleeshiyaad isbaaro utiilay wadada gasha Galgalato oo lacago baad ah ka qaadi jiray gaadiidka ay is hortaageen inay bixiyaan lacagahaas koox kale oo maleeshiyaad ah oo lasocotay baabuur kolonya ah.
Qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay ilaa hada si rasmiya looma oga iyadoo ay hada ay ku baxeen deegaanka uu dagaalku kasocda ciidamada dowlada fadaraalka si ay u hubaal galiyaan amaanka halka Israsaaseyntu kadhacday.
Iska hor imaadkan noocan aha ayaa waxa uu kusoo badanayaa dhamaan magaalada Muqdisho iyadoo ay inta badan isgoys yada magaalada ay isbaarooyin dhigtaan maleeshiyaad lacag baada ka qaada baabuurta halkaa maraysa.
Hadaba ilaa iyo hada wax wara kama soo saarin dawladu iska hor imaadkan ka dhacay magaalada Muqdisho iyadoo iska hor imaadkuna uu kadhashay isbaaro la dhexdhigay meel kamida magaalada Muqdisho iyadoo aysan dawlad waxba ka qaban isbaarooyinka dhexyaala magaalada.
Afnugaalnews
info@afnugaal.com
Iska hor imaad ka dhacay Muqdiso oo udhexeeya laba maleeshiy
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: Iska hor imaad ka dhacay Muqdiso oo udhexeeya laba maleeshiy
Mooryaan savages. Where is the ICU when you need them.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 13 Replies
- 1105 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 1 Replies
- 379 Views
-
Last post by adanboy
-
- 22 Replies
- 1427 Views
-
Last post by sadeboi
-
- 0 Replies
- 299 Views
-
Last post by Abdi-Samatar
-
- 0 Replies
- 403 Views
-
Last post by SanaagLion
-
- 10 Replies
- 693 Views
-
Last post by juzme123
-
- 6 Replies
- 551 Views
-
Last post by abdalla11
-
- 9 Replies
- 1352 Views
-
Last post by KyrieJama
-
- 0 Replies
- 232 Views
-
Last post by Hiiraan boy