ask us heeso

Afka hooyo :) Qaybtan waxaa loogu talagalay dadka wax ku qora luqada Soomaaliga.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

shimali
Posts: 4
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: from

ask us heeso

Post by shimali »

Marka hore waxaan inta ka salaamayaa dhamaan dadka soomaliyeed ee ku kala nool dunida daafaheeda waxaana maanta u baahinaynaa inta jacel heesaha soomaliga ah in loo diyaariyey email ay ka soo dalban karaan heesta ay doonayaan oona loo soo dirayo heesta oo qoran, waana tan qaababka ay noola soo xariiri karaan
1.magacaada oo sedexan
2.fanaanka ku luqeeyo heesta aad dooneesid
3.heesta magaceeda ama hadaadan garaneen magaca heesta waxaad soo qori kartaa erayo heesta aad dooneesid ku jiro.
4.sida aad u aragto barnaamujkan cusub iyo talooyinka aad nooheeso oo jaceshahay inaan ku soo kordhino.

Hadaba dhamaan waxaan la socodsiineynaa dadka soomaliyeed inay naga helayaan wax kaste oo ay doonaan sida ugu dhaqsiyaha badan oo u diyaarineeno sida ugu fudud uguna dhaqsiyaha badan, waxaa kaloo inta diyaar ku ah wax garad iyo abwaano diyaar kula ah tala bixinta arimaha jaceylka iyo kuwa bulshaawiga ah ee kula soo gudboonaado.
Hadaba ha moogaan group kan soomaliyeed ee xaruntiisa weyn ay tahay magaalada Nairobi laamana ku kala leh wadama badan oo ka jira dunida iyadoo wakiila ay u kala fadhiyaan sida:

ASK SOMALI GROUP FOR HEESO

WADAN MAGAALO WAKIIL

Kenya Nairobi Shimali Omar Hassan
Somali Mogadishu Kuule Mohamed Aden
South Africa Cape town Saleban hashi ahmed
United states Ohio Ilhaan ahmed daahir
United kingdom London Kamal barre sayid
Sweden Stockholm Hodan ibrahim hilowle
United Arab Dubai Sihaam abdalla guure
Canada Alberta Khalid hassan Aden

Hadaba waxaad nagala soo xariiri kartaa ciwaankeena adoo soo bandhigaya fikradaada iyo weliba waxa aad jacashahay oo aan ku soo dareeno iyo waxa aan ku laqdanahay oo aan badaleeno, anagoo kuu sii raacineena inaan ku siineena talooyin ka aad ku muransan tahay oo aan kula xalin doona…..insha’allah

Waakan email ki

ask_us_heeso@hotmail.com
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - Soomaali”