Mogadishu - 12-March-2007-Allceeldheer.com Falal dil iyo dhac ah ayaa ku soo kordhay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose, tan iyo markii magaaladaasi ay dhowaan isaga baxeen ciidamada Ethiopia oo maamulayay muddo bil iyo bar ah.
Falkii ugu dambeeyay ee dil ah ayaa xalay waxaa magaalada Kismaayo loogu geeystay Marxuum la oran jirey Max’ed Cali, iyadoo dilkiisa ay geysteen kooxo aan la garaneyn oo watay Bustoolado sida ay sheegeen goobjoogayaal.
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya sababta loo dilay ninkaan, iyadoo warar ay tilmaamayaan in loo dilay aano qabiil halka warar kalena ay tilmaamayaan in kooxaha dilay ay doonayeen in ay ka dhacaan Mobile.
Dhowaan ayay aheyd markii magaaladaasi labo ruux si kala goono gooni ah loogu dilay, iyadoo wali aanu jirin cid loo qabtey dilalkaasi.
Tan iyo markii magaalada Kismaayo ay isaga baxeen ciidamada Ethiopia jimcihii la soo dhaafay waxaa ka bilowday dilal, iyadoo ay qarka u saaran tahay magaaladaasi in uu ka dhaco dagaalo lagu hoobto.
Xafiiska wararka Allceeldheer Mogadishu
Kala xiriir E-mail: allceeldheernews@yahoo.com
Dilal iyo dhac ku soo badanaya magaalada Kismaayo.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: Dilal iyo dhac ku soo badanaya magaalada Kismaayo.
''Tan iyo markii magaalada Kismaayo ay isaga baxeen ciidamada Ethiopia jimcihii la soo dhaafay waxaa ka bilowday dilal, iyadoo ay qarka u saaran tahay magaaladaasi in uu ka dhaco dagaalo lagu hoobto.''
Dib u casuuma.
Dib u casuuma.
Re: Dilal iyo dhac ku soo badanaya magaalada Kismaayo.
Egriis, blease 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 694 Views
-
Last post by MJ-Pride
-
- 2 Replies
- 296 Views
-
Last post by KUUSH
-
- 3 Replies
- 376 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 16 Replies
- 5219 Views
-
Last post by Colonel
-
- 0 Replies
- 695 Views
-
Last post by Murax
-
- 14 Replies
- 1208 Views
-
Last post by Warsame101
-
- 2 Replies
- 614 Views
-
Last post by watchman
-
- 4 Replies
- 553 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 427 Views
-
Last post by FarhanYare