Nasabnimadaadii Kuu Daayee Ma Midgaanimadaydii Ayaad Igu Haysataa?
Maxammed Nuur Mooge — Kenya — 6 March, 2007
Hadii aad nooshahay malin walba waxaad arkaysaa waxaad layaabto. Bishii ayno soo dhaafnay dhamaad keedii ayaa waxaa dalka Kiinya ka dhacay arin layaable.
Xerada kaa kuuma 1 waxaa daggan muuse dhariyo, madhibaan, tumaal, yibro oo dhinaca waxaa kale oo ladaggan hartiga qaar ka mid ah. Waxaa jirtay Qolo la yidhaahdo turkaano. kuwaaso ah kinyaati. Dadkaasoo ah dad qaawan, haba yaraate wax dhara aan sidan. Iyagoo hadii qoof kamid ihi dhinto, maytka waxaa cunaya qaar iyaga kamid ah. Dadkaasoo ah dad cawaana. Wax diina aan aamin sanayn. Waxaa dhacday markaa beelaha aan xagga hore idiin ku soo sheeygay oo inigu aan u aqaano baha muumin ajiguse u yaqaano nasab dhimanka iyo turkaanadii ayaa iskudhacay halkaana waxaa kabilabantay rabshad Markii hadaba ay isdileen turkaanadii iyo baha muumin , maxay hartigii sameeyeen?
May kala dhaxgalin Labadii qolee isdilaysay. Bal waxay toos u la soo safteen qoladii qaawanayd. Iyagoo kumacnayay qoladaa turkaanada iyo ree aw xassan.ayaa walaala ah arintii waanu baadhnay waxaa noo soo baxday in ay ka xunyihiin waraaqo lagu dhoofayay oo la soo dhajiyay ku waasoo inta badan ay ku baxaan kuwa nasabka sheegta. Waxaan u malaynayaa in ay tahay markii uguhoraysay ee la yidhaahdo. In badan ayaad magacayaga ku baxayseen bal manta oo qudha noo kaadiya. Taasi waxay keentay in nalooga hiiliyo kuwii qaawanaa. Billaahi calaykum manna qabataa in la yidhaahdo aniga madaxwayne noqonaya, anigaa wasiir noqonaya, anigaa wadaad noqonaya, anigaa nasab noqonaya, anigaa macalin noqonaya, anigaa madadaaloo wadaya, anigaa muusig tumaya, anigaa, anigaa, anigaa, anigaa, anigaa ...
Arin qudha ayaa gacantayada ku soo hadhay, midgaan, meel waa, looma ooyaan, waxaan u sheegayaa qolada nasabka qasabka ah sheegata in aanu ugatanasulnay gob iyo gunimo. Waxaba indinku iskuqaata malin kale ayaynu xisaabtami doonaa ilaahay hortiisa.
Qore: Maxammed Nuur Mooge
Af-hayeenka dulmanayaasha
Somali6@hotmail.co.uk
Nasabnimadaadii Kuu Daayee Ma Midgaanimadaydii Ayaad Igu Hay
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Ina Baxar
- SomaliNet Super

- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Nasabnimadaadii Kuu Daayee Ma Midgaanimadaydii Ayaad Igu Hay
WoooW, walle waa hadlay ninkaasi.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 43 Replies
- 2706 Views
-
Last post by salool
-
- 22 Replies
- 1930 Views
-
Last post by abdikarim86
-
- 12 Replies
- 1202 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 26 Replies
- 1668 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 0 Replies
- 401 Views
-
Last post by usernemo
-
- 7 Replies
- 737 Views
-
Last post by NewHargeisaGirl
-
- 5 Replies
- 1283 Views
-
Last post by KingWaslawi
-
- 46 Replies
- 38373 Views
-
Last post by CigaalSHiiDaaDCFC