OGAYSIIS OGAYSIIS BUUG CUSUB (SALAAN CARRABEY) new book

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

OGAYSIIS OGAYSIIS BUUG CUSUB (SALAAN CARRABEY) new book

Post by LiQaaye_TDH »

http://www.sooyaal.com/?w=show&id=2719

OGAYSIIS OGAYSIIS BUUG CUSUB (SALAAN CARRABEY)

Waxaa dhamaan dadwayanaha la ogaysiinayaa in uu soo baxay buug cusub oo lamagacbaxay RAADRAAC oo soo koobaya ama ay ku dhanyihiin gabayadii abwaankii waynaa ee Salaan Carabey hadaba cidii xiisaysa suugaan soomaliyeed gaarahaan gabaydii salaan oo uu qorayqaraaga weyn ee Yusuf Maxamed Cariish oo jooga magaalada Burco ee wadanka Somaliland

Hadaba waxaadka heli kartaa buugan adigoo lasoo dhiidhaya telephonada ama Emailada hoos ku qoran
User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: OGAYSIIS OGAYSIIS BUUG CUSUB (SALAAN CARRABEY) new book

Post by HooBariiska »

bilaash miyaa?

Salaan caraabey nin yahow waa abwaan aan aad u xiiseeyo. Seh meeshaan joogo ilamaha inu buuga isoo gaadhi...sii welba
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: OGAYSIIS OGAYSIIS BUUG CUSUB (SALAAN CARRABEY) new book

Post by LiQaaye_TDH »

Saxiib nin tariikh ka tegay iyo hadal somali, iyo wax af tahanimo iyo aha Salaan carabey..
Hadaad donaysid buuga cusub waxad email gare ninka emailkiso web site sooyaal.com iyaa ka helaysaye...meeshad joogtid wuu kugu iman....no matter where...
kolay bilaash maha wax aduunyadan bilaash ah iya iska yar laakin se waa wax jaban kolay.like 20$
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: OGAYSIIS OGAYSIIS BUUG CUSUB (SALAAN CARRABEY) new book

Post by XidigtaJSL »

Where can we but it
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: OGAYSIIS OGAYSIIS BUUG CUSUB (SALAAN CARRABEY) new book

Post by DawladSade »

buug Idaajaa qorin miyaa la xayeysiiyaa??
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: OGAYSIIS OGAYSIIS BUUG CUSUB (SALAAN CARRABEY) new book

Post by LiQaaye_TDH »

Got the Sooyaal.com website then Email him...ama it should be available on Aftahan.com web site....


Dawlda who is This Idaaja, you talk about?
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: OGAYSIIS OGAYSIIS BUUG CUSUB (SALAAN CARRABEY) new book

Post by DawladSade »

[quote="LiQaaye_TDH"]

Dawlda who is This Idaaja, you talk about?[/quote]

ileen badow baad ahayd...xplaya iyo galol waydii idaajaa kolayba ragaas baa cidihiina wax ka bartaye Laughing ...
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: OGAYSIIS OGAYSIIS BUUG CUSUB (SALAAN CARRABEY) new book

Post by LiQaaye_TDH »

Anigu cidna weydiin mayo, wayo waxba igama gelin Laughing , koley afna ka baran mayo...markaas hadad iibsaneysid buugan la xariir websiteka....
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: OGAYSIIS OGAYSIIS BUUG CUSUB (SALAAN CARRABEY) new book

Post by DawladSade »

[quote="LiQaaye_TDH"]Anigu cidna weydiin mayo, wayo waxba igama gelin Laughing , koley afna ka baran mayo...markaas hadad iibsaneysid buugan la xariir websiteka....[/quote]

adigoo nin ah hadaad lasoo shirtagdid waxba idin kama galin miyaad i dhaawacaysaa, walle nimanyaho raganimo 101 courses baad u baahantahiin ee orad soo baro niman afka soomaliaya tariikhda geliyey, somali literature bay ku saabsan tahayaye mise badownimaad qiratay waxba aan akhrin qori karine Laughing ...
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: OGAYSIIS OGAYSIIS BUUG CUSUB (SALAAN CARRABEY) new book

Post by LiQaaye_TDH »

Ma qasab iyaad igu bari Confused Surprised Laughing

qasab aa igu barin Idaaja Laughing war waxu ma magac iya? mise waa naaneys...
User avatar
Mooge_88
Posts: 60
Joined: Tue Aug 01, 2006 2:31 pm
Location: HOOYODOOD SIILKEEDA

Re: OGAYSIIS OGAYSIIS BUUG CUSUB (SALAAN CARRABEY) new book

Post by Mooge_88 »

Salaan Carabay is the greatest poet of all time, the insider say so Laughing

kan mareerxaan, ma qasab nagu baraysaa ninkan aad no xayeysiinayso when it comes to Daarood poetry waxaanu wax waydiina dhulmahante and Cagdheer
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: OGAYSIIS OGAYSIIS BUUG CUSUB (SALAAN CARRABEY) new book

Post by LiQaaye_TDH »

[quote="Mooge_88"]Salaan Carabay is the greatest poet of all time, the insider say so Laughing

kan mareerxaan, ma qasab nagu baraysaa ninkan aad no xayeysiinayso when it comes to Daarood poetry waxaanu wax waydiina dhulmahante and Cagdheer[/quote]

Inaader ive been trying to tell this guy for the last 3 years....

Mareexan yaa yaqaan? Qasab iyu nagu baray sadex nin oo Waxa Koonfur ka yimi ah..

Sheekodo Hadday Gabay Gaardho, uu daaya Nimanka Dhulloska iyo Cagdheerta....
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: OGAYSIIS OGAYSIIS BUUG CUSUB (SALAAN CARRABEY) new book

Post by Ina Baxar »

Laughing .
Liiqaaye , sababta uu DawladSade orodoo Galool soo warayso kuu yidhi waxa weeyan , cheap arse faqash poetry ayaa lagu dhigi jiray iskoolada faqashta Laughing .
Lool @ Idaaja , never heard of him , and unless you went to school in Somalia pre 90's , you wouldn't know wtf it is.
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: OGAYSIIS OGAYSIIS BUUG CUSUB (SALAAN CARRABEY) new book

Post by Sadaam_Mariixmaan »

I think that Habar Jeclo ARE THE SMARTEST ISXAAQ
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: OGAYSIIS OGAYSIIS BUUG CUSUB (SALAAN CARRABEY) new book

Post by LiQaaye_TDH »

[quote="Ina Baxar"]:lol: .
Liiqaaye , sababta uu DawladSade orodoo Galool soo warayso kuu yidhi waxa weeyan , cheap arse faqash poetry ayaa lagu dhigi jiray iskoolada faqashta Laughing .
Lool @ Idaaja , never heard of him , and unless you went to school in Somalia pre 90's , you wouldn't know wtf it is.[/quote]

Laughing Laughing Haa show Dadka qasab iyay isku bari jiren ila Xiligi Soomalia..... Sad
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”