Somaliland Cancels all the Flights To Somalia....
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Somaliland Cancels all the Flights To Somalia....
Hargeysa (HWN)- Xukuumada Somaliland ayaa ku dhawaaqday inay joojisay Cir iyo Dhulba dayuuradihii iyo gadiidkii isaga kala gooshi jirey Magaalooyinka Muqdisho iyo Boosaaso, taas oo ay ku sababeysay xayiraada magaalooyinka inuu ka dilaacay cudurka Kalooraha ah oo dadku laayey.sida waxa lagu sheegay warsaxafadeed uu soo saaray maanta , Wasiirka Wasaarada Duulista iyo Hawada, Md, Cali Maxamed Warancade oo nuqul ka mid ah ay heshay shabakada wararka ee Hadhwanaag
Waxa kale oo war-saxafadeedkaas wasiirka Duulista iyo hawadu ku saxeexna lagu sheegay si looga hortago inaanu cudurkan Kalooruhu ku soo fidin Somaliland dadka ka imanayaa magaalooyinka Muqdisho iyo Boosaaso la joojiyey, isla markaana waxa lagu amray dayuuradaha iyo gaadiidka isaga kala goosha cidii ku hogaansanaan weyda amarkaasi laga qaadayo talaabo sharciga waafaqsan.
Warsaxafadeedkii oo dhameystirana waxa uu u dhignaa sidan:-
“Waxa na soo gaadhay inuu Kolooruhu six un uga dillaacay magaalooyinka Muqdisho iyo Boosaaso, sida aanu ku hayno warar rasmiya waxa uu shalay cudurkaasi soo riday magaalada Boosaaso 200 oo qof, waxaana ku dhintay 14 ka mid ah, Isla maanta oo ay bishu tahay 15/3/2007-da, wuxuu soo riday cudurkaasi 300 oo qof magaalada Muqdisho, waxaana u dhintay 25 qof, sidaas awgeed si looga hor-tago inuu ku soo fido cudurkaasi Somaliland Ilaahay ha inaga hayo’e, waxa la joojiyay dhamaan dadkii ka imanayay magaalooyinka Muqdisho iyo Boosaaso cir iyo dhulka laga bilaabo maalinta Sabtida ee bishu tahay 17/3/2007-da, sidaasi daraadeed, dhamaan shirkadaha diyaaraha iyo gaadiidka isaga gooshaya Somaliland iyo Soomaaliya.
Waxa lagu war-gelinayaa inaanay soo qaadi Karin wax dad ah, inta uu cudurkani hayo, cidii ku xad-gudubta amarkaasi waxa laga qaadi doonaa talaabo sharciga waafaqsan.â€

- STREET_SWEEPERR
- SomaliNet Super

- Posts: 5738
- Joined: Thu Feb 08, 2007 2:53 pm
- Location: Downing street
Re: Somaliland Cancels all the Flights To Somalia....
wer is somaliland ?
Re: Somaliland Cancels all the Flights To Somalia....
Waxaan ku sii qoslayaa....dad ayaa jiq xanaaq la noqoan markay sheekadanu gaadho...LOL I would pay $$$ to see their reaction 
Last edited by *HannaH* on Fri Mar 16, 2007 12:04 pm, edited 1 time in total.
- STREET_SWEEPERR
- SomaliNet Super

- Posts: 5738
- Joined: Thu Feb 08, 2007 2:53 pm
- Location: Downing street
-
Dhaga Bacayl
- SomaliNet Super

- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Somaliland Cancels all the Flights To Somalia....
Say hello to my little friend....no Daallo Airline for you.
- STREET_SWEEPERR
- SomaliNet Super

- Posts: 5738
- Joined: Thu Feb 08, 2007 2:53 pm
- Location: Downing street
Re: Somaliland Cancels all the Flights To Somalia....
nICCCA I OWN DALLO
Re: Somaliland Cancels all the Flights To Somalia....
[quote="Dhaga Bacayl"]Say hello to my little friend....no Daallo Airline for you.[/quote]

- Ina Baxar
- SomaliNet Super

- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Somaliland Cancels all the Flights To Somalia....
Thank you to CY , xabashida ayaa soo galisay cudurka Somalia.
Eating raw or uncooked meat can cause cholera
http://www.healthsystem.virginia.edu/uv ... holera.cfm
Inoo soo xidha albaabka !
Eating raw or uncooked meat can cause cholera
http://www.healthsystem.virginia.edu/uv ... holera.cfm
Inoo soo xidha albaabka !
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Somaliland Cancels all the Flights To Somalia....
300 oo Qof iya Daily ka yimaada Koonfurta somalia iyagu saaran Daalllo air lines...balaayo xanuun iyo Aids miirdhan iyay noo keenayan, naga jooga halkiina Balayay......
- Ugaas Diini
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4452
- Joined: Mon Feb 28, 2005 1:04 am
- Location: Dar Al-Islam
Re: Somaliland Cancels all the Flights To Somalia....
What a stupid decision. They are putting their infant airlines out of business. 
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Somaliland Cancels all the Flights To Somalia....
uffff, who needs your aids infected Dooro......
- Ina Baxar
- SomaliNet Super

- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Somaliland Cancels all the Flights To Somalia....
Sorry Ugaas , it's nothing but a public health issue.
CY oo xabashida idiin keenay , qabsada!
CY oo xabashida idiin keenay , qabsada!
- XidigtaJSL
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2428
- Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
- Location: Erigavo, Sanaag
Re: Somaliland Cancels all the Flights To Somalia....
Xukuumada Somaliland oo xayiraad Cir iyo Dhul ah ku soo rogtay Soomaaliya
Hargeysa
Sida ku cad wareegta uu soo saaray wasiirka Duulista iyo hawada Cali Maxamed Waran Cadde taasoo lagu mabnuucay dhamaan wixii ka soo galay wadanka Soomaaliya iyagoona sabab uga dhigay mabnuucidaasi Shubanka ka jira dalka Soomaaliya.
Waa markii ugu horeysay ee maamulka Somalilanda uu ku soo rogo xayiraad Cir iyo dhul ah wadanka Soomaaliya.
xayiraadan lagu soo rogay dadka ka soo gala maamulkaasi Somaliland dhinaca dalka Soomaaliya ayaa saameyn weyn ku yeelan doonta
dad badan oo u soo qaxayey dalka Itoobiya iyo Somaliland
War galintaa ayaa saameyn doonta dhamaan gobolada Soomaaliya sida ku cad wareegtada wasiirka maamulkaasi u qaabilsan Duulista iyo hawada Mr. Waran Cadde.
Xafiiska Muqdisho, Somalia
News Update in English www.dayniileone.com
Somaliland's border patrol are inspecting all vehicles coming in from Bugland, Boosaaso

Gaalkacyo: Cudurka shubanka oo dad ugu dhinteen Gaalkacyo.
26. Feb 2007
APL
Tool
Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu dir Email
--------------------------------------------------------------------------------
Print This Article | Daabaco warkaan
Gaalkacyo(AllPuntland)- Xero ay daggan yihiin dadka soo barakacay oo ku taalla koonfur bari ee magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa todobaadkii lasoo dhaafay cudurka shubanka ugu geeriyooday dad gaaraya 9 qof , ayadoo cusbitaallada ay haatan u jiifaan 26 qof oo kale.
Xeradan oo lagu magacaabo Buulo Bacley ayaa waxaa daggan dad kasoo barakacay labada wabi, waxaana la sheegay in sababta shubankan xawliga ah ee keentay ay tahay nadaafad xumo ba'an oo xeradaasi ka jirta.
Illaa iyo hadda lama caddayn cudurkan inuu yahay shuban caadi ah oo dillaacay iyo inuu yahay daacuun caloole, hase ahaatee C/casiis Maxamed Shire oo kamid ah dadka la socda hawlaha caafimadka ayaa sheegay in todobaadkii ugu danbeyay cudurkaan uu dadka soo ridanayay.
Xeryaha kale ee ay daggan yihiin dadka soo barakacay ayaa naf ahaantooda waxaa ka jira nadaafad xumo keeni karta inuu saamayn ku yeesho shubankan ka dillaacay xeryaha kale , maadaama dadka xeryuhu ay is booqdaan.
Waa markii ugu horaysay muddooyinkii ugu danbeeyay oo cudurka shubanka ay tiro intaan le'eg ay ugu geeriyoodaan , qaar kalana cusbitaallada loo jiifiyo.
Dhaqaatiirta gobolka ayaa wada dadaal ay ku doonayaan inay ku xakameeyaan shubankan sida xawliga ah mar qura u saameeyay xerada Buula Bacley.
Dadka daggan xeryaha inta badan adeegga caafimaad ay helaan lama mid ahan midka ay helaan dadka gobolka , taasi oo loo aanayn karo shubankan .
CCC Farayaamo
AllPuntland

Boosaaso: Dad cudurka shubanka ugu geeriyooday Boosaaso.
12. Mar 2007
APL
Tool
Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu dir Email
--------------------------------------------------------------------------------
Print This Article | Daabaco warkaan
Boosaaso(AllPuntland)- Dad isugu jira caruur iyo dad waawayn ayaa todobaadkii ugu danbeyay uu soo ridanayay cudurka shuban biyoodka gudaha magaalada Boosaaso.
Dhaqaatiirta magaalada Boosaaso ayaa sheegay in todobaadkii ugu danbeeyay ay dad gaarya 15 qof ay u geeriyoodeen cudurkan walow qaar kamid ah cusbitaallada ku geeriyoodeen.
Dr Maxamed Cartan oo kamid ah dhaqaatiirta magaalada Boosaaso ayaa sheegay Labadii todobaad ee ugu danbeeyay xanuunka shuban biyoodka dadka qaba ay aad usoo badanayeen.
Xaaladda shubanka ee soo korortay waxaa fadhi ka yeeshay xarumaha caafimaadka gobolka Bari iyo hay'adaha WHO iyo UNICEF oo arimaha caafimaadka shaqo ku leh.
Cudurkan shuban biyoodka ah lama sheegin inuu yahay daacuun iyo inuu shuban caadi ah yahay , waxaase la sheegay in saamiyo shubanka ah loo qaaday magaalada Nairobi oo lagu soo baarayo.
Dhinaca magaalada Gaalkacyo ayaa la caddeeyay inuu cudurka Daacuun calooluhu ka jiro, kadib markii la caddeeyay saddex Kiis oo lagu soo baaray magaalada Nairobi in laba kamid ah ay noqdeen Daacuun ama Kolleera.
Drs: Maymuun oo kamid ah dhaqaatiirta gobolka Mudug ayaa sheegtay in xanuunka ka jira Gaalkacyo iminka lagu tilmaami karo daacuun iyo in Fayraska daacuunka keena uu ka jiro gobolka.
Xilliga kulul ee la galay ayaa loo aanaynayaa in xanuunka shubanku uu ka dillaaco Puntland, ayadoo ay la qabto Puntland xanuunkan gobollada kale ee dalka .

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 91 Replies
- 13356 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 0 Replies
- 420 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 7 Replies
- 871 Views
-
Last post by Mad_CarteL
-
- 15 Replies
- 2103 Views
-
Last post by Nubis
-
- 14 Replies
- 1351 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 46 Replies
- 2875 Views
-
Last post by Somali2003
-
- 7 Replies
- 802 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 5 Replies
- 707 Views
-
Last post by Nomand
-
- 12 Replies
- 1667 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 10 Replies
- 969 Views
-
Last post by Gabre