Xaafadaha Muqdisho oo xalay lagu arkay ciidamadii Maxkamadaha Islaamiga ahaa oo waddooyinka marmaraya
Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 19/03/07
Xalay ayaa lagu arkay qaar ka mid ah xaafadaha Muqdisho qaybo ka tirsan kooxo hubeysan oo wata gawaari nooca dusha ka furan ah oo ku qaylinayay erayo ay ka mid ahaayeen ALLAHU AKBAR, inkastoo gawaarida ay wataan qaarkood ay ahaayeen kuwo uu ku rakiban yahay Qoriga Dhashiikaha loo yaqaan.
Kooxahaan dableyda ah oo dhammaantood uu afka u duubnaa ayaa waxay dadka deegaannada Muqdisho sheegeen inay ahaayeen Maxkamadihii kuwo ka haray oo la sheegay inay dib isku abaabuleen ayna doonayaan inay dagaallo la galaan dowladda Soomaaliya iyo ciidammada gacanta siinaya ee Ethiopia .
Kooxahaan ayaa waxay dadka hortooda ku sameynayeen dhoollo-tusyo ay ku muujinayana awooddooda inay jirto, waxaana tani ay shacabkii arkay u arkeen inay tahay mid caqabad kale ku ah ammaanka Muqdisho oo awalba ahaa aan sugnayn.
muslimamuslimamuslimamuslima
Wararka ayaa waxay sheegayaan in kooxahaan ay yihiin kuwo baro ku leh Magaalada Muqdisho, kuwaasoo lagu sheegay inay doonayaan inay iska abaabulaan si ay dagaal xooggan ula galaan Dowladda iyo Ciidammada Ethiopian-ka ah.
Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe)
xuurshe114@hotmail.com
Muqdisho-Somalia
Tel:002521-5573321
Xaafadaha Muqdisho oo xalay lagu arkay ciidamadii ICU
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Xaafadaha Muqdisho oo xalay lagu arkay ciidamadii ICU
Hiiraan:
This is bullshiid of Somaliweyn's AfBiijo's personal website. Somaliweyn is looking to create war in Xamar.
This is bullshiid of Somaliweyn's AfBiijo's personal website. Somaliweyn is looking to create war in Xamar.
- COSTA
- SomaliNet Super
- Posts: 13754
- Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
- Location: (Sapo)= Min arbetsgivare
Re: Xaafadaha Muqdisho oo xalay lagu arkay ciidamadii ICU
THIS IS GREAT NEWS
LET THE TERRORISTS COME OUT'
THEY WILL LEARN HOW TO LIVE IN A CIVILIZED SOCIETY
Abdi wahaab i know the Somaliweyn.com owner he is Abgaal who lives in Guthenburg or Göteborg
LET THE TERRORISTS COME OUT'
THEY WILL LEARN HOW TO LIVE IN A CIVILIZED SOCIETY
Abdi wahaab i know the Somaliweyn.com owner he is Abgaal who lives in Guthenburg or Göteborg
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Xaafadaha Muqdisho oo xalay lagu arkay ciidamadii ICU
mujahidiinta difaaca dalka iyo diinta ee maxaakiimta islaamiga waa diyaar 100%.
inshalah mardhaw meeydka gaalada TIGREE aidiska qaba iyo dabadhilifkooda oo wadooyinka xamar waran waad arki doontaan inshalah.
mujaahidiinta maxaakiimta islaamiga guuul inshalah.
jab iyo halaag ayaa u sugnaadey gaalada kiristaan ethiopia iyo dabadhilifyada abdulahi yusuf iyo jaajuuska geedi
.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 729 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 3 Replies
- 666 Views
-
Last post by BanadirBeauty
-
- 8 Replies
- 6782 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 4 Replies
- 7166 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 0 Replies
- 406 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 5762 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 5648 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 6 Replies
- 107745 Views
-
Last post by Colonel
-
- 1 Replies
- 1166 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 0 Replies
- 576 Views
-
Last post by libaaxyare