Maleeshiyaadka Puntland Oo Dhibaato Ku Haya Haweenka Xijaaba

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Maleeshiyaadka Puntland Oo Dhibaato Ku Haya Haweenka Xijaaba

Post by Hiiraan boy »

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Maleeshiyaadka Puntland ee ku sugan Isgoysyada KM4 iyo KM-5 oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa halkaaso iyagoo ka wada howlo baaritaan ah ka waday ayaa bilaabay in haweenka xiran indha shareerka si qasab ah uga furaan isla markaasna ay si xun ula dhaqmaan.

Maleeshiyadaan baaritaanada ka wada wadooyinkaas ayaa bilaabay in haweenka muslimiinta ah ee xiran indha shareerka si qasab ah uga furaan, iyadoo dhacadadii u dambeysay ay aheyd maalinamadii shalay oo agagaarka Zoope ay haween xiran Indha Shareerka oo saarnaa gaari Bl ah ay si qasab ah uga fureen, Arrintan ayaa waxaa aad uga carooday Bulshada ku dhaqan magaalada Muqdisho, iyagoo ku tilmaamay in arrintaas ay tahay, mid lid ku ah, ku dhaqanka shareecada islaamka.Saraakiisha Ciidamada Dowladda ayaa ku andacooda in sababaha ay hablaha indha shareerka uga dhigaan ay tahay, in ay ogaadaan cida ay yihiin, iyagoo sheegay in ay ka cabsi qabaan in rag indha shareerka xiran ay ku soo dhex dhuuntaan gawaarida, isla markaana sameeyay falal ka dhan ah Ciidamada.
sexy_Jamaad
Posts: 6
Joined: Thu Dec 14, 2006 10:10 am
Location: liverpool

Re: Maleeshiyaadka Puntland Oo Dhibaato Ku Haya Haweenka Xijaaba

Post by sexy_Jamaad »

jooji beenta intaad waariye is digaysid warkagu waa beenbeensii ee dhaandhaan yohow iska hadlayaa
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”