Saleebaan Colaad Rooble “Walaahi C/laahi Yuusuf iyo xulufadiisa inaan loo saamixi-doonin xasuuqa ay ka wadaan magaalada Muqdsihoâ€
Xildhibaan Saleebaan Colaad Rooble oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka ee ayi sku fikirka yihiin guddoomiyihii xilka laga qaaday Shariif Xasan Sheekh Aadan, haatana ku sugan dalka Eretereya ayaa xiriir uu la soo sameeyey boggan, wuxuu ku taageeray qodobadii ka soo baxay shirkii shalay ay Muqdisho ku yeesheenb waxgaradka beesha Hawiye.
“Walaahi C/laahi Yuusuf iyo xulufadiisa inaan loo saamixi-doonin xasuuqa ay ka wadaan magaalada Muqdsiho iyo nawaaxigeeda, waxaan si buuxda u ayidsanahay hadalada wax ku oolka leh ee iska soo daba dhaca ee ka soo baxaya waxgaradka beelaha Hawiye, waxaana leenahay xaq baad u leedihiin inaad is difaacdaan, dhinaca kale waxaan la hadlayaa beelaha kale ee Soomaaliyeed inaysan indhaha ka qabsan arrinkaa oo ay garab istaagaan odoyaashaa xal doonka haddii kale waxay u muuqanaysa inay ku raaliyiin in Amxaaro dad ku xasuuqdo magaalada Muqdisho, waxaan si gaar ah ula hadlayaa walaalahayaga reer Punt-land ee wiilashadoo la soo marin habaabinayo isla markaana maalin kasta lagu soo daabaulaya Muqdsho iyo agagaarkeeda inay arinkaa dib u eegaan oo ay joojiyaan si loo hor istaago in ay halkaa ka dhicin dhibaatooyin salka la gala waxyaabo aad moodo in laga soo gudbay oo uu qabiilku ugu horreeyo†ayuu yiri Saleebaan Colaad Rooble wuxuuna intaa raaciyey in taariikhdu xusi doonto kuwa dalka u soo horkacayo Itoobiyaanka ee shacabka ku xusuuqaya si ay mansab ugu helaan.
Xafiiska Nairobi, Kenya
Walaahi C/laahi Yuusuf iyo xulufadiisa inaan loo saamixi-doo
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 9072 Views
-
Last post by nasringurl
-
- 4 Replies
- 1742 Views
-
Last post by Fale
-
- 0 Replies
- 417 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 4 Replies
- 627 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 0 Replies
- 511 Views
-
Last post by siciid harti
-
- 0 Replies
- 552 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 1 Replies
- 587 Views
-
Last post by Somali-Transporter
-
- 0 Replies
- 514 Views
-
Last post by Hiiraan boy