Fire in Bakaaraha: no coincidence!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Somaliweyn
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3604
Joined: Thu Apr 01, 2004 7:00 pm
Location: The (Re-)Birth of the Somali Republic

Fire in Bakaaraha: no coincidence!

Post by Somaliweyn »

Dab xoog leh oo maanta ka kacay Bakhaar ku yaala Suuqa weyn ee Bakaaraha

Dabkan ayaa bilowday manta duhurtii Bakhaar weyn oo ay leedahay shirkada keenta Rinjiga ee shirkadda National Paints waxaana dabkan uu gabi ahaanba dhulka dhigay dhismihii bakhaarkaasi iyada oo ay ku burbureen hanti ad u fara badan.


Dabkan ayaa la sheegay in uu ka dhashay Koranto dab laga istickmaalo oo bakhaarkaasi ku tiilay, waxaana lagu guuleystay dabkaasi in uusan ku sii fidin bakhaaro kale wallow uu baabi'iyey sandaqado kale oo ku hareer yiilay bakhaarka.


Waxaa illaa hada soconayo gurmad balaaran oo ay sameynayaan kooxo dabdamisyada , kuwaas oo la tacaalaya sidii dabkaasi loo joojin lahaa, waxaana dabkan uu ku soo beegmayaa xili manta qeybo badan oo Muqdisho ka mid uu ka soconayo dagaalo qaraar.



C/raxmaan Maxamed Xasan (Xudeyfi)/SMC/Mogadishu/Somalia

---------------


This fire is no coincidence or accident.

Soon Tigre's and their puppets will put their plan to work to destroy the largest market in all of East-Africa.

Bakaaraha market is the heart of Mogadishu economy, and as we all know there are alot of people who envy this great free market.

The Tigre's and their puppets want to robb Mogadishu economy, or at least bring great destruction to it!


Mogadishu businessclass must invest all their money into the Liberation struggle

If not,

they will loose their wealth since without bakaaraha market they have no existence.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Fire in Bakaaraha: no coincidence!

Post by LiQaaye_TDH »

Tolo yaa ka danbeeyay? Laughing
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: Fire in Bakaaraha: no coincidence!

Post by XidigtaJSL »

Darod.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Fire in Bakaaraha: no coincidence!

Post by LiQaaye_TDH »

^ Laughing
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: Fire in Bakaaraha: no coincidence!

Post by sadeboi »

Loomaoyaan iyo Iidoor
User avatar
GeneraleQ
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 345
Joined: Sun Feb 04, 2007 11:24 pm
Location: Majareerteen Anaa Waso!

Re: Fire in Bakaaraha: no coincidence!

Post by GeneraleQ »

^:lol:

Talk about being pathetic! Their houses are still occupied & they sit on their hands.

Daarood= A culture of incompetence.
User avatar
Enemy_Of_Mad_Mullah
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20796
Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya

Re: Fire in Bakaaraha: no coincidence!

Post by Enemy_Of_Mad_Mullah »

no hesitation straight away darod Laughing
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Fire in Bakaaraha: no coincidence!

Post by LiQaaye_TDH »

Odagi geedka korey iyad sidataye Laughing
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: Fire in Bakaaraha: no coincidence!

Post by COSTA »

TFG must destroy all the financial backers of the terrorist groups in Mogadishu

and Merkato is the largest market in Africa and its in Addis abeba
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: Fire in Bakaaraha: no coincidence!

Post by sadeboi »

Generale Q ha ooynin marka Laughing Ano calaacaloyo miyaad aragta?

Liqaaye, geedke? halyeyga left the city and went to his city and when he was confident he went back to fight like men, can we say the same for pathetic men whom you praise that hide in the homes of their family? Who used children and women as shields, you dare speak of Barre; there is no iidoor who is equal to him, and I dare to mention one who accomplished what he has.
User avatar
GeneraleQ
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 345
Joined: Sun Feb 04, 2007 11:24 pm
Location: Majareerteen Anaa Waso!

Re: Fire in Bakaaraha: no coincidence!

Post by GeneraleQ »

Sadeboi,

War Daarood geesinimo laguma yaqaano! We all know this is still 1991 for your people, so fight like men & reclaim your properties and dignity or shut up instead of cheering behind Tigres.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Fire in Bakaaraha: no coincidence!

Post by LiQaaye_TDH »

War miyaano walaalka wax ku sheegin!!!! Dadkan waxba aan is barayn waxay...
Sheekodani waxay ka dhacday kismaayo....

4 Nin oo Ceyr ah iyay ahaayen, midi burdh iyo sitay labana faashash mid kalena ak47 bila rasaas ah....23 waxay ahaayen mareexan aka kaalmoy family, ilen intas iyay ka kooban yahinbe..
3 ragg iyay ahaayen, 20 dumar, waa cidanka Mareexan kaalmoy......Barre huraale Geed iyo koray marki intii kale baxsatay like his brother ( mR Chimpanzee Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
User avatar
GeneraleQ
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 345
Joined: Sun Feb 04, 2007 11:24 pm
Location: Majareerteen Anaa Waso!

Re: Fire in Bakaaraha: no coincidence!

Post by GeneraleQ »

LiQaaye,

Laughing Laughing
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Fire in Bakaaraha: no coincidence!

Post by kambuli »

Tolow yaa ka dambeeyey?

Waaba la sheegey wixii ka dambeeyey oo waa kan eh...

Quote "Dabkan ayaa la sheegay in uu ka dhashay Koranto dab laga istickmaalo oo bakhaarkaasi ku tiilay, waxaana lagu guuleystay dabkaasi in uusan ku sii fidin bakhaaro kale wallow uu baabi'iyey sandaqado kale oo ku hareer yiilay bakhaarka. "

Iimaanka Ilaahay ka qaad bal eega kuwan shaqo ka dhigtey isku dirka... Duf ku baxa... Acuudu Bilaah...
User avatar
GeneraleQ
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 345
Joined: Sun Feb 04, 2007 11:24 pm
Location: Majareerteen Anaa Waso!

Re: Fire in Bakaaraha: no coincidence!

Post by GeneraleQ »

Kambuli,

Meesha ka dhex bax, adeer! Rag baa isku jimicsanaya.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”