http://www.youtube.com/watch?v=AXOAicyBCq4
Anyone know where I can get the lyrics?
Ahmed Naaji Classic - know the name?
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- dhuusa_deer
- SomaliNet Super
- Posts: 8152
- Joined: Wed Feb 09, 2005 4:13 pm
- Location: Canada
Re: Ahmed Naaji Classic - know the name?
Waa hees qatar ah sxb, anigaa 1960skii qaaday, lol. Lyrics haddaa rabtid waa inaa 2000 us dollar ah isoo dirtid.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 267
- Joined: Sat Feb 17, 2007 7:44 am
- Location: socotra
Re: Ahmed Naaji Classic - know the name?
here the lyrics
diiyooy hiddii
oo hiddidiiyooy hiddii
ax hiddidiiyooy hiddii
(repeat II)
Laacay oo hinqaday,
Hir bay laacay oo hinqaday,
oo hilaac bay baxoo handaday,
hadda na waayeyoo hakaday
waayey oo hakaday
halyey waayey oo hakaday
oo haween baan ahoo habraday
hiil iyo mid na hoo ma galo
diiyooy hiddii
oo hiddidiiyooy hiddii
ax hiddidiiyooy hiddii
aawadaa ma ledo
hurdada aawada ma ledo
hummaagaagii bay hor-kacay
hawshaadii ma soo hadh-galo
kula qaybsadaa
hawshaan kula qabsadaa
oo harraadkaan kula qabaa
oo anigu waan kula hayaa
ee adaan i hagaajinanayn
diiyooy hiddii
oo hiddidiiyooy hiddii
ax hiddidiiyooy hiddii
ya hal baan lahaa
way aduunyo hal baan lahaa
hanaeedkii na wow hayaa
ee maxaydin hayee , idin helay ?
ya siduui go'ay
halbowle siduu i go'ay
haabhaadtay waxaanan hayn
hoogayoo ba'ayey ma hadhay ?
diiyooy hiddii
oo hiddidiiyooy hiddii
ax hiddidiiyooy hiddii
ma dhamma la yidhi
haween ma dhammaa la yidhi
hablow aniga ydin hanan
ee hubaal hal ma siisannaa ?
hubsitow halyey
diiyooy hiddii
oo hiddidiiyooy hiddii
ax hiddidiiyooy hiddii
diiyooy hiddii
oo hiddidiiyooy hiddii
ax hiddidiiyooy hiddii
(repeat II)
Laacay oo hinqaday,
Hir bay laacay oo hinqaday,
oo hilaac bay baxoo handaday,
hadda na waayeyoo hakaday
waayey oo hakaday
halyey waayey oo hakaday
oo haween baan ahoo habraday
hiil iyo mid na hoo ma galo
diiyooy hiddii
oo hiddidiiyooy hiddii
ax hiddidiiyooy hiddii
aawadaa ma ledo
hurdada aawada ma ledo
hummaagaagii bay hor-kacay
hawshaadii ma soo hadh-galo
kula qaybsadaa
hawshaan kula qabsadaa
oo harraadkaan kula qabaa
oo anigu waan kula hayaa
ee adaan i hagaajinanayn
diiyooy hiddii
oo hiddidiiyooy hiddii
ax hiddidiiyooy hiddii
ya hal baan lahaa
way aduunyo hal baan lahaa
hanaeedkii na wow hayaa
ee maxaydin hayee , idin helay ?
ya siduui go'ay
halbowle siduu i go'ay
haabhaadtay waxaanan hayn
hoogayoo ba'ayey ma hadhay ?
diiyooy hiddii
oo hiddidiiyooy hiddii
ax hiddidiiyooy hiddii
ma dhamma la yidhi
haween ma dhammaa la yidhi
hablow aniga ydin hanan
ee hubaal hal ma siisannaa ?
hubsitow halyey
diiyooy hiddii
oo hiddidiiyooy hiddii
ax hiddidiiyooy hiddii
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 840 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 0 Replies
- 413 Views
-
Last post by GAMES
-
- 3 Replies
- 467 Views
-
Last post by OAF
-
- 14 Replies
- 1839 Views
-
Last post by beachsounds
-
- 0 Replies
- 614 Views
-
Last post by Righteous
-
- 0 Replies
- 348 Views
-
Last post by tightrope
-
- 0 Replies
- 11 Views
-
Last post by SadeMedia
-
- 1 Replies
- 601 Views
-
Last post by Based
-
- 6 Replies
- 787 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 1 Replies
- 1056 Views
-
Last post by quark