waxba waxbay ka horeyan

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

waxba waxbay ka horeyan

Post by gobdoon »

Dadka Xamar kudagalamaya wa gacan ku dhiiglayal an nabad donayn,haday nabad iyo xasilan donayan 17 sano oo ugu dameyey bay samayn lahayen,marka britiritiga waxa waye in nabad lahelo oo xabada lajoojiyo,marka dadka Xamar dega nabada iyo sharciga iyo kaladamaynta ay lo bahanyahay inay tageran xata haday dawlada iyo ciidamada itoobiyanka ay ka soo horjeedan waxa fiican waxay raban inay nabad iyo wanag ku radiyan lakin wa inay hubka iska dhigan oo ay Xabada jojiyan,hadi xabad ay wax keenayso 17 sano oo tegey bay keeni lahayd.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”