Cabdullahi Yusuf's Message to Rer Muqdisho

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Cabdullahi Yusuf's Message to Rer Muqdisho

Post by AbdiWahab252 »

“Meeshii uu Madfac nooga soo dhaco madaafiic ka xoog badan ayaan ku rideynaa, waana in shacabku iska qabtaa kuwa madaafiicda ka soo dhex ridaya haddii kale iyaga qudhooda ayaa lagu garaaci doonaa”

As quoted on Voice of America Somali Service


Anyone who had doubts this was a qabiil war, there you have it from the Iblis himself.
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Cabdullahi Yusuf's Message to Rer Muqdisho

Post by Dhaga Bacayl »

A/W

He is the ultimate warlord in Somali history. What do you expect from a man called YEY.

The question is, why did the hawiye elected him in the first place. What was thought behind that?
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Cabdullahi Yusuf's Message to Rer Muqdisho

Post by AbdiWahab252 »

Dhaga,

CY was elected by politicians not in a fair election that civilians voted in. The politicians came from every tribe including ones who claim to represent you.

So its unfair to state Hawiye voted for him because there were no elections in Hawiyedom with ballots casted for him,
User avatar
Babygal
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3566
Joined: Wed Oct 15, 2003 7:00 pm
Location: Aapsao Alaga dUr for sure...

Re: Cabdullahi Yusuf's Message to Rer Muqdisho

Post by Babygal »

Dude, Are you gay? You seem to be obbsessed with yusef.. Shocked
User avatar
Aiman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2549
Joined: Mon Oct 20, 2003 7:00 pm

Re: Cabdullahi Yusuf's Message to Rer Muqdisho

Post by Aiman »

[quote="AbdiWahab252"]“Meeshii uu Madfac nooga soo dhaco madaafiic ka xoog badan ayaan ku rideynaa, waana in shacabku iska qabtaa kuwa madaafiicda ka soo dhex ridaya haddii kale iyaga qudhooda ayaa lagu garaaci doonaa”

As quoted on Voice of America Somali Service


Anyone who had doubts this was a qabiil war, there you have it from the Iblis himself.[/quote]

You are giving that pet too much attention it did not deserve.
Cilmiile
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3722
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
Location: Dabkeenaa bakhtiya roobna waa ina dul joogaaye

Re: Cabdullahi Yusuf's Message to Rer Muqdisho

Post by Cilmiile »

Seems like a reasonable statement.
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Cabdullahi Yusuf's Message to Rer Muqdisho

Post by Ina Baxar »

I agree with you AW , CY as well as the governor or president{wateva you wanna call him} of Puntland are elected by loyal members , so they're presiding over a Politburo of some sort.
Waryee AW , war waa adigan beriyahan dagaal ku jiree tan yaree Babygal "plunders of war" miyaad u qaadatid? Laughing
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: Cabdullahi Yusuf's Message to Rer Muqdisho

Post by XidigtaJSL »

Faysal Cali Waraabe oo ku baaqay in loo gurmado Dagaal yahaniinta Hawiye.

--------------------------------------------------------------------------------



Faysal Cali Waraabe.()
hadhwanaag 2007-03-22 (Hadhwanaagnews) Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa ku tilmaamay dagaalka Muqdisho xasuuq lagu samaynayo beesha Hawiye, kaasoo uu xusay inay samaynayaan wax uu ugu yeedhay ciidanka Majeerteeniya ee halkaa la geeyay. Isla-markaana, wuxuu Xisbiga UCID dagaalkaa ku macneeyay mid digniin ugu filan Somaliland, sidaa daraadeedna wuxuu ugu baaqay xukuumadda Somaliland in gebi ahaanba wixii dhaqaale la hayo la geliyo ciidamadda, lana sameeyo diyaar-garow ciidan, si dhaqso ahna loo tago xuduudka bariga. Sidaana wuxuu Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ku sheegay war uu xalay khadka telefoonka ku siiyay Wargeyska Ogaalka.

Warkaa uu Gudoomiyaha UCID Ogaal siiyayna wuxuu u dhignaa sidan;

“Waxa Shalay ka dhacay Muqdisho waxay inoo tahay digniin, waxaana si cad u muuqata, himiladii uu ku haminayay Cabdilaahi Yuusuf, inuu hir-gelinayo ee ahayd, inuu qabaa'ilka Soomaaliya dib isugu diro, isagoo ku andacoonaya, waxaan samaynayaa wax la yidhaa aar-goosi reerkayga lagu sameeyay. Ta shalay ka dhacday Muqdisho waxay maanta ina tusaysaa inay tahay mid inagana inagu soo socota, oo hadaynaan ka diyaar-garoobin, ay ina qabsan doonto, oo qorshaha ugu jirto Cabdilaahi Yuusuf.

Markaa annagu xisbi ahaan waxaan aad iyo aad uga xunahay xasuuqa lagu samaynayo beesha Hawiye, ciidamada ka yimi maamul-goboleedka Majeerteeniya ay ku samaynayaan. Taasina waxay keenaysaa cawaaqib xun, oo mar dambe Soomaaliyi aanay wada daawaynsan Karin.

Caado Soomaalidu umay lahaan jirin inay ciidan shisheeye ah isu soo kaxaystaan, iyagaa kala calaf-qaadi jiray. Laakiin, maanta Cabdilaahi Yuusuf wuxuu bilaabay bog cusub, inu ciidamo shisheeye u soo kaxaysto si uu u xasuuqo Soomaalida qabaa'ilo ka mida, waxaanan leeyahay qofka Soomaalinimada jeceli ha ku noolaado, Jabuuti, ama Itoobiya ama Somaliland, ama Ereteriya, waa in arrintaa laga hor-tagaa, oo aan loo suura-gelinin in dadka reer Muqdisho la xasuuqo.

Markaa annaguna waxaanu dawlada Somaliland ku boorinaynaa, waa in wax allaaliyo waxay u hayso, ciidamada loo huro, oo ciidan adag la dhisaa, derajada la siiyaa, xuduudahana si dhakhso ah lagu tagaa.

Shacbiga Somaliland waxaan leeyahay sidii berigii SNM-ta loo caawin jirtay waa in aan u caawinaa ciidamada, oo sanduuq loo furaa, waa inaan la eegan waxa soo socda, xamarna aan laga aamusnaanin.

Waa in gacan la siiyaa, adduunkana la tusaa, loona sheegaa in waxa meesha ka socdaa dawlad ahayne, ay tahay qabiil, qabiil dusha laga saaray iyagoo magac dawladeed wata. Waxay taasi ku tusaysaa oo ay u eg tahay tii inaga nalagu xasuuqay ee magaca dawlad Soomaaliyeed laynagu xasuuqay, magaalooyinkeeniina lagu burburiyay ee xabaalo wadareedyada lagu sameeyay, maantana tiiyoo kale ayaa Xamar ka socota, markaa in la daawado maaha in wixii ku dhacay Somaliland ay Koonfurna ku dhacaan, wax la daawado maaha, waa wax Soomaaliya cawaaqib xumo u keenaya.

Dullaan waa inagu soo socdaa, oo hada waxaa jirta 800 oo nin oo ciidana oo Boosaaso lagu tababarayo agteeda, oo loo diyaarinayo inay inaga xageena u soo duullaan, ayaa loo tababarayaa.

Dagaalku waa dagaal ballaadhan oo Cabdilaahi Yuusuf uu doonayo inuu Soomaaliya iyo Somaliland uu ku sameeyo Maamul (Boqortooyo) Majeerteeniya ah.

Dawladda Itoobiya waxaan leeyahay in dhiig Soomaaliyeed faraha loo geliyo maaha, inay Soomaali u kala eexato maaha, inay cadaawad Soomaali ka samaysato oo guruub reer yar ay Soomaali inteeda kale ka raacdo maaha. Waa inay Soomaali kula noolaataa nabad iyo jaarnimo, ha joogo Jabuuti, Somaliland , NFD, ama Soomaaliyaba, yaan ciidamadeeda iyo magaceeda la isu isticmaalin, oo aan si khaldan loo isticmaalin.

Madaxweynaha Somaliland waanu kala hadalnay in ciidamadeena la dhiso, waana uu anga ogolaaday inaynu cudud samaysano dhisan, waana siyaasaha aanu dawladda ku taageerayno ayay ka mid tahay, in ciidankeena dib loo dhiso, oo la tayeeyo, aragti fiicana wuu ka leeyahay Madaxweynuhu.

Inagu xaq baan u leenahay inaynu xuduudeena tagno, waana inagu khasab inaynu xuduudaha ilaalino, cid inagu qoonsanaysaana ma jirto. Laakiin, waxa weeye inaynu gacan ka helno dadka bariga Sool degan, oo aynaan u ekaan inaynu qabsanayno. Laakiin, waa inaynu u tusnaa dawladoodii oo u imanaysa inay tahay.”
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Cabdullahi Yusuf's Message to Rer Muqdisho

Post by Dhaga Bacayl »

[quote="AbdiWahab252"]Dhaga,

CY was elected by politicians not in a fair election that civilians voted in. The politicians came from every tribe including ones who claim to represent you.

So its unfair to state Hawiye voted for him because there were no elections in Hawiyedom with ballots casted for him,[/quote]


I heard you and I know he wasn't elected by the people however, since the majority of these people in the conference were Hawiye why didn't they elect one their own?
User avatar
Babygal
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3566
Joined: Wed Oct 15, 2003 7:00 pm
Location: Aapsao Alaga dUr for sure...

Re: Cabdullahi Yusuf's Message to Rer Muqdisho

Post by Babygal »

inabaxar, leave my name alone...
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Cabdullahi Yusuf's Message to Rer Muqdisho

Post by AbdiWahab252 »

Ina Baxar, if you fancy her take her.

Dhaga,

Hawiye were not the majority of the delegates. Your "representatives" had the equal number of seats 61 as the Hawiye.
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Cabdullahi Yusuf's Message to Rer Muqdisho

Post by Dhaga Bacayl »

A/w

61 PEOPLE...from Somaliland were in the conference!

Wow..that is news to me...but I beleive you!
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: Cabdullahi Yusuf's Message to Rer Muqdisho

Post by Sadaam_Mariixmaan »

Darood will seek Ultimate Revenge ALL on Irrir Cool


Irrir Genocide coming soon...



Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
Last edited by Sadaam_Mariixmaan on Thu Mar 22, 2007 11:42 am, edited 1 time in total.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Cabdullahi Yusuf's Message to Rer Muqdisho

Post by AbdiWahab252 »

Dhaga: More than that, you forgot to include Rer Sool
User avatar
Young Royal
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 414
Joined: Thu Dec 30, 2004 10:18 pm
Location: Puntland...The Land of Punt

Re: Cabdullahi Yusuf's Message to Rer Muqdisho

Post by Young Royal »

[quote="AbdiWahab252"]...Cabdullahi Yusuf's Message to Rer Muqdisho, “Meeshii uu Madfac nooga soo dhaco madaafiic ka xoog badan ayaan ku rideynaa, waana in shacabku iska qabtaa kuwa madaafiicda ka soo dhex ridaya haddii kale iyaga qudhooda ayaa lagu garaaci doonaa”.....[/quote]

^AW,

If you put your "qabiil" card aside am sure you would have seen Mr. Yusuf's message differently since his message is self explanatory...You see his message there justifies itself. The clowns are hiding and using the civilians as shields and the Government is telling the civilians to not let their neighborhoods be used and if so, leave the area so that the Government can freely deal with them without restraining themselves. Simple as that!
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”