Faysal Cali Waraabe oo ku baaqay in loo gurmado Dagaal yahan
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- XidigtaJSL
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2428
- Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
- Location: Erigavo, Sanaag
Faysal Cali Waraabe oo ku baaqay in loo gurmado Dagaal yahan
Faysal Cali Waraabe oo ku baaqay in loo gurmado Dagaal yahaniinta Hawiye.
--------------------------------------------------------------------------------
Faysal Cali Waraabe.()
hadhwanaag 2007-03-22 (Hadhwanaagnews) Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa ku tilmaamay dagaalka Muqdisho xasuuq lagu samaynayo beesha Hawiye, kaasoo uu xusay inay samaynayaan wax uu ugu yeedhay ciidanka Majeerteeniya ee halkaa la geeyay. Isla-markaana, wuxuu Xisbiga UCID dagaalkaa ku macneeyay mid digniin ugu filan Somaliland, sidaa daraadeedna wuxuu ugu baaqay xukuumadda Somaliland in gebi ahaanba wixii dhaqaale la hayo la geliyo ciidamadda, lana sameeyo diyaar-garow ciidan, si dhaqso ahna loo tago xuduudka bariga. Sidaana wuxuu Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ku sheegay war uu xalay khadka telefoonka ku siiyay Wargeyska Ogaalka.
Warkaa uu Gudoomiyaha UCID Ogaal siiyayna wuxuu u dhignaa sidan;
“Waxa Shalay ka dhacay Muqdisho waxay inoo tahay digniin, waxaana si cad u muuqata, himiladii uu ku haminayay Cabdilaahi Yuusuf, inuu hir-gelinayo ee ahayd, inuu qabaa'ilka Soomaaliya dib isugu diro, isagoo ku andacoonaya, waxaan samaynayaa wax la yidhaa aar-goosi reerkayga lagu sameeyay. Ta shalay ka dhacday Muqdisho waxay maanta ina tusaysaa inay tahay mid inagana inagu soo socota, oo hadaynaan ka diyaar-garoobin, ay ina qabsan doonto, oo qorshaha ugu jirto Cabdilaahi Yuusuf.
Markaa annagu xisbi ahaan waxaan aad iyo aad uga xunahay xasuuqa lagu samaynayo beesha Hawiye, ciidamada ka yimi maamul-goboleedka Majeerteeniya ay ku samaynayaan. Taasina waxay keenaysaa cawaaqib xun, oo mar dambe Soomaaliyi aanay wada daawaynsan Karin.
Caado Soomaalidu umay lahaan jirin inay ciidan shisheeye ah isu soo kaxaystaan, iyagaa kala calaf-qaadi jiray. Laakiin, maanta Cabdilaahi Yuusuf wuxuu bilaabay bog cusub, inu ciidamo shisheeye u soo kaxaysto si uu u xasuuqo Soomaalida qabaa'ilo ka mida, waxaanan leeyahay qofka Soomaalinimada jeceli ha ku noolaado, Jabuuti, ama Itoobiya ama Somaliland, ama Ereteriya, waa in arrintaa laga hor-tagaa, oo aan loo suura-gelinin in dadka reer Muqdisho la xasuuqo.
Markaa annaguna waxaanu dawlada Somaliland ku boorinaynaa, waa in wax allaaliyo waxay u hayso, ciidamada loo huro, oo ciidan adag la dhisaa, derajada la siiyaa, xuduudahana si dhakhso ah lagu tagaa.
Shacbiga Somaliland waxaan leeyahay sidii berigii SNM-ta loo caawin jirtay waa in aan u caawinaa ciidamada, oo sanduuq loo furaa, waa inaan la eegan waxa soo socda, xamarna aan laga aamusnaanin.
Waa in gacan la siiyaa, adduunkana la tusaa, loona sheegaa in waxa meesha ka socdaa dawlad ahayne, ay tahay qabiil, qabiil dusha laga saaray iyagoo magac dawladeed wata. Waxay taasi ku tusaysaa oo ay u eg tahay tii inaga nalagu xasuuqay ee magaca dawlad Soomaaliyeed laynagu xasuuqay, magaalooyinkeeniina lagu burburiyay ee xabaalo wadareedyada lagu sameeyay, maantana tiiyoo kale ayaa Xamar ka socota, markaa in la daawado maaha in wixii ku dhacay Somaliland ay Koonfurna ku dhacaan, wax la daawado maaha, waa wax Soomaaliya cawaaqib xumo u keenaya.
Dullaan waa inagu soo socdaa, oo hada waxaa jirta 800 oo nin oo ciidana oo Boosaaso lagu tababarayo agteeda, oo loo diyaarinayo inay inaga xageena u soo duullaan, ayaa loo tababarayaa.
Dagaalku waa dagaal ballaadhan oo Cabdilaahi Yuusuf uu doonayo inuu Soomaaliya iyo Somaliland uu ku sameeyo Maamul (Boqortooyo) Majeerteeniya ah.
Dawladda Itoobiya waxaan leeyahay in dhiig Soomaaliyeed faraha loo geliyo maaha, inay Soomaali u kala eexato maaha, inay cadaawad Soomaali ka samaysato oo guruub reer yar ay Soomaali inteeda kale ka raacdo maaha. Waa inay Soomaali kula noolaataa nabad iyo jaarnimo, ha joogo Jabuuti, Somaliland , NFD, ama Soomaaliyaba, yaan ciidamadeeda iyo magaceeda la isu isticmaalin, oo aan si khaldan loo isticmaalin.
Madaxweynaha Somaliland waanu kala hadalnay in ciidamadeena la dhiso, waana uu anga ogolaaday inaynu cudud samaysano dhisan, waana siyaasaha aanu dawladda ku taageerayno ayay ka mid tahay, in ciidankeena dib loo dhiso, oo la tayeeyo, aragti fiicana wuu ka leeyahay Madaxweynuhu.
Inagu xaq baan u leenahay inaynu xuduudeena tagno, waana inagu khasab inaynu xuduudaha ilaalino, cid inagu qoonsanaysaana ma jirto. Laakiin, waxa weeye inaynu gacan ka helno dadka bariga Sool degan, oo aynaan u ekaan inaynu qabsanayno. Laakiin, waa inaynu u tusnaa dawladoodii oo u imanaysa inay tahay.â€
Axmed Jeele Xasan
Ahmedjeelle@hotmail.com
Xigasho Wargeyska Ogaal

Re: Faysal Cali Waraabe oo ku baaqay in loo gurmado Dagaal yahan
'Dagaalku Wuu Sii Soconayaa Inta Maleeshiyadda Puntland Ka Baxayso Muqdisho' Madax Dhaqameedka Hawiye
Somaliland.Org — Muqdisho, Somaliya — 22 March, 2007
--------------------------------------------------------------------------------
Muqdisho (Somaliland.Org) Madax dhaqameedka beelaha Hawiye oo maalmahan shirar is daba jog ah uga soconayeen magaaladda Muqdisho ayaa baaqaq kala duwan ka soo saaray colaadda kazoo cusboonatay koonfurta Somaliya, gaar ahaan magaaladda Muqdisho. Baaq ay soo saaren shalay kadib shirar maalmahan u socday ayaa madax dhaqameedku waxay sheegeen in dagaalada shalay ka bilowday magaaladda Muqdisho ay sii socon doonaan inta ciidamada Puntland ay joogaan magaalada Muqdisho.
Nabadoon Cabdi Shariif Max'ed Diini oo ka mid ah madax dhaqamedka beelaha Hawiye ayaa waxa uu si kulul uga hadlay dagaaladii shalay ka dhacay caasimadda, isagoo ku eedeeyay in ay soo qaadeen maleeshiyo uu sheegay in laga keenay dhinaca Puntland oo dowladda KMG ah ay soo gelisay magaalada Muqdisho; isagoo sheegay in dagaaladaasi ay si rasmi ah isaga horyimaadeen ciidamo ka tirsan dowladda KMG ah iyo Beelaha Hawiye oo u dul qaadan waayay dhibaatooyinka ay ku hayaan ciidamada maamulka Puntland magaalada Muqdisho iyo deegaanada dalka qaarkii.
Waxa kale oo uu Nabadoonku xusay in ilaa iyo inta ciidamo ka socda maamul goboleedka Puntland ay ku sugan yihiin magaalada Muqdisho isla markaana Madaxweyne C/laahi Yuusuf uusan joojin ku xadgudubka awood qeybsiga dowladda uu dagaalku sii socon doono.
Xafiiska Wararka Somaliland.Org ee Muqdisho

- fagash_killer
- SomaliNet Super
- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
Re: Faysal Cali Waraabe oo ku baaqay in loo gurmado Dagaal yahan
nobody share the opnions of faysal the clown.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Faysal Cali Waraabe oo ku baaqay in loo gurmado Dagaal yahan
Faisal talks too much!~
- fagash_killer
- SomaliNet Super
- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
Re: Faysal Cali Waraabe oo ku baaqay in loo gurmado Dagaal yahan
ma ila aragtay he reminds me of qanyare
-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Faysal Cali Waraabe oo ku baaqay in loo gurmado Dagaal yahan
Who the f.uck is qanyare?
Re: Faysal Cali Waraabe oo ku baaqay in loo gurmado Dagaal yahan
Faysal Cali Waraabe is politically confusing person. Just wait and see, before the sunset he will totally change and say something that contradicts this statement. I expect him to say habar giddarss are animals who should be civilized by the sword. Kill them all, till only few good once are left.
- Sadaam_Mariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 13484
- Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
- Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
- Contact:
Re: Faysal Cali Waraabe oo ku baaqay in loo gurmado Dagaal yahan
KILL ALL H/G!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
LONG LIVE DCG!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
LONG LIVE DCG!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
- fagash_killer
- SomaliNet Super
- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
Re: Faysal Cali Waraabe oo ku baaqay in loo gurmado Dagaal yahan
[quote="Dhaga Bacayl"]Who the f.uck is qanyare?[/quote]
dont you know warlord mohamed qanyare?
dont you know warlord mohamed qanyare?
- XidigtaJSL
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2428
- Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
- Location: Erigavo, Sanaag
Re: Faysal Cali Waraabe oo ku baaqay in loo gurmado Dagaal yahan
Mudane Faysal Cali Waraabe waa Mujaahid Somalilander ah and he is right in supporting Mujaahidiinta Hawiye ee iska celinaya maleeshiyada Bugland iyo Xabashida soo weerartay
-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Faysal Cali Waraabe oo ku baaqay in loo gurmado Dagaal yahan
[quote="fagash_killer"][quote="Dhaga Bacayl"]Who the f.uck is qanyare?[/quote]
dont you know warlord mohamed qanyare?[/quote]
Never heard of him.!

- Samatr
- SomaliNet Super
- Posts: 14767
- Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
- Location: Somewhere only we know :P
Re: Faysal Cali Waraabe oo ku baaqay in loo gurmado Dagaal yahan
Faysal Cali Waraabe waa labawajiile, maalin wuxu leeyahay Hawiyaha isla Irir baanu nahay maalin kale na Baanu Haashim baanu nahay, Hawiyihii la soo Muuslimiyay diinta wax ba nooga ma sheegi karaan. Caynkaas baa laga sugayaa ictiraafkii Somaliland. 

- fagash_killer
- SomaliNet Super
- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
Re: Faysal Cali Waraabe oo ku baaqay in loo gurmado Dagaal yahan
[quote="Samatr"]Faysal Cali Waraabe waa labawajiile, maalin wuxu leeyahay Hawiyaha isla Irir baanu nahay maalin kale na Baanu Haashim baanu nahay, Hawiyihii la soo Muuslimiyay diinta wax ba nooga ma sheegi karaan. Caynkaas baa laga sugayaa ictiraafkii Somaliland.
[/quote]
so much for garxajijs unity
lakiin waa sidaa sheeqtay and today he is a spy for riyaale like he was for afweyne 

so much for garxajijs unity

- kkk47
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2261
- Joined: Wed May 04, 2005 9:11 am
- Location: It is my way or the high way no-land but Somaliweyn
- Contact:
Re: Faysal Cali Waraabe oo ku baaqay in loo gurmado Dagaal yahan
This headless chicken clown will lead Isaaqland someday,
no matter what he says,, he is perfect leader for them

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Faysal Cali Waraabe oo ku baaqay in loo gurmado Dagaal yahan
In Cali Waraabe He is got Connection with this Warlords, i even think he is the one behind all of this
Itixaan weye...Long live the Mujaahid Cali waraabe...
But i dont support what ever he said in that statement, Hawiye aa loo gurmado....

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post