Fighting Spreads To North Mogadishu: FANAXLE Worried
Posted: Thu Mar 22, 2007 11:50 am
Oh, yeah. More Hawiye loyalists in the TFG will shoot their Punaniland & Tigrey counterparts.
Fanaxle & AFbiijo will go the way of that other Jareerten President !
LONG LIVE THE UHC !!!!
Dagaaladii ka socday qeybo ka tirsan Muqdisho oo sii xoogeystay kuna sii fiday deegaano hor leh
Waxaa maalintii labaad galay dagaal qaraar oo u dhexeeya ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa Itoobiya iyoi maleeshiyooyinka ka soo horjeeda, iyadoo dagaaladan maantana ay ku sii fideen deegaano hor leh oo ka tirsan magaalada Muqdisho sida Ex-xaruntii kulliyada ciidamada ee Jaalle Siyaad iyo xaafada Janhuuriya oo ka tirsan degmada Kaaraan ee woqooyiga magaalada Muqdisho.
Dagaaladii maanta oo ahaaa kuwo leysku adeegsanayey hubka noocyadiisa kala duwan ayaa keenay dhimashada dad gaaraya ilaa 4 qofood inta la xaqiijiyey, halka 10 qofood ka badana ay ku dhaawacmeen, waxaana la sheegay in sidoo kale ay maanta dagaalo ka dhaceen Ex-xaruntii wasaarada gaashaandhiga oo ay tan iyo shalay ay isku horfadhiyeen ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa Itoobiya oo dhinac ah iyo iyo maleeshiyooyinka diidan joogitaanka ciidamada shisheeye ee dalka.
Madaafiic kala duwan oo habow ah ayaa ku soo dhaceysa qaar ka mid ah xaafadaha Muqdisho kuwaasoo ay isweydaarsanayaan kooxaha dagaalamaya oo iyagu u muuqda kuwo aan ku xisaabtameynin waxyeelada soo gaareysa dadka rayidka ah ee magaalada degan, waxaana dagaalada Muqdisho ka dhacaya maanta ka qaxay dad aad u fara badan oo u kala baqoolay qaar ka mid ah gobolada dalka iyo magaalooyinka hareeraha ka xiga caasimada, waxaana sidoo kale weli xiran qaar ka mid ah wadooyinka Muqdisho ka dib markii ay saameyn ku yeesheen dagaalada ka socda magaalada, waxaana gaadiidkii wadooyinka mari jiray ay ka baqeen maleeshiyooyin aan cidina ka amar qaadan oo iyagu dhac iyo falal kale kula kacaya dadka.