Page 1 of 2
Mudulood state their position
Posted: Thu Mar 22, 2007 1:32 pm
by Niya
Afhayeenka Beesha Mudulood Muxudiin Xasan Afrax oo sheegay in aaney Beesha Mudulood wax lug ah ku lahayn dagaalkii shalay Muqdisho ka dhacay.
Posted to the MOL March 22, 2007, 7:36 am
Afhayeenka beesha Muddulood Muxudiin Xasan Ahrah ayaa beeniyay in Beesha Mudullood ay qayb ka ahaayeen dagaalkii shalay Muqdisho lagula galay ciidamada Dowlada KMG Somalia iyo kuwa Ethiopian-ka.
Afhayeenka ayaa sheegay in dagaalkii shalay uu ahaa dagaal u dhexeeyay dad xasilooni diid ah iyo ciidamada Dowlada KMG.
Mudane Muxudiin Xasan Afrah ayaa sheegay in dagaalkii shalay ay ka dambeeyeen abaabulkiisa Madaxweynihii Hore ee Carta , Dr. Culusow iyo xubno ka tirsan Beesha Cayr.
Afhayeenka beesha Mudullood ayaa si weyn u beeniyay warar ay soo saareen kooxo isku magacaabay Gudiga guurtida Hawiye , oo sheegay in dagaaladii shalay ay u dhexeeyeen Besha Hawiye iyo Ciidamada Qaranka Ummada Soomaaliyeed.
Afhayeenka Beelsha Muddullood ayaa eedeyn weyn u soo jeediyay kooxaha dagaalada Abaabulaya ee ka soo horjeeda nabada iyo xasiloonida magaalda Muqdisho.
Source: Radiofreesomalia
Re: Mudulood state their position
Posted: Thu Mar 22, 2007 2:20 pm
by eyes-only
yoow benta ka dharjinaa?
afarta gees'aa laga hurgufaa...mudulood kuye, even the warsangeli are fighting and are preparing to do their part. This is a united front and it will continue until the bastardos leave.
Re: Mudulood state their position
Posted: Thu Mar 22, 2007 2:22 pm
by Hyperactive
Muduloodna ma qabilba? yab badana malinba qabil osob ba la maqli.
Re: Mudulood state their position
Posted: Thu Mar 22, 2007 2:33 pm
by Cilmiile
Hyper
Everyone knows Ogadeen. Sometimes you wanna go up a level to include more tribes like Jidwaaq so u use Absame.
Mudulood is what they use when Abgaals want to include their minor brother tribes in the equation.
But for all practical purposes Mudulood refers to Abgaal.
Re: Mudulood state their position
Posted: Thu Mar 22, 2007 2:38 pm
by Hyperactive
Cilmiile thank you for explaination. But walal i'm new to all this qabiil. I just learned what Absame is. I thought was another qabil. Runtii aniga haweya wax an ka aqan majirto. Haweya oma dafo. Idinkaba kala garanaya. Anigu haweya wa i haweya.

Re: Mudulood state their position
Posted: Thu Mar 22, 2007 2:39 pm
by eyes-only
saying mudulood refers to abgaal is like saying darood is majeerteen
mudulood is a large sub group and includes several sub-clans of which abgaal is one...
Re: Mudulood state their position
Posted: Thu Mar 22, 2007 2:43 pm
by NoAngst.
Ciilmile is dead wrong. Mudulood is not abgaal but a grouping of abgaals and closest hawiye tribes who live near each other.
Here is Mudulood abtiris
http://www.mudulood.com/Abtirsi_Mudulood_70.gif
Re: Mudulood state their position
Posted: Thu Mar 22, 2007 2:47 pm
by Ina Baxar
Waryee hyper cilmiile iska ilaali
quote-->"saying mudulood refers to abgaal is like saying darood is majeerteen
mudulood is a large sub group and includes several sub-clans of which abgaal is one"
More like Harti is majeerteen.
Re: Mudulood state their position
Posted: Thu Mar 22, 2007 2:49 pm
by Hyperactive
[quote="Ina Baxar"]Waryee hyper cilmiile iska ilaali
[/quote]
Ina Baxar why is that? Ninko wa expert. qabilkeyga boba iga yaqan

Re: Mudulood state their position
Posted: Thu Mar 22, 2007 2:52 pm
by Cilmiile
No Angst
Thanx for clearing things up. But I still stand by what I said. The only significant tribe there is Abgaal.
Ina Baxar
Harti have 3 major Tribes. and 4 smaller ones. It is in no way comparable to Mudulood. Mudulood are Abgaal and other non-entities. Ujeejeen have Aadan Cadde as their claim to fame. Wacdaan for a short-lived uprising against the Italians. That is about it.
Re: Mudulood state their position
Posted: Thu Mar 22, 2007 3:02 pm
by Hyperactive
Cimile maxa sa ku kala baray? do you guys live close to each other or they are your rer abti?
Re: Mudulood state their position
Posted: Thu Mar 22, 2007 3:03 pm
by COSTA
Re: Mudulood state their position
Posted: Thu Mar 22, 2007 3:06 pm
by Cilmiile
Hyper,
I have lived in every part of Somalia. And paid close attention to its inhabitants. And their tribes. Hawiye is the tribe I know the least. I know most Isaaq and Daarood like the back of my hand.
Digil %Mirifle, no one can know them. Even they are confused about themselves.
Re: Mudulood state their position
Posted: Thu Mar 22, 2007 3:10 pm
by Hyperactive
You have good memory man. I cannot even learn my sub sub clan.

Re: Mudulood state their position
Posted: Thu Mar 22, 2007 3:12 pm
by Ina Baxar
Cilmiile = muran
War niyoow Harti= dhowr reer oo isku tagay
Muduulood=dhowr reer oo Abgaal ka mid yahay