Page 1 of 1

''ADAA ISOO WACAY.......HOOYADA WASE''..ADIGU IS SHEEG FIRST

Posted: Thu Mar 22, 2007 4:33 pm
by Sakhraan
War yaadhaheen Somalis savages yaa iga qabsada war intey gurigeyga so wacaan, and yet they have the nerve to ask me my name.> ''war waa kuma'' and i told the last person who rang me yesterday..''adaa isoo wacay Hooyada wasay adigu is sheek marka hore''.

Is it only me or you have the same problem with the ignorant Somalis?




SAKHRAAN>SEEKER OF TRUTH & JUSTICE.

Re: ''ADAA ISOO WACAY.......HOOYADA WASE''..ADIGU IS SHEEG FIRST

Posted: Thu Mar 22, 2007 4:36 pm
by The-Screw
looooooooool@the title



it happens all the time,

solution: don't answer numbers you don't reconize.


trust me, it works.

Re: ''ADAA ISOO WACAY.......HOOYADA WASE''..ADIGU IS SHEEG FIRST

Posted: Thu Mar 22, 2007 4:47 pm
by Sakhraan
''solution: don't answer numbers you don't reconize.''


my problem is that i always pick up the phone without even looking who it is......good advice.




SAKHRAAN>SEEKER OF TRUTH & JUSTICE.

Re: ''ADAA ISOO WACAY.......HOOYADA WASE''..ADIGU IS SHEEG FIRST

Posted: Thu Mar 22, 2007 4:54 pm
by COSTA
.

Re: ''ADAA ISOO WACAY.......HOOYADA WASE''..ADIGU IS SHEEG FIRST

Posted: Thu Mar 22, 2007 5:00 pm
by kambuli
Sak.

Hooyo cayga ayaa kugu saa'id ah... Sad Waxaad uun iska tidhaahdaa

" Yaad dooneysey walaal?" Very simple... Laughing

Re: ''ADAA ISOO WACAY.......HOOYADA WASE''..ADIGU IS SHEEG FIRST

Posted: Thu Mar 22, 2007 5:03 pm
by Sakhraan
Kambuli.......PLEASE way dhaaftay i'm sick and tired dad intay isoo wacaan hadana kuley waa kuma,you rang me b!tch yaa.

dadka gaalada markay isoo wacaan waxay ku bilaabaan their name,maxaa somalis u diidey sidaas Surprised

SAKHRAAN>SEEKER OF TRUTH & JUSTICE.

Re: ''ADAA ISOO WACAY.......HOOYADA WASE''..ADIGU IS SHEEG FIRST

Posted: Thu Mar 22, 2007 5:07 pm
by LiQaaye_TDH
[quote="Sakhraan"]War yaadhaheen Somalis savages yaa iga qabsada war intey gurigeyga so wacaan, and yet they have the nerve to ask me my name.> ''war waa kuma'' and i told the last person who rang me yesterday..''adaa isoo wacay Hooyada wasay adigu is sheek marka hore''.

Is it only me or you have the same problem with the ignorant Somalis?




SAKHRAAN>SEEKER OF TRUTH & JUSTICE.[/quote]


Laughing Laughing Laughing That happens to me sometimes, they call me on my mobile and say: Waa ayo? Laughing im like the fukk Smile

waaxay waa'ayo, Adigu iya iso wacay iso sheeg adigu........ Laughing

Glad im not the only one...

Re: ''ADAA ISOO WACAY.......HOOYADA WASE''..ADIGU IS SHEEG FIRST

Posted: Thu Mar 22, 2007 6:25 pm
by Demure
Loool... Habraha are crazy and rude, I remember hada ka hor this lady called my mom and I told her she is praying or something and to call back later, ma ii fahmin or meesan ii maqlin and she goes; naa ma carabkad la'dahay maxaad tiri? af xumidaa..! Laughing I was like what tha.. Laughing

Re: ''ADAA ISOO WACAY.......HOOYADA WASE''..ADIGU IS SHEEG FIRST

Posted: Fri Mar 23, 2007 6:08 am
by HELWAA
ala beerka Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

walle funny baad tahey sakhraano ko xiintay Laughing


Aniga waxaan sameeya markey ii waydiyaan "waayo".....i say...."" dee adigo is waydi ilayn adaa ii soo qaraacye" Laughing

Re: ''ADAA ISOO WACAY.......HOOYADA WASE''..ADIGU IS SHEEG FIRST

Posted: Fri Mar 23, 2007 7:37 am
by TarraQ
"Loool... Habraha are crazy and rude, I remember hada ka hor this lady called my mom and I told her she is praying or something and to call back later, ma ii fahmin or meesan ii maqlin and she goes; naa ma carabkad la'dahay maxaad tiri? af xumidaa..! I was like what tha.. Very Happy "

Looooooooooool, wallaahi duqdoo fiicanaa ku heshay demure, maxaa sababay laakiin xoogaa maa carrab la'dahay?

Aniga naftarkey maalinaa islaan waalan oo reer woqooyi ah belaayo igu dhigtey. It went something like this:

Tarraq:hellow,
Duqda:haa, heedhe waa kuma qofka ilahadlayaa?
Tarraq: Tarraqaa leydhahaayee eeddo yaa u baahneyd?
Duqda: Axadku miyuu dhega la'yahay,.. waar yaaa nala hadlayee baas??
Tarraq: Ee adaa nasoo wacdee duqyey waalan maxaan kaa caawinaa??
Duqda: Waar noo dhiib islaanta guriga leh (my mother) waxyoow akhlaaqda xumi. Shidh, ashixumaa wuxu.
Tarraq: Ee horta aniga ha igu qeylinin ma i kaseeyside, waa kugu dhigaa telefoonka wallahi islaan islaantaada ma aqaniyee.
Duqda: Waar noo dhiib islaanta guriga leh waxyow dhimani..
Tarraq: Ee adaa dhimane mar dambe hanasoo wicin

Ayadoo sii qeel qeelineyso aan qab ku siiyey telefonka, lol. Haddii kale iney igga soo dhexbaxdo aan ka cabsaday wallahi, she was in a bad mood.