BREAKING NEWS FIGHTING IN SOUTH MOQDISHO

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

BREAKING NEWS FIGHTING IN SOUTH MOQDISHO

Post by Hiiraan boy »

Heavy fighting erupts in south Mogadishu.

By: Mohamed Amiin.

Mogadishu 23, March.07 ( Sh.M.Network) Fierce fighting between forces loyal to the transitional federal government and insurgents opposing the presence of the government has flared up around the former ministry of defence in south Mogadishu.

The sound of heavy artillery exchange could be heard in the capital as the flight of civilians from the capital city is gathering pace.

“As we were trying to pack our belongings, the two sides started firing each other and we are very scared at the moment” said Amina Abdi, a mother of five who said that she and her family are trapped inside their house.

Meanwhile, many civilians are still leaving in their hundreds fleeing from the fighting in Mogadishu.

Shabelle Correspondent in Afgoye settlement Hassan Mayow Hassan reports that many more people were still pouring into the small agriculturally rich district which lies 30 killo meters south of Mogadishu.

“People are sleeping at the open groud” said our correspondent.

It is estimated that more than forty thousand people have fled from Mogadishu since the fighting erupted in Mogadishu.
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: BREAKING NEWS FIGHTING IN SOUTH MOQDISHO

Post by sadeboi »

I knew peace would not last that long. Why don't they give like a cease-fire in order to have all the civilians leave the place??
User avatar
Karbaash_killa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
Location: Wisil, Galmudug State of Somalia

Re: BREAKING NEWS FIGHTING IN SOUTH MOQDISHO

Post by Karbaash_killa »

You fag... . the people shouldn't go any were and your people should come to xamar and join in the freeying of somalia...

Laheystayaal mareexan ah maanta ayaa ugu horeysa inaan arko...

I used think you guys were patriots... .but i guess in the name of Darood you would help the invaders against Fellow somalis..
Steeler [Crawler2]
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12405
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Re: BREAKING NEWS FIGHTING IN SOUTH MOQDISHO

Post by Steeler [Crawler2] »

Sadeboi
Because they don't give a fock about the civilians, that's why.

Remember, this is Africa.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: BREAKING NEWS FIGHTING IN SOUTH MOQDISHO

Post by DawladSade »

KK jiljileeca iska dhaaf sxb, we WERE patriots once and how SOmalis and Hawiye repaid us is engraved in our heads. This time danteena ayaan ka fakiraynaa.

if you hadn't heard before, hear it now QAAN MAREEXAAN WAA QAAHO KUGU MAQAN
User avatar
Karbaash_killa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
Location: Wisil, Galmudug State of Somalia

Re: BREAKING NEWS FIGHTING IN SOUTH MOQDISHO

Post by Karbaash_killa »

You struggling to diffrenciate between clan war and the war between two countries...

Here we have Ethiopian soldiers inside somali and you have Majority of darood sitting back?

Does the hatred for Hawiye run that deep?.. Because you hold No significance in Somalia anymore..does that mean this war doesn't concern you?

Sad wallahi.. there is no justification..

Dont come here typing we freed somalia.. once the invaders retreat!! Evil or Very Mad
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: BREAKING NEWS FIGHTING IN SOUTH MOQDISHO

Post by DawladSade »

KK what a emotional little dhoocil you are. Dude we have been fighting the Axmaaro since 1996 when they invaded us like Germany invaded Poland you idiot. It was blietzkrieg wallahi, just in the first hour 400 Mareexaans died just from the helicopter gunships. After they destroyed our cities and leveled it to the ground did they invade us with ten times more tanks they have in Xamar today. WHo came to our Aid????? DId we cry SOMALIYEEEY help?? Fock no we handled the bastards, it took us 4 years but we finally forced them to withdraw and now we have cordial links because we wont suffer for Somalis anymore knowing how you Hawiye were clapping for our annihiliation. You won't blv what big named Hawiyes were caught saying "let the axmaaro finish the bastards off for us" ma anaa marka jiljileec iga raadinaysaa waridkaa wase, ma anaa iga raadinaysaa?????


teeda kale you darod are mad and waxba dalka kama tihiin iyo you guys are causing everything just for the presidencey isma galaan doqon yaho.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: BREAKING NEWS FIGHTING IN SOUTH MOQDISHO

Post by DawladSade »

if you want to know what happened in read here

http://www.radiogedo.com/itogedoq3.htm




Dagaalkii ay Itoobiya ku soo qaaday Soomaaliya 11sano ka hor



Baraarujin qaybtii 3aad



Qaabkii uu Dagaalku u dhacay

Waxay xabashidu weerar bahalnimo kusoo qaaday degmooyinka Dooloow ,Luuq Iyo B/xaawo maalin jimco ahayd ee 9.8.1996.Dagaalku sidaan ayuu u dhacay:-



1.Doolow: Saacadu markay ahayd 11:58 daqiiqo habeenimo ayay kasoo tilaabeen buundada doolow, waxayna kala soo gudbeen 62 baabuur oo tikniko ah. Intii aysan soo gudbin buundada waxaa dagaal dhex maray shacabkii degenaa magaalada, wuxuuna socday mudoo hal saac ah.



Khasaaraha: waxaa ku shahiiday doolow hal qof, waxaana ku dhaawacmay sadex qof. Waxay gubeen saldhigii booliska iyo Maxkamadii magaalada iyagoo raartay kutubtii tiilay. Waxay qaateen shan taar, hal matoor koronto, hal baabuur oo dhamaan shacabku lahaa.



2. Luuq: Waxaa magaalada laga soo weeraray labo jiho oo kala ah, wadada ka timaada dhanka Bohalgas iyo tan dooloow. Ciidamada duulaanka soo qaaday waxaa laga soo uririye dhamaan fadhiyada ciidamada gobolka soomaaligalbeed, laga soo bilaabo Jigjiga,Dhagaxbuur,Godeey,Mustaxiil,Qalaafo iyo Baareey.



Ciidankaas waxay wateen 73 baabuur oo isugu jira taangiyo,bebeyo, hub culus, baabuur tikniko oo ay saarnaayeen qoryo kala gedisan, sidoo kale shan diyaaradood oo ay ka mid ahaayeen 4 helicopter iyo hal ilaalo ah, waxaa duuliyaal ka ahaa rag cadaan ah, diyaaradaha waxaa ku qornaa USA air Force sida aan ognahay Maraykanku wuxuu labo asbuuc ka hor inta uusan dagaalku dhicin ku balan qaaday inuu ka caawiyo dhanka ciidamada cirka. Waxayna magaalada ku jireen sadex saacadood. Dagaalku wuxuu biloowday 7:30 daqiiqo wuxuuna dhamaaday 2:00 duhurnimo.



Khasaaraha: Duqaynta diyaaradaha waxay gaysteen, khasaare aad u culus oo inta badan ay gaarsiiyeen meelihii ay dadka shacabku lahaayeen. Waxayna burburiyeen shan guri, waxay si foolxun u duqeeyeen Isbitaalka degmada, waxay aad u waxyeeleeyeen qaybta MCH-ka ee isbitaalka waxaana ku dhaawacmay dad badan oo bukaanka Isbitaalka ka mid ahaa. Waxay waxyeelo gaarsiiyeen haantii biyaha ee magaalada, taasoo sababtay in ay magaaladu ay biyo l,aan noqoto lagana yaabo inay sababto cuduro kala gedisan, sida dhaqaatiirtu sheegeen. Waxay duqaysay oo kale xarun ay lahayd hay,adda AMREF oo ka shaqaysa caafimaadka magaalada. Waxay magaalada la dheceen hub culus oo ka dhacayey PM-ka iyo taangiyo, waxay waxyeelo u geysteen Masjidka weyn ee

magaalada ku yaala ee Alraxma. Waxay gubeen xafiisyadii dawlada oo loogu adeegi jiray bulshada, waxay gubeen Maxkamadii Degmada iyo kutubteedii.



Waxay gubeen 5 baabuur, iyagoo qaatay mid kale. Waxay bililiqaysteen guryo faro badan oo shacabku degenaa. Waxaa ku shahiiday 112 qof oo isugu jira rag iyo dumar iyo caruur. Waxaa ku dhaawacmay 92-qof, waxaa isbitaalka yimid 72 qof. Waxay qafaasheen 16-qof oo shacab ah, 14 ka mid ahna way dileen. Allah mahadiis 2dii kale way kasoo baxsadeen.



3.B/Xaawo: Saacadu markay ahayd 6:30 aroornimo ayay soo weerarareen, ciidanku waxuu kasoo gudbay wabiga daawo meel u jirta magaalada 7Km, qaybta kalena waxay ka timid dooloow waxayna wateen 29 baabuur. Ciidankaas sadex jeer ayaa la jabiyey oo runtii si foolxun loo baacsaday. Ugu dambayntii waxay kasoo talaabeen xuduudka Kenya/Somalia oo ay kasoo gudbeen, kuwaasoo ka fal galay xadka u dhaxeeya Kenya iyo Soomaaliya. Magaalada waxay qabsadeen 12:00 duhurnimo.Markay magaalada galeen waxay ka taageen calankooda.



Khasaaraha: Waxay gubeen saldhigii booliska qayb ka mid ah, waxay qaateen dhamaan kutubtii tiilay Maxkamada, waxay qaateendaawadii iyo qalabkii caafimaadka ee yaalay bukaan socod eegatada ee waalatu Alraxma. Waxay rarteen kutubtii Maktabadda (Library)Ibnu Qayim oo la oran karo wuxuu ahaa khasaarihii ugu weyna oo soo gaaray degmada; waxay la tegeen saddex baabuur ;waxay qafaasheen lix qof . Waxaa ku shahiiday 20 qof , oo isugu jira rag iyo dumar.



Khasaaraha cadowga:Run ahaantii waa adag tahay in la helo khasaaraha dhimasho iyo dhaawac leh ee soo gaaray ciidanka xabashida. Sababtoo ah waxa daad guraynay diyaaradaha iyo gawaari loogu tala galay. Waxaase xaqiiq ah in ay ku dhinteen saraakiil. Waxaa ciidankii soomaalida ka dhaawacmay 15-qof oo lagu qaaday baabuur,sidoo kale askarta soomaalida waxaa ka dhimatay 18 askari, labo ka mid ah maydkooda way ka tageen, si ula kac ah iyagoo ula jeeda ku waano qaata, dhan walbana ku dhinta. Sidoo kale waxaa jiray ciidamo laga keenay Eriteria ah, ciidankaas waxaa ka dhintay 30 askari, 300 way ka dhaawacantay.



Waxaa xusid mudan:- 1-Qoraalkaan waxaa soo qoray Maamulkii markaas jiray qoladii u qaybsanayd warfaafinta. 2- Qoraalka waan soo gaabiyey. 3-Khasaaraha wuxuu ahaa hal maalin wixii dhacay waxaase ka danbeeyay maalmo kale marka dhimasho iyo dhaawac kuma dhamaystirna qoraalkaan.4- Qoralkaan waxaan soo raacinayaa baaq lasoo saaray dagaalkaas ka dib.

Baaq



Anagoo ah odayaal iyo waxgarad Soomaaliyeed, una nasab sheegana Beesha Mareexaan, waxaan ognahay in 9.8.1996 saddex degmo oo ka mid ah gobalka Gedo ay qabsadeen Ciidamada itoobiya, dadkiina ku laayeen. Waxaan Adduun weynaha u baaqaynaa in dowladda itoobiya Maxkamad caalami ah la hor keeno, lagana qaado khasaarihii gaaray shacbiga Soomaaliyeed ee ku noolaa degmooyinka , kuwaasi oo tiro dhan 300 qof lagaga dilay Weerarka, in ka badan 150 na lagu dhaawacay, hanti badana lagu burburiyey.Waxaan cambaareynaynaa weerarka burcadnimada ah ee lagu soo qaaday dadka soomaaliyeed. Waxaan beesha caalamka ka codsanaynaa in gurmad iyo gargaar bini,aadinimo loo fidiyo dadka ku waxyeeloobay weerarka.Waxaan ka xun nahay falkaas lama filaanka ah oo ka

yimid dowlada itoobiya, waxaana usoo jeedinaynaa cambaarayn iyo iney joojiso weerarada ay hadda soo waddo oo ay ku doonayso iney ku qabsato gobalka Gedo iyo kuwo kale oo ka mid ah dalka soomaaliya.Dadka waxgaradka ah ee soomaaliyeed waxaan ugu baaqaynaa in loo joogsado, loona midoobo cadowga taariikhiga ah ee itoobiya, doonaya in uu qabsado dhulka soomaaliyeed(Baroortu Orgiga ka weyn).



Waxaa baaqaan lagu soo qoray wargeys la yiraahdo Runta oo ka soo bixi jiray Nairobi-Kenya.

Dadkii soo saaray baaqaan waxay ahaayeen 19 qof, magacyadoona waa ku waan 1-Aaden Warsame Barre 2- Axmed Cibaad Bulxan 3-Xasan Shire Jucfe 4-Sh: Maxamed Gurxan 5- daabacada ka maqan magaca qofkii 5aad 6-Maxamed Xirsi Ciise 7-Cabdulaahi Macalin Nuur 8-Mursal Aadan Cigaal 9-Shariif Sh. Faarax Xasan 10-Cabdulqaadir Dheer 11-Cabdulaahi Cali Caanood 12-Macalin Ibraahin Maxamed Cali 13-Cali Cabdi Maxamed 14-Cabdirashiid Cali Faarax 15-Xasan Cabdulle Cartan 16-Cali Cabdiraxmaan Aaden 17-Hire Cabdi Cismaan 18-Xasan Cabdulle Xamuuri 19-Guhaad Cali Mire.



Waxaa halkaas ku dhamaaday qoraalkii iyo baaq 11 sano ka hor la qoray. Hadaba maxaa laga faa,iidaysan karaa qoraalkaas iyo baaqaas. Waxaan filayaa in waxbadan laga faa,iidaysan karo oo aan lasoo koobi karin. Waxaad ogaataan mar walba in aan la ogalayn wanaagu uu leeyahay Islaamka,horayna loola dagaalamay hadana isagiibaa la diidayaa, sidoo kale in uu leeyahay cadow badan,mid gudaha aha iyo mid dibada ah. Dhinaca kale soomaalida waxaa mar walba ku jira kuwo cadowga ka soo horjeesta iyo kuwo taageeraba mar walba.Waxaa kaloo mar walba la helayaa odayaal cadawga ka soo horjeeda,waloow ay badan tahay inta taageersan cadawga mar walba.



Sidoo kale khasaaraha cadawga uu gaysto in ay jiraan rag qoraya, oo maalin maalmaha Illaahay abuuray ka mid ah lagula xisaabtami doono Cadowga,haddii ay arintaas aysan dhicina, in maalinta qiyaamaha xisaab jirto. Wixii ka dhacay gobolada Gedo waa la ogaa, maantana soomaali oo dhan bay haysataa. Waxaan kaloo ka faa,iidaysanay dagaalka Dawladii soo qaaday iyo dawladihii soo kaalmeeyay, maantana in ay sidoo kale isa soo kaalmaysteen.



Anigoo qoraalkaan ka faa,iidaysanaya waxaan u sheegayaa Dadka wax qoro ee jooga Meelaha dagaalku uu ka ka dhacay in ay noo soo qoraan dhimashada,dhaawaca iyo khasaaraha kasoo gaaray shacabka. Qof walba oo Muslim ah, gaar ahaan Soomaalida waa in aan la soconaa Dawladaha dhibaatooyinka noo gaysatay si Jiilalka danbe ay u ogaadaan kulana xisaabtaan Dawladihii arimahaas ka danbeeyay. Qoladii cadawgaas soo dhawayasatay waagii hore iyo hadaba ha ogaadeen in ay la kulmayaan dhibaatooyin badan Adduunyada iyo Aakhiraba, qoladii cadawga ka hortagtana iyagaa liibaanaya Adduun iyo Aakhiraba Insha Alllaah.



Aan iswaydiino cadawgaas 11 sano ka hor dadkii soo hogaamiyey, xagee ku danbeeyeen, sidoo kale shacabkii taageeray soow laguma imtixaanin colaad iyo abaar.qofkii sii noolaada kuwa hada cadawga nagu soo hogaamiyey ogaada meesha ay ku danbeeyaan.Dadka ka soo horjeeda cadawga wadankeena kusoo duulay waxaan ugu bishaaraynaa dad xogaal u ahaa dagaaladii waxay ii sheegeen in dagaaladaas 300 qof ku shahiideen, gaaladii soo duushay iyo wixii raacsnaana looga dilay 2000 ilaa 000,Walaahu Aclam. Horaa loo yiri Gaalo jabkeeda waa qarsataa Meles Zenawi wuxuu qirtay in looga dilay 500 oo askari.Waa ay noqotaba waxaa la heli tirada rasmiga ah ee shahiiday iyo tan cadawga ka baqtiyey.Ugu danbayntii waxaa socda imtixaan Illaahay dhamaanteen xaqa hanagu sugo. Aamiin.Aamiin.Aamiin.



Walaalkiin fil islaam C.raxmaan C.laahi

waaislaamaah@hotmail.com
Steeler [Crawler2]
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12405
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Re: BREAKING NEWS FIGHTING IN SOUTH MOQDISHO

Post by Steeler [Crawler2] »

Karbash
Are you that naive? Have you forgotten the old adage "the enemy of my enemy is my friend"??

In 1993 the Abgal gave us huge support to fight the Hawiye. Yet we were white, kufr, totally foreign. Yet they were behind us 100%. Was that because they liked us so much? Of course not. It was because we were fighting their enemy. Well, the Hawiye and Darood have been in conflict for a long time. The Ethiopians are fighting the Hawiye, therefore, they are right now the friends of the Darood. Simple math here.
User avatar
Karbaash_killa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
Location: Wisil, Galmudug State of Somalia

Re: BREAKING NEWS FIGHTING IN SOUTH MOQDISHO

Post by Karbaash_killa »

^^ your right... they committed national treason.. tell me something new...

I mean how can you possibly make sense of Supporting and invading army that currently occupies your land..and then justify it by saying.. you had calkn battles with the othe somali so its k to help the invader??

Are you that stupid!!!
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: BREAKING NEWS FIGHTING IN SOUTH MOQDISHO

Post by sadeboi »

Karbaash, asxaan Majeertaan iyo Hawiye noma qabaan, marka maxa naga galey. Adigu markaad rag afghanistan iyo pakistan wadeytay so un sidi reer puntland mada u dhaqmeynin? So un afarta kono oo Somalia dhibata mada ka billawin, so un wilal marexaan mada gawracin, so un cabudwaaq mada rabin inaad gubtid...heede calacalka naga da ee iska celi raga...anakabo xabasho kaligeen baan la dagaalney...anigu rag hawiye ama majeertaan oo dhimtey kama naxayi..ee wa uun masakiinta ciyaalka iyo dhumarka waxaan ka naxnaxsanyo..illahay ha ka fogeeyo dhibatada....
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: BREAKING NEWS FIGHTING IN SOUTH MOQDISHO

Post by DawladSade »

[quote="Karbaash_killa"]^^ your right... they committed national treason.. tell me something new...

I mean how can you possibly make sense of Supporting and invading army that currently occupies your land..and then justify it by saying.. you had calkn battles with the othe somali so its k to help the invader??

[/quote]

exactly, two years ago when the tfg was abdulahi yusuf vs the mogadishu warlords your adeer cusmaan caato and muuse suudi came to kismaayo to get barre hiiraale on their side instead of abdullahi yusuf's and barre hiiraale hugged muuse suudi but spat on cusmaan caato's shoes saying "arent you the same man who said once the axmaaro are done with mareexaan, i will become the mayor of garbaharey" and caato looked so stupid and uncomfortable he never talked during the whole visit to kismaayo. your adeers were saying that especially the sacad were the worst, the cayr if they didnt help us were with us in spirit..

these were pictures from then

http://www.somalitalk.com/2005/apr/Kisma5.jpg
http://www.somalitalk.com/2005/apr/Kisma1.jpg
http://www.somalitalk.com/2005/apr/Kisma7.jpg

this one is the legend Gen Ahmed Warsame and muuse suudi

http://www.somalitalk.com/2005/apr/Kisma3.jpg


marka jiljileec haynaga raadin...
Steeler [Crawler2]
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12405
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Re: BREAKING NEWS FIGHTING IN SOUTH MOQDISHO

Post by Steeler [Crawler2] »

"^^ your right... they committed national treason.. tell me something new...

I mean how can you possibly make sense of Supporting and invading army that currently occupies your land..and then justify it by saying.. you had calkn battles with the othe somali so its k to help the invader??

Are you that stupid!!!"

No I am that smart. Do you think justification matters even a little in Africa???? Where the fock have you been? Right or wrong, good or bad.....none of that means shit in Africa. Certainly not in Somalia, where mooryans raping 12 year old girls is normal. There is no such thing as right or wrong in Somalia. No such thing as treason, when there is no state, no law...........there is what you can do and what you can't do. I can't believe that I, a gaal, has to explain this basic fact of life to you.
User avatar
Karbaash_killa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
Location: Wisil, Galmudug State of Somalia

Re: BREAKING NEWS FIGHTING IN SOUTH MOQDISHO

Post by Karbaash_killa »

Dowlad...You focking lier.. Hawiye was at war between them self in 96.. so how can you talk that sh!t..

You sometime forget that your speaking to more knowledgeably people.. with that" 96 we got invaded and no one helped us"

War nacala kugu yaal 96kii where was i? ask before you make assumptions..

Plus you supported Americain 93 and you was hoping for Caydiid to be captured so how could you ask for help when your getting invaded?? waji malahid thats why you had to swallow your pride..

Today.. you lost Kismaayo... jubboyinka and you have nothing.. but you seek a peice of a cake called "Darood" which A/yusuf is deluding your people inorder to get you on his side.. and help the invaders..

Ethiopia Attacked Xamar with more tanks and weapons they used in 1977 so dont play brave heart in hear claiming to defeat a huge army...


I can assure you HG never allowed or accepted any somalis getting invaded.. its not in our nature nore is it in our blood..

So get behind the patriot or support the invaders.... either way...

Operation Liberation in progress
User avatar
Karbaash_killa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
Location: Wisil, Galmudug State of Somalia

Re: BREAKING NEWS FIGHTING IN SOUTH MOQDISHO

Post by Karbaash_killa »

Dowlad please avoid dramatizing stories... If barre hiraale even gave Caato a weird look ..Mareexan genocide would me inevitable..

How ever i dont like caato.. personally he is a traitor... and should get hanged... i use his name to piss people off wallahi...
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”