Page 1 of 5
Tony Blair: Britain ma aqoonsan karto Somaliland
Posted: Fri Mar 23, 2007 10:19 am
by Hiiraan boy
London - Ra’iisul Wasaaraha Tony Blair ayaa diiday inuu Jamhuuriyadda isku magacowday Somaliland u aqoonsado dal madax banana.
Blair, waxa uu sheegay in Dowladda Britain aysan Somaliland u aqoonsaneyn dal madax banana sida dalalka ee Beesha Caalamkaba ay ugu diidan yihiin.
Taasi waxa ay ka dambeysay markii Boqolaal qof ay saxiixeen codsi ku saabsan in Somaliland loo aqoonsado dal madax banaan.
Codsiga oo loo gudbiyay Ra’iisul Wasaaraha Britain Tony Blair ayaa lagu gacan seeray, taasi oo natiijadii ka dhalatay ay noqotay niyad jab baahsan oo soo wajahay Somaliland.
Britain waxa ay saxiixday mowqif guud oo ay qaateen dalalka Midowga Yurub iyo iyo bayaano madaxeed badan oo ka soo baxay Golaha Ammaanka ee Jamciyadda Qurumaha ka dhaxeysa, kuwaasi oo lagu aqoonsaday xuduudaha iyo midnimada Somalia, sida uu sheegay Blair.
“siyaasaddeea waxa ay in muddo ah ahayd in dadka Soomaaliyeed ay go’aan ka gaaraan xiriirada mustaqbalka iyo in deriskooda iyo dalalka Africa ay qaataan hogaanka aqoonsiga ee qorshayaal kasta oo cusubo oo kusoo baxa wada hadal†ayuu yiri Blair.
Blair ayaa sheegay in Dowladda Britain ay ku boorineyso Somaliland iyo Dowladda KMG ah ee Somalia ay yeeshaan wada hadallo, sidaa darteedna xal lawada aqbalsan yahay oo ku saabsan xiriirka mustaqbalkooda ay isku raacaan.
Re: Tony Blair: Britain ma aqoonsan karto Somaliland
Posted: Fri Mar 23, 2007 10:20 am
by muslim-man
Devastating blow to our qaldaan peeps

Re: Tony Blair: Britain ma aqoonsan karto Somaliland
Posted: Fri Mar 23, 2007 11:00 am
by fagash_killer
source?
Re: Tony Blair: Britain ma aqoonsan karto Somaliland
Posted: Fri Mar 23, 2007 11:03 am
by Ismahan445
This is a very sad news....I thought the british had a stronger connection with the S/landers and they would atleast recognize them.

Re: Tony Blair: Britain ma aqoonsan karto Somaliland
Posted: Fri Mar 23, 2007 11:04 am
by Ina Baxar
It ain't sad for anybody but the people who signed on that petition.
Re: Tony Blair: Britain ma aqoonsan karto Somaliland
Posted: Fri Mar 23, 2007 11:07 am
by kambuli
Good news for those who love one Somalia, under one flag under one god

...Bad news for those who wanted two Somalis under two flags...

You guys take this apportunity and join the reconciliation of Somalia and even you are welcome to lead us if you want..Just come and join your brothers...

Re: Tony Blair: Britain ma aqoonsan karto Somaliland
Posted: Fri Mar 23, 2007 11:08 am
by COSTA
Walaahi i signed it too when i saw the link in here with my COSTA name
too bad i am regretting exposing my old address in UK for nothing

Re: Tony Blair: Britain ma aqoonsan karto Somaliland
Posted: Fri Mar 23, 2007 11:11 am
by kambuli
Costa,
Now I know why you post all this threads about TFG killing Hawiyas and stuff...
Re: Tony Blair: Britain ma aqoonsan karto Somaliland
Posted: Fri Mar 23, 2007 11:11 am
by fagash_killer
[quote="kambuli"]Good news for those who love one Somalia, under one flag under one god

...Bad news for those who wanted two Somalis under two flags...

[/quote]
the leaders of isaaqland knew this but they dont give a shit as they know they are shit in the south. the 27 isaaq tfg ministers has realised that only the strongest can survive.
Re: Tony Blair: Britain ma aqoonsan karto Somaliland
Posted: Fri Mar 23, 2007 11:20 am
by COSTA
[quote="fagash_killer"] the 27 isaaq tfg ministers has realised that only the strongest can survive.[/quote]
Faqash Killer go and get some more weed in your local coffee shop in Rotterdam
its 27 Member Parliaments not ministers

Re: Tony Blair: Britain ma aqoonsan karto Somaliland
Posted: Fri Mar 23, 2007 11:27 am
by Ina Baxar
Kambuli sorry as long as CY is there , we ain't participating in anything

Re: Tony Blair: Britain ma aqoonsan karto Somaliland
Posted: Fri Mar 23, 2007 11:30 am
by COSTA
[quote="kambuli"]Costa,
Now I know why you post all this threads about TFG killing Hawiyas and stuff...[/quote]
Hej i am not Isaaq i just wanted when Tony Blair sees COSTA
to ask himself who is this Portuguese who is seeking Somalilands recognition

Re: Tony Blair: Britain ma aqoonsan karto Somaliland
Posted: Fri Mar 23, 2007 12:28 pm
by FAH1223
hmm
Re: Tony Blair: Britain ma aqoonsan karto Somaliland
Posted: Fri Mar 23, 2007 12:32 pm
by Cilmiile
The world recognizes one entity Somalia. Isaaqs can negotiate with the representative Somali government in Xamar when it sorts out the terrorists. They will face tough terms. If they are still determined to secede they will be allowed to. Burco, Berbera and Hargeysa only. The rest is Somali nationalist lands. byee byeee. Dont let the door hit you on the way out.
Re: Tony Blair: Britain ma aqoonsan karto Somaliland
Posted: Fri Mar 23, 2007 12:49 pm
by Ina Baxar
Cilmiile , nobody , I repeat nobody from Somaliland { not even the most dooro friendly like me } will ever sit and negotiate with CY and the TFG!
You've got the Hawiye on a hot pursuit wanting to annhilate you all till they reach Bander Qaasim, markaa maanta waxaad u hanjabi karto ayaa iska yar , sidaad isku badbaadin lahayd ka soo shaqee .
Understand this , Isaaq hadaynu nahay Las Canood maanta waa qaawan tahay , anaga ayuunba idinka joognee , don't provoke us oo orodoo is astur
