Howlgallo balaaran ayaa waxa ey maanta ka soconayaan inta badan xaafadaha magaalada Muqdiho, howlgalladaasoo ey si wada jir ah u wadaan ciidamada Midowga Afrika iyo kuwa dowladda federalka Somaliya.
Howlgallada ciidamadan ayaa waxaa si weyn looga dareemayaa xaafadihii ey dhwaan dagaaladu ku dhexmareen ciidmada dowladda iyo maleeshiyo xaafadeed oo isa soo uruursaday kana soo horjeeda dowladda.
Waxaa sidoo kale howlgalladan maanta ey ka soconayaan isgoyska Km4 oo ey si toos ah ula wareegeen ciidamo kasoo jeeda dalka Uganda, iyadoo ey isgoyskaas iminka caadi ey umarayaan gaadiidka iyo daweynaha intaba.
Howlgalladan laga bilaabay caasimadda ayaa kusoo beegmay xilli sadexdii cisho ee lasoo dhaafay uu dagaal ba`an ka socday magaalada Muqdisho kuwaasoo u dhexeeyay maleeshiyaad xaafadeed oo isa soo urursaday iyo ciidamada dowladda, iyadoo iminka ey dagan tahay xaaladda amaan ee goobahan lahu diriray.
Shacabka reer Muqdisho ayaa aad usoo dhaweeyay howlgalada laga sameynayo isgoysyada iyo xaafadaha qaar ee magaalada Muqdisho.
TFG and AU soldiers started to disarm the terrorists
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 14 Replies
- 1554 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 4 Replies
- 410 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 2 Replies
- 476 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 0 Replies
- 353 Views
-
Last post by Lacageylacag
-
- 11 Replies
- 760 Views
-
Last post by Somali_4Life
-
- 15 Replies
- 177 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 1 Replies
- 10 Views
-
Last post by galia
-
- 3 Replies
- 504 Views
-
Last post by Django