Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Itoobiya ku eedeeyay dagaallada ka socda Muqdisho
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ku sugan magaalada Dooxa ee dalka Qadar ayaa ku eedeeyay dagaalada Muqdisho ka socda inay ka dambeyso Dowladda Itoobiya.
Shariif Xasan waxa uu sheegay in Itoobiya ay dagaal kula jirto dad guryahooda ay ugu timid sida uu hadalka u yiri isla markaana raba inay iska bixiyaan ciidamada dalkooda soo galay.
“Itoobiyaan-ka uma naxayaan dadweynaha maatida ah ee Soomaalida habeen kasta madaafiic ayay ku tuuraan, balse waxaan hubaa in dalka xoog ama xeelad tii la rabo haloo adeegsadee laga bixin doono Soomaaliya†ayuu yiri Shariif Xasan.
Shariif Xasan ayaa waxa kale oo uu ku gacan seyray habka ay dowladda KMG ah ee Soomaaliya u qorsheyneyso inay dalka ugu qabato shir dib u heshiisiin qaran, waxaana uu sheegay inta ay ciidamo Itoobiyaan ah joogaan dalka aanay shirkaasi ka qeyb galeynin.
“Aniga ma arkin beelo Soomaaliyeed oo is dagaalsan oo ay dowladda heshiisiinayso, mana ahan shirkaas inaan been laga sheegin waa in dadka siyaasadda isku haya lagu heshiisiiyaa, waana in Soomaaliya laga bixiyaa ciidamada Itoobiyaan-ka†ayuu yiri Shariif Xasan.
http://waagacusub.com/24.03.07.1.htm
Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan "Ethiopia is the problem"
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Karbaash_killa
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3672
- Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
- Location: Wisil, Galmudug State of Somalia
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 17 Replies
- 3936 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 0 Replies
- 1027 Views
-
Last post by bashe19
-
- 4 Replies
- 1255 Views
-
Last post by vinshom
-
- 1 Replies
- 976 Views
-
Last post by THE_TRUTH1
-
- 3 Replies
- 1326 Views
-
Last post by Sir-Luggoyo
-
- 1 Replies
- 696 Views
-
Last post by Caesar
-
- 0 Replies
- 618 Views
-
Last post by THE_TRUTH1
-
- 3 Replies
- 1504 Views
-
Last post by THE_TRUTH1
-
- 5 Replies
- 865 Views
-
Last post by bashe19