Page 1 of 2

Unidentified flying object (UFO) in Bule Barde???

Posted: Mon Mar 26, 2007 12:01 pm
by Wiil_Soomaali

Re: Unidentified flying object (UFO) in Bule Barde???

Posted: Mon Mar 26, 2007 12:08 pm
by Wiil_Soomaali
more about the flying source Shocked Shocked

B/weyne 26, March.07 ( Sh.M.Network) Wax u eg dayax gacmeed ayaa lagu soo waramayaa in uu ku soo dhacday deegaan ku dhow degmada Buulo Burde ee gobolka Hiiraan.

Wariyaha shabelle ee gobolka Hiiraan Cumar Kiyow oo xiriiro kala duwan la sameeyay magaalada Buulo Burde ayaa dadka ku nool halkaasi waxa ay u xaqiijiyeen in meel 40 KM dhinaca waqooyi kaga beegan degmadaasi uu maalin ka hor ku soo dhacay sheey weyn oo leh muuqaalka dayax gacmeedka kaas oo aan la xaqiijin karin, waxaana uu ku fadhiistay sida la sheegay dhul baaxadiisa ay dhan tahay 100 MT oo isku weer ah.

Qaar ka mid ah dadka reer Miyiga ee xoolaha u iib keena magaalada Buulo Burde ayaa waxa ay shabelle u sheegeen in indhahooda ay saareen markii uu soo dhacayay, isla markaana uu bixinayo nalal fareejo ah xilliyada habeenkii, waxaana laga dhex maqlayaa luuqado aan la fahmi karin.

Wali lama xaqiijin karo in aaladaan soo dhacday ay tahay Dayax gacmeed iyo in kale, waxaana uu ku soo dhacay Tuulo la yiraahdo Cowsweyne.

Sheygaan ayaa markii uu soo dhacayay waxaa sawaxankiisa laga maqlay nawaaxiga Buulo Burde, mana jiro wax burbur ah oo soo gaaray qalabkaasi, iyadoo xilliyada maalintii uu tuurayo aaro, taasoo ku abuurtay dadka baqdin.

Waa markii ugu horeysay oo dhulka Somalia lagu arko qalab ceenkaan oo kale ah oo ka soo dhacay hawada.


Cumar Kiyow

Re: Unidentified flying object (UFO) in Bule Barde???

Posted: Mon Mar 26, 2007 12:15 pm
by zulaika
"Qaar ka mid ah dadka reer Miyiga ee xoolaha u iib keena magaalada Buulo Burde ayaa waxa ay shabelle u sheegeen in indhahooda ay saareen markii uu soo dhacayay, isla markaana uu bixinayo nalal fareejo ah xilliyada habeenkii, waxaana laga dhex maqlayaa luuqado aan la fahmi karin."


Shocked Shocked @ waxaana laga dhex maqlayaa luuqado aan la fahmi karin


daaaaaaaaaayum.... E.T. is in da house!!!!!....quick lafa yardh somalis better get to him before gaalada and use him to their advantage in kickin' Tigre out of the country.

YEEEY...E.T. welcome home boo, your skinny azz and big dhafoor been missed by your long lost borthers. Laughing

Re: Unidentified flying object (UFO) in Bule Barde???

Posted: Mon Mar 26, 2007 2:01 pm
by Wiil_Soomaali
[quote="zulaika"]"Qaar ka mid ah dadka reer Miyiga ee xoolaha u iib keena magaalada Buulo Burde ayaa waxa ay shabelle u sheegeen in indhahooda ay saareen markii uu soo dhacayay, isla markaana uu bixinayo nalal fareejo ah xilliyada habeenkii, waxaana laga dhex maqlayaa luuqado aan la fahmi karin."


Shocked Shocked @ waxaana laga dhex maqlayaa luuqado aan la fahmi karin


daaaaaaaaaayum.... E.T. is in da house!!!!!....quick lafa yardh somalis better get to him before gaalada and use him to their advantage in kickin' Tigre out of the country.

YEEEY...E.T. welcome home boo, your skinny azz and big dhafoor been missed by your long lost borthers. Laughing[/quote]

Lol Laughing Laughing Laughing

Re: Unidentified flying object (UFO) in Bule Barde???

Posted: Mon Mar 26, 2007 2:44 pm
by LiQaaye_TDH
Reer Miyiga buulobarde walana. waxay arken Diyaarad American ah oo dul mareysa markasay uu maleeyen waxa ka yimi samada........ Laughing

Re: Unidentified flying object (UFO) in Bule Barde???

Posted: Mon Mar 26, 2007 8:02 pm
by Demure
[quote="zulaika"]"Qaar ka mid ah dadka reer Miyiga ee xoolaha u iib keena magaalada Buulo Burde ayaa waxa ay shabelle u sheegeen in indhahooda ay saareen markii uu soo dhacayay, isla markaana uu bixinayo nalal fareejo ah xilliyada habeenkii, waxaana laga dhex maqlayaa luuqado aan la fahmi karin."


Shocked Shocked @ waxaana laga dhex maqlayaa luuqado aan la fahmi karin


daaaaaaaaaayum.... E.T. is in da house!!!!!....quick lafa yardh somalis better get to him before gaalada and use him to their advantage in kickin' Tigre out of the country.

YEEEY...E.T. welcome home boo, your skinny azz and big dhafoor been missed by your long lost borthers. Laughing[/quote]

Loooooooool. You are funny!

God I haven't heard of the word "dayax gacmeed" in a long time Laughing

Re: Unidentified flying object (UFO) in Bule Barde???

Posted: Mon Mar 26, 2007 8:05 pm
by Cilmiile
Maybe it was a Coke bottle and this is a rerun Gods Must be Crazy

Re: Unidentified flying object (UFO) in Bule Barde???

Posted: Mon Mar 26, 2007 9:23 pm
by Venerare-Omerta
may be it's a bird. people tend to look for extraordinary explainations when the answer is right there infront of them, kuu kuu kaah kaah.


who knows may be it's a rerun of the X files, and next thing we know, special agent fox mulder and scully will take the case and bam, case solved.

Re: Unidentified flying object (UFO) in Bule Barde???

Posted: Mon Mar 26, 2007 10:38 pm
by LiQaaye_TDH
[quote="Cilmiile"]Maybe it was a Coke bottle and this is a rerun Gods Must be Crazy[/quote]

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Is that film still a life Laughing ? i watched like 13 years ago Laughing Laughing Laughing Laughing

have you seen when he gets to Hong kong? Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: Unidentified flying object (UFO) in Bule Barde???

Posted: Tue Mar 27, 2007 1:17 am
by Steeler [Crawler2]
Of all the places for the thing to land, it lands in the middle of nowhere Somalia.

Re: Unidentified flying object (UFO) in Bule Barde???

Posted: Tue Mar 27, 2007 1:32 am
by e!
Its a bomb....American made...

Re: Unidentified flying object (UFO) in Bule Barde???

Posted: Tue Mar 27, 2007 2:32 am
by Steeler [Crawler2]
Why would we drop a bomb in the middle of the Somali desert?

Wait, I've got it, the Camel was an Al Qaeda affiliate!!!!

Re: Unidentified flying object (UFO) in Bule Barde???

Posted: Tue Mar 27, 2007 5:39 am
by Somaliman%
Oh my GOD Shocked Shocked its an alien in somalia........ Shocked Shocked Shocked



[quote="Wiil_Soomaali"]
waxaana laga dhex maqlayaa luuqado aan la fahmi karin.
[/quote]


they properly speaking alien langauge...kuka kii kii ju ju mama like in the movies....

shabelle should immediatly start taking pictures of this thing....

Re: Unidentified flying object (UFO) in Bule Barde???

Posted: Tue Mar 27, 2007 6:13 am
by Steeler [Crawler2]
What if the Aliens arrive and they have never heard of the Qur'an or Allah? Is it our job to prostelytize to them?

Re: Unidentified flying object (UFO) in Bule Barde???

Posted: Tue Mar 27, 2007 7:34 am
by Somaliman%
aliens dont existist according to the quran otherwise it would say something about them somewhere.

so god knows what it is.

by the way whats dayax gacmed?