Sultan Rasheed & Boqor Osman " Buurmadow" oo Qado Sharaf Abu
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Sultan Rasheed & Boqor Osman " Buurmadow" oo Qado Sharaf Abu
Qado Sharaf Abu Dhabi : Sultan Rasheed & Boqor Osman " Buurmadow"()
hadhwanaag 2007-03-26 (Hadhwanaagnews) Sultan Rasheed Sultan Ali Duale oo booqasho gaaban ku jooga Abu Dhabi , oo ay weheliyaan Boqor Osman “Buur Madow†iyo Mudane Dahir Cali , Xoghaya Madaxwayne Riyale, ayaa qado sharaf heer sare loo soo agasimay loogu sameeyay Abu Dhabi. Waxa kasoo qayb galay martiqaadkaas odayaal & aqoonyahano ka kala socda dhamaan Goboladda ay ka koobantahay Somaliland.
Waxa ugu horayntii hadal qiimo leh iyo warbixin dheer ka jeediyay Sultan Rasheed Sultan Cali Duale oo ka waramy xaaladda guud ee dalku ku suganyahy, siiba dhinacyadda siyaasadda , dhaqaalaha , iyo kaalinta looga baahanyahay Qurba Jooga Somaliland.
Waxa hadalkii uga danbeeyay Boqor Osman “Buur-madow†oo hadalo qiiro leh halkaa ka jeediyay, kuna baraarujiyay xubnahii kasoo qayb galay martiqaadkaas inay ilaaliyaan qaranimadda dalkooda , muujiyaana isku duubni iyo midnimo. Waxa kale oo isna halkaa ka hadlay Mudane Dahir , Xoghayaha Madaxweynaha , oo ka waramay dadaalka culus ee loogu jiro ictiraaf raadinta . Wuxuu kula taliyay jaaliyadaha Somaliland ee ku dhaqan Gacanka Carabta inay si firfircoon ula jaan qaadaan Jaaliyadaha ku dhaqan Europe & North America , oo muujiyay dadaal aad u balaadhan.
Ugu danbayntii waxa la bilaabay xogwaraysi ku saabsan xaaladaha siyasadeed , dhaqaale , caafimaad iyo waxbarasho ee ka jira Goboladda Somaliland.Waxaa warbaxino kala duwan oo arrinkaas ku saabsan halkaa ka bixiyay Mudane Ahmed M. Ali Bayr “ laas Qoray’, Jama M.Abdi “Dhiif “Las Canoodâ€, Ibrahim Aw Yusuf Dhuun Joog, “Cain†, Abdi Jibril kaariye ‘Burco†Ali Ibrahim Jama “ oodwayne†, Omar M Biixi “ Ceerigabo†, Ahmed Xaaji Ali “ Hargeisa†, Musa Hussein Askar “ Gabiilayâ€, Cabdi Jamac Mixile, Arabsiyo, iyo Mohamoud Dugsiiye “ Borama’.Waxa laysku afgartay in la joogteeeyo wadatashiga, waxaana dib loogu balamay kulamo kale .

- COSTA
- SomaliNet Super

- Posts: 13754
- Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
- Location: (Sapo)= Min arbetsgivare
Re: Sultan Rasheed & Boqor Osman " Buurmadow" oo Qado Sharaf Abu
I thought Boqor Buur Madoobe was in Mandheera jail goorma la daayey 
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Sultan Rasheed & Boqor Osman " Buurmadow" oo Qado Sharaf Abu
Thanks to him you got puntland today....
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Sultan Rasheed & Boqor Osman " Buurmadow" oo Qado Sharaf Abu
Liqaaye,
Heedhee Odeyga adeerkaa ah anna aanu qaraabada nahay ee Siilaanyo, istiqaaladda uu dhiibey maxaa ku khasbay? What happened?
Heedhee Odeyga adeerkaa ah anna aanu qaraabada nahay ee Siilaanyo, istiqaaladda uu dhiibey maxaa ku khasbay? What happened?
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Sultan Rasheed & Boqor Osman " Buurmadow" oo Qado Sharaf Abu
[quote="kambuli"]Liqaaye,
Heedhee Odeyga adeerkaa ah anna aanu qaraabada nahay ee ****, istiqaaladda uu dhiibey maxaa ku khasbay? What happened?[/quote]
Ma waxad sheegaysa, sheekadan la leeyahay, wuu is casilay?

- Ina Baxar
- SomaliNet Super

- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Sultan Rasheed & Boqor Osman " Buurmadow" oo Qado Sharaf Abu
Mar aad Burco bridge-ka ku yaal dhinac walba sawirkiisa inaga tusto , iyoo mar aad halku suldaankiinu ka qadeeyo inoga warranto , dee inadeer inaga kala qabo
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Sultan Rasheed & Boqor Osman " Buurmadow" oo Qado Sharaf Abu
War ninyow, qaarba waxa bila macne ah iyay meesha ku hayane, ma iska Deeysaid Odaayasha. Reerka Mustaqbalkood iyay ka shirayane.....
Haddan arko wararka ka imanaya Galbeed iyo Gabiiley wan kula soo socod siin iyagaba...
-
Dhaga Bacayl
- SomaliNet Super

- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Sultan Rasheed & Boqor Osman " Buurmadow" oo Qado Sharaf Abu
[quote="LiQaaye_TDH"]:lol:
Ina baxar, ma waxad wada tihin ina hebel Lambaad oo miirdhan,
War ninyow, qaarba waxa bila macne ah iyay meesha ku hayane, ma iska Deeysaid Odaayasha. Reerka Mustaqbalkood iyay ka shirayane.....
Haddan arko wararka ka imanaya Galbeed iyo Gabiiley wan kula soo socod siin iyagaba...[/quote]
There is nothing wrong of being proud of your city and your leaders. keep up dawg@
War ninyow, qaarba waxa bila macne ah iyay meesha ku hayane, ma iska Deeysaid Odaayasha. Reerka Mustaqbalkood iyay ka shirayane.....
Haddan arko wararka ka imanaya Galbeed iyo Gabiiley wan kula soo socod siin iyagaba...[/quote]
There is nothing wrong of being proud of your city and your leaders. keep up dawg@
- Ina Baxar
- SomaliNet Super

- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Sultan Rasheed & Boqor Osman " Buurmadow" oo Qado Sharaf Abu
I'm just kiddin' inaar. Waxaan see ka helay sida nin iyoo magaalku ka yimid loo waraysanayo.
Gabiley weligeed war kama yimaad , boring people baynu nahay and we like it that way .
Gabiley weligeed war kama yimaad , boring people baynu nahay and we like it that way .
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Sultan Rasheed & Boqor Osman " Buurmadow" oo Qado Sharaf Abu
Dhegobacyl: thanks inader...
ina baxar: Beerihi Arabsiyo ila TogWajaale meeye, na daawid si sxb...
ina baxar: Beerihi Arabsiyo ila TogWajaale meeye, na daawid si sxb...
- Ina Baxar
- SomaliNet Super

- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Sultan Rasheed & Boqor Osman " Buurmadow" oo Qado Sharaf Abu
War dee anaga ma reer Boosaaso ayaad ina moodday. Meeshay geed ka taagan ba sawir bay ka qaadan ee
, anaga cagaarku maalin walba ayuu indhaheena ku dhaca .
PS: in other words , sawir ma hayee iska fahan .
PS: in other words , sawir ma hayee iska fahan .
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Sultan Rasheed & Boqor Osman " Buurmadow" oo Qado Sharaf Abu
Liqaaye,
Haa waa sheekada ku qoran Qarannews.
Haa waa sheekada ku qoran Qarannews.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Sultan Rasheed & Boqor Osman " Buurmadow" oo Qado Sharaf Abu
Inbaxar:
ok
Kambuuli, Waxas waa sheeko yar oo dadkan mucaaradka isku maweelinayan..weli ka degi maayo, Beryahanna is casili maayo! Maalinto is Casilayo Xaflad weyn iya lagu qabanya Hargeisa Mansooor hotel, oo cid kasta ka soo qayb gelaysa.....Somaliland.org kala soco....
Kambuuli, Waxas waa sheeko yar oo dadkan mucaaradka isku maweelinayan..weli ka degi maayo, Beryahanna is casili maayo! Maalinto is Casilayo Xaflad weyn iya lagu qabanya Hargeisa Mansooor hotel, oo cid kasta ka soo qayb gelaysa.....Somaliland.org kala soco....
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Sultan Rasheed & Boqor Osman " Buurmadow" oo Qado Sharaf Abu
Liqaaye,
Waaba laga diidey ayaa la yidhi...But thanks..halkaas ayaan kala socon doonaa...
Waaba laga diidey ayaa la yidhi...But thanks..halkaas ayaan kala socon doonaa...
- Ina Baxar
- SomaliNet Super

- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Sultan Rasheed & Boqor Osman " Buurmadow" oo Qado Sharaf Abu
Waryaadhaheen , aar Kambuuli-dan inaga ilaaliya nimayoow.
Bal maxay tolow arrin ay dhamaad-kiisi la socoto ka warreysanaysa dadka? yaa?

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 847 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 31 Replies
- 2201 Views
-
Last post by SheikhExecutive
-
- 0 Replies
- 436 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 0 Replies
- 591 Views
-
Last post by malakumod
-
- 2 Replies
- 531 Views
-
Last post by LAFO-LAFO
-
- 0 Replies
- 367 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 0 Replies
- 1373 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 18 Replies
- 1391 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 3 Replies
- 689 Views
-
Last post by FBISOMALIA