Beesha Murursade oo ka tirsan beelweynta Hawiye ayaa maanta shir wayn ku qabtay Muqdisho, waxayna halkaas kasoo saareen baaq ay ku cadaynayaan mowqifkooda ku aadan xaaladda Muqdisho. Odayaasha iyo wax garadka beeshaas ayaa sheegay inaysan jirin cid Argagixiso ah oo ka tirsan beeshooda, waxayna cadeeyeen inay diyaar u yihiin in nabad iyo xasilooni lagu soo dabaalo Muqdisho ayna ka qayb qaadanayaan nabada iyo horumarka dalka iyo magaaladaba.
Beeshu waxay kaloo cadaysay inaysan u dulqaadan doonin raalina ka ahayn in shacabkooda loogu soo gambado magac dowladeed laguna gumaado, iyadoo looga danleeyahay aargoosi qabiil. Waxayna ka digeen in dagaal wayn oo dhex mara qabaa'isha Somalida mar kale. Baaqaan ayaa kusoo aaday xili beesha Hawiye ay ka biyo diidsan tahay sida uu wax u wado Col. C/lahi Yusuf, waxana la filayaa inuu dhabar jab ku noqdo kornaylka iyo taageerayaashiisa.
Karinle (Murursade) Oo Baaq Kasoo Saartay Muqdisho
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
- Somaliweyn
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3604
- Joined: Thu Apr 01, 2004 7:00 pm
- Location: The (Re-)Birth of the Somali Republic
Re: Karinle (Murursade) Oo Baaq Kasoo Saartay Muqdisho
Another section of Mogadishu joints the struggle.
Soon hell will break and tigre's & traitors will have no place to hide!
Soon hell will break and tigre's & traitors will have no place to hide!
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5661
- Joined: Thu Aug 31, 2006 1:05 am
Re: Karinle (Murursade) Oo Baaq Kasoo Saartay Muqdisho
[quote="Somaliweyn"]Another section of Mogadishu joints the struggle.
Soon hell will break and tigre's & traitors will have no place to hide![/quote]
^^^
get habargedir nik not somaliweyn. somalis say no to habargedir maddness and anarchy. savages cant lead a country.
Soon hell will break and tigre's & traitors will have no place to hide![/quote]
^^^
get habargedir nik not somaliweyn. somalis say no to habargedir maddness and anarchy. savages cant lead a country.
- Sadaam_Mariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 13484
- Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
- Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
- Contact:
Re: Karinle (Murursade) Oo Baaq Kasoo Saartay Muqdisho
Karanle Hawiye Waa confederation...

- MJ-Pride
- SomaliNet Super
- Posts: 8362
- Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
- Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs
Re: Karinle (Murursade) Oo Baaq Kasoo Saartay Muqdisho
Qanyare and his Laangaabyaasha, Nacala waxad tihiin idin ku taale. I see Murursade are falling for Habar Digirs attempt to rally the weak minded Hawiyes against the government. Once Laangaab always laangaaab 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 5661
- Joined: Thu Aug 31, 2006 1:05 am
Re: Karinle (Murursade) Oo Baaq Kasoo Saartay Muqdisho
sources.
not habargedir ayr waagacusub.
not habargedir ayr waagacusub.
- Karbaash_killa
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3672
- Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
- Location: Wisil, Galmudug State of Somalia
Re: Karinle (Murursade) Oo Baaq Kasoo Saartay Muqdisho
Again Your attacking ceyr for no reason sxb...
Waagacusub.com= Sacad
Go find another d!ck to ride.. Carabkaatahay wasse..
Waagacusub.com= Sacad

Go find another d!ck to ride.. Carabkaatahay wasse..
Re: Karinle (Murursade) Oo Baaq Kasoo Saartay Muqdisho
afka Qanyare are on board but I found it funny how they said 'beesha argagaxiso ma'ahan, argagaxishu dalka iyo dibada waan ka soo horjeednaa'....you could almost hear Qanyare there...no doubt he wrote that part.
But good to see an official confirmation on where reer Dayniile stand on all this....not that it needed any confirmation.

But good to see an official confirmation on where reer Dayniile stand on all this....not that it needed any confirmation.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 359 Views
-
Last post by Sheikh Mustafa
-
- 14 Replies
- 764 Views
-
Last post by afisoone
-
- 0 Replies
- 360 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 484 Views
-
Last post by TheAspiringMufti
-
- 4 Replies
- 697 Views
-
Last post by KyrieJama
-
- 0 Replies
- 220 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 1 Replies
- 297 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 0 Replies
- 360 Views
-
Last post by new-york24
-
- 0 Replies
- 227 Views
-
Last post by GGJ