Dab wax yeelo gaarsiiyey ilaa 200 oo guri oo ku yaal dhinca waqooyi ee Garoowee
Posted to the Web Mar 26, 18:00
Garoowe:-Guryo u badan booshash oo lagu qiyaasay ilaa 200 oo guri kuna yaal dhinaca Waqooyi ee Magaalada garoowe ayaa maanta waxaa baabi'yey dab
iyadoo aan ilaa hadda la aqoon sababaha dhaliyey dabkaan.
Booliska Magaalada Garoowe ayaa gaaray isla markiiba markii uu dabkaan uu dhacay iyadoo la arkeyey dadweynaha oo la tacaalaya inay baqtiiyaan dabka halka la arkeyey Duqa magaalada garoowe iyo Ciidanka Booliiska oo iyana bilaabay inay is´ticmaalaan Booyado ay biyo ku jiraan si ay u baqtiiyaan dabkaas.
Dabkan ayaa keenay burbur hantiyeed oo baaxad leh waxaana deegaankaas degganaa dad Soomaaliyeed oo ah kuwa ka soo bara kacay gudaha dalka Soomaaliya.
Xubno ka socda Golaha deegaanka degmada Garoowe iyo sarkaal ka tirsan Qaramada Midoobey ayaa booqday goobta uu dabku ka kacay waxaana lagu guulaysatey in dabkaas la bakhtiiyo.
Halgan.net
Mursal ali
Garoowe
Dab wax yeelo gaarsiiyey ilaa 200 oo guri oo ku yaal Garowe
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 222 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 7 Replies
- 1628 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 5 Replies
- 390 Views
-
Last post by ModerateMuslim
-
- 14 Replies
- 899 Views
-
Last post by Lancer
-
- 0 Replies
- 376 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 489 Views
-
Last post by sahal80
-
- 0 Replies
- 288 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 49 Replies
- 2009 Views
-
Last post by Muktaaar
-
- 8 Replies
- 539 Views
-
Last post by Basra-