Ethiopia refuses to fight Somali clans..

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Karbaash_killa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
Location: Wisil, Galmudug State of Somalia

Ethiopia refuses to fight Somali clans..

Post by Karbaash_killa »

Dowladda Itoobiya oo loogu baaqay inaysan qabiil u gacan qaban qabiil kale oo Soomaaliyeed.


Muqdisho ,Talaado ,Marso , 27, 2007 , Waagacusub Online


Dood uu qabtay Taleefishinka dalka Itoobiya ayaa waxaa la isugu keenay dad ku xeeldheer arrimaha Geeska Afrika iyo arrimaha Qabiilada ku nool Soomaaliya iyo wadamada kale ee geeska Agrika.

Dooddaas oo si weyn loogu lafa guray xaaladda dalka Soomaaliya ayaa la sheegay in Itoobiya dhaliil weyn looga soo jeediyey ujeeddada ay Ciidamadeeda Soomaaliya u geysay oo sida dooddaa lagu sheegay isu bedeshay baa la yiri taageerid qabiil gaar ah oo Soomaaliyeed, gaar ahaan qabiilka uu ka dhashay C/llaahi Yuusuf Axmed oo isagu Madaxweynaha Soomaaliya ah.

Si weyn dooddaas oo loogu lafa guray arrimaha Soomaaliya gaar ahaan xiisadihii dhawaan Muqdisho ka dhacay iyo baaqyadii isdabajooga ahaa ee beelaha Hawiye ay soo saarayeen ayaa siyaasi caan ka ah dalka Itoobiya oo ka tirsan mucaaradka dowladda Itoobiya wuxuu u soo jeediyey dowladda Itoobiya in aysan ka qeyb qaadan dagaallada qabiil ee haatan Muqdisho ka curtay oo qabiil gaar ah aysan qabiil kale oo isla Soomaali ah u gacan bidxeyn una garab suubin.

Itoobiya hadafkii loo geeyay Soomaaliya waa inay Al-qaacidda dagaal la gasho, awood ayayna ku maquunisay oo dalka Soomaaliya ka saartay, haatanna Ciidamada ugu awoodda badan Soomaaliya ee Hawiye ayaa ka soo horjeeda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo joogitaanka ciidamada Itoobiya ee Soomaaliya, marka yeysan beelaha hawiye oo dega dhul aad u baaxad weyn oo ku yaala Soomaaliya u loogin beel kale ayuu yiri siyaasigaas .
Dhammaan xubnihii kala ra'yiga ahaa ee Dooddaa ka qayb galay waxay isku hadaf ka noqdeen in Ciidamada Itoobiya aysan ka qayb qaadan dagaalo Qabiil oo ka dhaca Soomaaliya, qabiil Soomaaliyeedna aysan u gacan qaban qabiil kale.

---------------------------------------------------------------

This was truly advantage to Form a United hawiye...... Becasue Ethiopians do not want to get involved with Clan battles... Laughing
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Ethiopia refuses to fight Somali clans..

Post by kambuli »

KK,

Ehiopia iyadu xaalkeedo waxaa weeyey:

Iskusoo daro imisaa ka dhimatay Somaali...Iyada waxba kama gelin cid ay yihiin...waxaa u daran tirada marka la isku daro inta ka dhimatay Somali...
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”