Page 1 of 1

markaan da'da jidhey shan iyo sodon......

Posted: Tue Mar 27, 2007 1:06 pm
by zulaika
......markan damac guur lasookacey

lately more and more xalimoz are getting married at 30+.

@ quarter of a century years old, my mom's been calling me guumeeys lately...luckily for her, i'm about to strap on the ol' ball and chain soon so she is relieved to say the least. laakin that is not the case for alot of xalimoz i know including some of my friends who plan to wed after completing higher education and then sum' and landing the career of their dreams and not neccesarily the farax of their dreams. lol. and any farax who approach them with a marraige proposal waxey odhanayaan...war ma G-D(guur-doon) baa wajiga iiga taala? dee orodoo naga beydh. Laughing bisinka walle westiga way nawaashey.

btw: got me that higher education to land me the career of my choice laakin marraige is better and farax iga smartsan igana lacag badan baan heley oo maxaan isku dhibi hadaba. waan iska raaxeysanayaa intaan u wali udgoonahey to him and before uuna midkale ila guursan... i'ma put some serious mileage on him and his wallet. Laughing Laughing

Re: markaan da'da jidhey shan iyo sodon......

Posted: Tue Mar 27, 2007 1:09 pm
by The-Screw
lol


wow, congrats young lady,

Re: markaan da'da jidhey shan iyo sodon......

Posted: Tue Mar 27, 2007 1:09 pm
by Samatr
I knew it all women are evil.

Re: markaan da'da jidhey shan iyo sodon......

Posted: Tue Mar 27, 2007 1:14 pm
by Ina Baxar
Waayahay gartay ee laakiin waxaad inoo sheegayso maxay tahay zulaika?
Anigu xariif baan ku ahay sida loo " decode " gareeyo dumarka hadalkooda, kow dheh.
Ma waxaad u jeeda , hablihii aynu asaxaabta ahayn oo dhan , waa la wada guursadoo wax aniga dhinacayga usoo baydha ayaan weli la' yahay? yaa?
Dee samatar sowka bartan taagan Laughing

Re: markaan da'da jidhey shan iyo sodon......

Posted: Tue Mar 27, 2007 1:23 pm
by HELWAA
looooooooool zuli........waa runta huuno......guur wax lagu dagdago mahaa.Waxaad laga qaadeya cimri dagdag iyo ciro...marka...be FREE LIKE BIRD AND INJOY UR LIFE....AAKHIRKAANA MID YARO MEELAAHA KO SILCAY OO KO TACJADEY GUURSO. Laughing

Re: markaan da'da jidhey shan iyo sodon......

Posted: Tue Mar 27, 2007 1:31 pm
by Cilmiile
"i'm about to strap on"

Kinky woman. Good for you that you found a husband that accomodates you Laughing Laughing Laughing

Re: markaan da'da jidhey shan iyo sodon......

Posted: Tue Mar 27, 2007 1:32 pm
by zulaika
[quote="Ina Baxar"]Waayahay gartay ee laakiin waxaad inoo sheegayso maxay tahay zulaika?
Anigu xariif baan ku ahay sida loo " decode " gareeyo dumarka hadalkooda, kow dheh.
Ma waxaad u jeeda , hablihii aynu asaxaabta ahayn oo dhan , waa la wada guursadoo wax aniga dhinacayga usoo baydha ayaan weli la' yahay? yaa?
Dee samatar sowka bartan taagan Laughing[/quote]

walaalo, bari hore baan farax soo sumeystey oo hadeertaan bohosha iigu jidha. laakin thnx for looking out. Laughing

waryaahee.. this is why men go mad when they poorly attempt to "decode" the highly classified complex of the female psyche. Laughing huuno ka yara har camalkaa intaadan xiska wayn...dee meeshu wax shaaca laga qaada majidho. Laughing

oh and about samtr, dee taa been ku ma'aad sheegin oo waayo mudo aan fari ka qodneyn buu inanka dhextaagnaa halkaa. ogaw walle hadaanan already qorsheysneen in uusan sunteyda ka baxsan...lucky for him Laughing Laughing

Re: markaan da'da jidhey shan iyo sodon......

Posted: Tue Mar 27, 2007 1:39 pm
by guhad122
Miyaa geel lagaa bixinaya marka lagu guursado? Jawaabtu haday maya tahay, guurka waxbaa ka dhiman!
Waa in geel iyo qoriba lagaa bixiyaa.

Re: markaan da'da jidhey shan iyo sodon......

Posted: Tue Mar 27, 2007 1:40 pm
by zulaika
Helwaa,

loooooool, ba'aa dee maxaa igu watey mid ay ka sicalsantahey oo laga soo noogey with xalimo tire tracks on him.. bisinka i want one in his prime(physically, emotionally, financially) Laughing and dude like that xalimo oo guumeysoodey maba hesho unless ay sixirtaa and i ain't into mingis and shid.


cilmiile,

thnx huuno

Re: markaan da'da jidhey shan iyo sodon......

Posted: Tue Mar 27, 2007 1:46 pm
by HELWAA
waa wareey..oo ma waxey kola tahey inaad hely kartid a vergin faarax.........meesha ma hawadbaa.........naa waa wada second hand inaadeer....marka you have to be sure he is healthy.The day you meet ur soul mate go straight to the doctor..loooooooooool Laughing