Ethiopians Will attack South/west Mogadishu within 48 hours

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Ethiopians Will attack South/west Mogadishu within 48 hours

Post by COSTA »

Itoobiyaanka Oo Weerar Isku Diyaarinaya: 3 Helicopter Oo Muqdisho La Keenay

Ciidanka Gumaystaha Itoobiya ayaa isu diyaarinaya in ay qaadaan weerar xoogan oo ay ku doonayaan in ay deegaano ku qabsadaan. Sedex Helicopter oo kuwa dagaalka ah ayaa
maanta laga soo dejiyey garoonka diyaaraha ee Muqdisho, kuwaasoo la doonayo in ay dagaalka ay Tigreegu qaadayaan 48deeda saac ee soo socota ka qaybqaataan. Ciidanka Itoobiyaanka ah ee Balidoogle iyo Carbiska ku sugan ayaa heegan buuxa la geliyey, iyagoo caawa kusoo dhaqaaqaya dhinaca Muqdisho.

Xoogaga iskacaabinta Soomaaliyeed ayaa iyagu heegan buuxa galay iyadoo loo diyaargaroobay iskacaabinta gumaysiga Tigreega. Ciidanka Itoobiya ayaa doonaya in ay xoog ku qabsadaan Warshada Baastada, Istaayidam Muqdisho iyo wasaaradda Gaashaandhiga. Itoobiyaanka ayaa wararku sheegayaan in ay kasoo quusteen wado kale oo aan ahayn in ay xoog isticmaalaan.
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Ethiopians Will attack South/west Mogadishu within 48 hours

Post by Ina Baxar »

source?
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: Ethiopians Will attack South/west Mogadishu within 48 hours

Post by COSTA »

User avatar
zulaika
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9569
Joined: Wed Aug 06, 2003 7:00 pm
Location: more money...more problems solved!!

Re: Ethiopians Will attack South/west Mogadishu within 48 hours

Post by zulaika »

"BlackHelicopter Down"

why use a low flying aricraft in a land littered with RPG's users and enthusiats? Very Happy effin' xabashis are asking for it...just this time i hope them mooryaans video tape shooting down the choppers so we can see it on youtube. Laughing
Unclebin-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5303
Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity

Re: Ethiopians Will attack South/west Mogadishu within 48 hours

Post by Unclebin- »

One last go for these Ceyr and habar gidrs bastaards. Laughing Laughing
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: Ethiopians Will attack South/west Mogadishu within 48 hours

Post by Sadaam_Mariixmaan »

H/G is FINNITO!!!!

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
User avatar
Karbaash_killa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
Location: Wisil, Galmudug State of Somalia

Re: Ethiopians Will attack South/west Mogadishu within 48 hours

Post by Karbaash_killa »

Ala maxaa itoobian u niikiseen ..eydii idin dhashay wassa. Cuqdad cabiil ma heerkaas ayey idin gaarsiisay....

Remember when this joke is over... waa isla Joognaa ee meeshad iiga dhuuman lahedeen sii diyaarsada.... Cool
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: Ethiopians Will attack South/west Mogadishu within 48 hours

Post by COSTA »

Du vet var du kan hitta mig Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Ethiopians Will attack South/west Mogadishu within 48 hours

Post by Xamud. »

Somaliyo Awooded Sharaf iyo Haboonted Ilaahow ku so celi AMIIIIIIIIIIN
User avatar
neocon_2007
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6154
Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
Location: Raiding Garowe...

Re: Ethiopians Will attack South/west Mogadishu within 48 hours

Post by neocon_2007 »

Bombin Habar Kintiir, THROWS SOME B'S AT 'EM Laughing Laughing Laughing Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”