Xaalad Colaadeed & Cabsi Dagaal Oo Muqdisho Caawa Hareeyay..

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Xaalad Colaadeed & Cabsi Dagaal Oo Muqdisho Caawa Hareeyay..

Post by Hiiraan boy »

Warar lagu kalsoon yahay oo laga helayo ilo muhiim ah oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada gumaystaha Ethiopia ay soo buuxiyeen dhamaan aagaga la isku horfadhiyo, waxeyna isu diyaarinayaan in ay qaadaan weerar xoogan oo kama dambeys ah oo ay ku doonayaan in ay ku qabsadaan degaano ku yaala koonfurta magaalada Muqdisho...

Wararka ayaa sheegaya in ciidamadaan oo sida la sheegay dhowr jiho ku sugan ay isku diyaariyeen iney weerar xoogan kaga soo qaadaan Koonfurta, waxeyna wararku sheegayaan in ciidamo Ethiopian ah oo aad u tiro badan caawa lagu daadiyay Isgoyska Fagax iyo Hotel Kaah, ilaa aaga Jamhuuriya, kuwasoo aan joogin maalmihii ugu dambeeyay. Dadka degaanka ayaa bilaabay caawa iney ka qaxaan goobahaasi, iyadoo wararku intaasi raacinayaan in ciidamadaani laba qeybood loo qeybiyay waxaana bartilmaameed u ah iney qabtaan Istadio Muqdisho, iyo Warshada Baastada. Sidoo kale ciidamada Ethiopia ayaa la sheegay iney ka soo dhaqaaqi doonaan Dermoole, dhanka kale Ciidamo Ethiopian ah oo xalay soo degay kuliyadda Ciidamada ayaa lagu wadaa iney Suuqa Bakaaraha weerar ku qaadaan iyagoo kaashanaaya kuwa Wasarada Gashandhiga iyo kuwa kale ee Isbitaalka Digfer ku sugan. Wararka ayaa intaasi raacinaya in ciidamo aad u tiro badan oo gurmad ah ay ka soo dhaqaaqeen garoonka Bali-Dogle, kuwaasoo la filaayo iney caawa soo gaaraan magaalada Muqdisho. Kooxaha kacdoonka Muqdisho ayaa iyaguna heegan buuxa galay iyadoo loo diyaargaroobay iskacaabinta gumaysiga Tigreega. Ciidanka Ethiopia ayaa doonaya in ay xoog ku qabsadaan Warshada Baastada, Istaayidam Muqdisho iyo suuqa Bakaaraha, waxeyna wararku sheegayaan iney saraakiishu ay sheegeen iney ku filan yihiin qabashada Koonfurta Muqdisho.
smooth
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3947
Joined: Tue Jan 20, 2004 7:00 pm
Location: London

Re: Xaalad Colaadeed & Cabsi Dagaal Oo Muqdisho Caawa Hareeyay..

Post by smooth »

As many fronts as possible should be created accross the south, a war should break out in punaniland the moment mogadishu is under siege, Hawiye should avoid to engage in direct warfare with the enemy, to make the enemies airstrikes useless

All TFG bases should be Simultaneously attacked, accross the south
Madaxweyne
Posts: 104
Joined: Mon Mar 19, 2007 7:33 pm

Re: Xaalad Colaadeed & Cabsi Dagaal Oo Muqdisho Caawa Hareeyay..

Post by Madaxweyne »

Waxba ma ahan. In kastoo cadowgu uu wato hub aad u culus haddana waxaa guulaysan shacabka soomaaliyeed waayo meesha lagu dagaalamyo waa Xamar, ragga kacdoonkana ee dagaalamayana waa geesiyiin dagaalka ku soojirey muddo 16 sano ah.

cadowga gumaysigana waa lagayaabaa iney gumaadaan dadka rayidka ah ee guryahooda iska jiifa, balse Mujaahidiintu dhulkooda wey yaqaanaan, oo hit and run ayaa looga adkaan Xabshida fulaynimo daraadeed wadnuhu la gariirayaan. Xamar qolooyinkii u dhashey ayaa qabsan waayey ee ma jiraan gumeysi qabsan kartaa. waxaan sugnaaba waa wixii ka soobaxa natiijada dagaalkaas oo noqon doonta midkii ugu darnaa ee lagu hoobto. Wixii shacabka Soomaaliyeed ku dhacaana waxaa qoorta loo galin Cabdulaahi Yuusuf oo doonaya in uu Hawiyo oo idil cagta mariyo isaga oo adeegsanaya Xabashida iyo ciidamo laga keeney dhulka uu ku dhashey
User avatar
guhad122
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4958
Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!

Re: Xaalad Colaadeed & Cabsi Dagaal Oo Muqdisho Caawa Hareeyay..

Post by guhad122 »

Awood kasta ha lahaadeen waxba qaadi maayaan..Geeriduna ninkii dhoof ku yimid bay dhibaysaa...Dabadhilifka iyo Wayanahoodaba waa la eryi....

Erya, Erya, Erya baa ka dhici doonta..
User avatar
Karbaash_killa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
Location: Wisil, Galmudug State of Somalia

Re: Xaalad Colaadeed & Cabsi Dagaal Oo Muqdisho Caawa Hareeyay..

Post by Karbaash_killa »

Wallahi Genocide start in xamar... i dont know how ill react when i run into a Biijo fan... its gonna be flip mode up in that b!tch
Ismahan445
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2457
Joined: Thu Feb 08, 2007 1:54 pm
Location: Galinsoor

Re: Xaalad Colaadeed & Cabsi Dagaal Oo Muqdisho Caawa Hareeyay..

Post by Ismahan445 »

KK


I heard in MN..all their supporters are in a hide out. Laughing Laughing Laughing
User avatar
Karbaash_killa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
Location: Wisil, Galmudug State of Somalia

Re: Xaalad Colaadeed & Cabsi Dagaal Oo Muqdisho Caawa Hareeyay..

Post by Karbaash_killa »

ismahan... what happen to HG there?

http://www.hobyoradio.com/3,17,71habargdr.htm

besides tell me what you know about this..

http://www.hobyoradio.com/3,17,71habargdr.htm
User avatar
MJ-Pride
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8362
Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs

Re: Xaalad Colaadeed & Cabsi Dagaal Oo Muqdisho Caawa Hareeyay..

Post by MJ-Pride »

I feel sorry for Poor civilians who will imo bear the brunt of the attack. Weak moryaans will no doubt resort to their 'throw a mortar and hide between civilians ' method. Finally Yusuf will put an end to this mess and get red of insurgents once and for all .....
Ismahan445
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2457
Joined: Thu Feb 08, 2007 1:54 pm
Location: Galinsoor

Re: Xaalad Colaadeed & Cabsi Dagaal Oo Muqdisho Caawa Hareeyay..

Post by Ismahan445 »

KK

I have not been to the meeting, since I live in CA now. However, members of the toolka were there. All I hear is that sh!t is not going well between the HG and MJs in Minneapolis right now. Its crazy..I mean it doesn't help that its lil' Xamar there and people fight like everyday at the somali malls and other gathering places. Things are really tense in that city right now...and I hear there is a sense of unity within the HG community.
sadwiil
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 490
Joined: Mon Dec 18, 2006 11:04 pm
Location: Headquarter of Somalinet Patriotic Movement (SPM)

Re: Xaalad Colaadeed & Cabsi Dagaal Oo Muqdisho Caawa Hareeyay..

Post by sadwiil »

[quote="Ismahan445"]KK

I have not been to the meeting, since I live in CA now. However, members of the toolka were there. All I hear is that sh!t is not going well between the HG and MJs in Minneapolis right now. Its crazy..I mean it doesn't help that its lil' Xamar there and people fight like everyday at the somali malls and other gathering places. Things are really tense in that city right now...and I hear there is a sense of unity within the HG community.[/quote]


yeah thats right, MJs and HGs can't stand each other, but you know whos enjoying this is Abgaal, cuz they act like the middle man between them, they tell the MJs "laaya habraha", and when they with HGs they say "tolkii hawiye"

HGs don't go around Ceder, anymore
User avatar
MJ-Pride
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8362
Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs

Re: Xaalad Colaadeed & Cabsi Dagaal Oo Muqdisho Caawa Hareeyay..

Post by MJ-Pride »

Ismahan How do you know what is happenin' in MN while you are In CA? I am in Minnesota and this city is mostly Pro government. MJ boys in here are really civilized and eventhough they outnumber Hawiye contingent by a huge margin, there is no love lost between Mj and Hawiye boys. I only heard one fight that happened a week ago and it was between OG and MJ guys and it was over. So where did you get this from? Cool
User avatar
Karbaash_killa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
Location: Wisil, Galmudug State of Somalia

Re: Xaalad Colaadeed & Cabsi Dagaal Oo Muqdisho Caawa Hareeyay..

Post by Karbaash_killa »

Ismahan.. is it true dabayaco out number HGz in MN... if so ..some one needs to put them in their place like we done here in London..
Ismahan445
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2457
Joined: Thu Feb 08, 2007 1:54 pm
Location: Galinsoor

Re: Xaalad Colaadeed & Cabsi Dagaal Oo Muqdisho Caawa Hareeyay..

Post by Ismahan445 »

Sadwil

Uff..cedar ahh, war why would HG want to live in that god forsaken low income ugly , dirtyass hood. BTw, abgaal are xoolo, thier opinion don't count in HG's book. If you want HG check out roc city or Eden Praire.


MJ Pride, no need to talk bullshit, my family lives in MN, and Habar Gidir basically owns Karmel Mall, so find as there. It seems to me you been in the wrong place with lower awareness.

KK

Majority of PPl in Minneapolis are Darood, so yea there are alot of pro gov't stooges here. But the city is run by HG...$$$ wise. They own majority of the business in the city. But they are put in their place.
User avatar
Karbaash_killa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
Location: Wisil, Galmudug State of Somalia

Re: Xaalad Colaadeed & Cabsi Dagaal Oo Muqdisho Caawa Hareeyay..

Post by Karbaash_killa »

Ismahan.... i swear my ni99as keep it 100.... rounde ere.. any one talkst that cheap pro ethio.. round here get bottled on the spot Cool

We dont play that dabayaaco shit
qardasay
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 745
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm

Re: Xaalad Colaadeed & Cabsi Dagaal Oo Muqdisho Caawa Hareeyay..

Post by qardasay »

Puntland's agricultural trade come from the South, burn all puntland trucks. Also majerteen bussnessess and farms in the south should be targeted.

c/yousuf "dagaalka waa sii wadaynaa
http://www.dayniile.com/audio/MadaxweyneYusuf.rm
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”