[quote]Hawiye oo dagaalka uga baxay beesha Cayr iyadoo Itoobiyaanka laga gubay Taangi iyo gaari Uraale ah.
Muqdisho ,Khamis, March. 29, 2007 Waagacusub.com
Beelaha Hawiye ayaa dagaalka kaga baxay Beesha Cayr hasse yeeshee dagaalka waa uu soconayaa waxaana wali la isku hayaa Garoonka kubadda cagta ee Muqdisho iyo Xarunta Xisbigga iyadoo halkaas ay ka dagaalamayaan dhalinyaro aad u tababaran oo riixay in guuto dhan oo Itoobiyaana ay galaan.
Mayd fara badan ayaa tuban wadada dheer ee Cali Kamiin ilaa towfiiq,waxaana deb qabsaday buushashkii qaxootiga ku dhawaa Isbartiibada.
Ciidamadda Itoobiyaanka ayaa raxan raxan u socda wadada dheer ee jidka Warshadaha ,waxaana xoogaga ka soo horjeeda ay ka dagaalamayaan agagaarka Machadka Simad,Shiirkole iyo Xarunta Xisbigga.
Laba diyaaradaha dagaalka ayay Itoobiya kicisay kuwaa oo dul heehaabaya Isbartiibada oo ay ku jiraan Maleeshiyooyin u dhashay Beesha Cayr oo si tababar laga dareemayo ula dagaalaya Ciidamadda Itoobiya.
Beesha Reer Xaaji Saleebaan oo lahayd difaaca dhinaca Shiirkole Offishaale ayaa baneeysay Aaga waxaana halkaas wali difaac kaga jira dhalinyaro isku siyaasad ah oo mabda ahaan Itoobiyaanka ka soo horjeeday.
Agagaarka Baar Ayaan iyo Ifka xalane ayaa lagu kala gubay laba gaari oo mid taangi yahay midka kalana Uraale.
Si kastaba ha ahaatee dagaalka waa uu sii xoogeeysanayaa waxaana difaac iyo weerar isku ah guuto uu hogaaminayo Mr Goobaale ,waxaase dad badan iswaydiinaaan sida beelaha kale ee Hawiye uga baaqsadeen dagaalka waloow la sheegay in Hawiyaha uu kala iibsada Cabdilahi Yusuf[/quote]
Waxaan ma yeey Baa
How on earth would you let down your brothers Cayr when you pretty know that YEEY will fuck all HAWIYE.
Walle wadhis khiyanteen
Gari Dhameer baa idhindhambeen.
Bloody treacherous Hawiye.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 33 Replies
- 982 Views
-
Last post by Advocatar
-
- 12 Replies
- 1030 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 15 Replies
- 13056 Views
-
Last post by JSL3000
-
- 8 Replies
- 1194 Views
-
Last post by Arabman
-
- 12 Replies
- 5152 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 3 Replies
- 38 Views
-
Last post by Abmn
-
- 25 Replies
- 2371 Views
-
Last post by metamorphosis
-
- 5 Replies
- 619 Views
-
Last post by Addoow
-
- 1 Replies
- 717 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 61 Replies
- 49410 Views
-
Last post by FarhanYare